Sign in to follow this  
Paragon

Mucjisooyinka Maanta

Recommended Posts

Paragon   

Courtesy of aayaha_nolosha magazine...

 

NIN AY AFDUUBATAY HAWEENEY UU GUUR KA DIIDEY

 

Nin lagu magacaabo Maxamed Cumar oo 37-jir ah oo degan degmada Xamar jajab ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa afduubtay koox dablay ah oo ay soo adeejisay haweeney uu horey u qabay oo ka codsatay inuu dib ugu laabto, balse uu isaguna a diiday. Dablayda ayaa markii la weydiiyey sababta ay u heystaan ninkaa ku sheegay inay ku leeyihiin 3-kun oo doollar, balse mar dambe la ogaaday in xaaskiisii uu furay ay arrinta ka dambeyso, waxaana Isniintii dorraad lagu guulaystay in shuruud la’aan lagu soo daayo. Wariyaheena Yuusuf Maxamuud Warsame(Bidaaye) oo warkan inoo soo gudbiyey ayaa inoo soo sheegay in wiilkaas markii afduubka laga soo daayay uu u baqoolay Magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan si uu halkaa ugu badbaado.

---

 

GABAR TOOGASHO KU DISHAY GABAR SAAXIIBTEED AHEYD OO ARIN QARSOODI AH KA KASHIFTAY

 

Arrin mucjiso leh ayaa ka dhacday xaafadda Taleex ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho kadib markii gabar magaceeda naloogu sheegay Faadumo oo degan carwada Taleex ay toogasho ku dishay gabar saaxibteed ahayd oo lagu magacaabo Xamdi, sidoo kalena dhaawac daran u geysatay gabar kale oo Xamdi la dhalatay oo lagu magacaabo Fardowza. Arrintan ayaa waxay dhacday kadib markii Faadumo & Xamdi oo saaxiibo ahaa ay is khilaafeen kadibna ay Xamdi kashiftay arrin qarsoodi u ahayd Faadumo oo ay labadooda isla ogaayeen taas oo ahayd Meher Faadumo ay la gashay wiil ay saaxiibo ahaayeen, taasina ay ka carootay Faadumo oo qori Ak-47 u soo qaadatay Xamdi oo ku sugnayd Shineemo ku taala Xaafadda Taleex oo lagu magacaabo Shineemada Gabadha. Dhacdadan oo dhacday Jimcihii la soo dhaafay ayaa warku sheegayaa in Faadumo markii ay falka geysatay la waayay meel ay jaan & cirib dhigtay, welina la baadigoobayo.

---

 

13 Jir dhacay Gaari

 

Wiil da’diisa lagu qiyaasay 13 sano ayaa saakay dhacay gaari noociisu yahay HOMY ( Caasi).

Wiilkaani ayaa gaariga ku dhacay xaafada Labo dhagax ee magaalada Muqdisho asagoo sitay Bastoolad dhafoorkana ka saaray darawalkii gaarigaasi waday. Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in gaarigaasi lala aaday dhanka Xararyaale. Source: Ruunkinet

---

 

Wiil gabar muddo uu jeclaa jacaylka ku cidleeyay oo jiro mucjiso leh ay ku dhacday

 

Wiil magaciisa la iigu sheegay Sanweyne oo ka mid ah shaqaalaha mid ka mid ah warshadaha yaryar ee Muqdisho ka dhisan ayaa gabar muddo badan Jacayl kala dhexeeyay oo u baxday degmada Ceelbuur inta uu fasax qaatay ka daba tagay, kadibna reerkeeda oo ay qaraabo ahaayeen ku wargeliyey in isaga & gabadha ay isku ogaadaan oo Xamar uu kula aqal galayo, kadibna ay ka ogolaadeen.

 

Markii la isku soo daray oo Gaariga ay isla soo raaceen ayuu inta Gaarigii uu ka haray wiil Saaxibkiis ah gabadhii soo raaciyey kadibna uu ka dhuuntay, mar ay Muqdisho ka soo baadigoobtayna wuxuu u sheegay inuu ballantii uga baxay oo wiil kale ay raadsato, laakiin maalmo kadib ayay gabadhii ka dul hadashay oo habeen & maalin ka dul qeylinaysay, waxaana markii dambe la saaray Qur’aan. Source: ugaar.com

----

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Originally posted by JamaaL-11:

Courtesy of aayaha_nolosha magazine...

 

.... mar ay Muqdisho ka soo baadigoobtayna wuxuu u sheegay inuu ballantii uga baxay oo wiil kale ay raadsato, laakiin maalmo kadib ayay gabadhii ka dul hadashay oo habeen & maalin ka dul qeylinaysay, waxaana markii dambe la saaray Qur’aan. Source: ugaar.com

----

Ragga shabaqa iyo shaqshaqa watoow is ilaaliya, ama aan idin aragno idinkoo la idinka dhex qeylinayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Ragga shabaqa iyo shaqshaqa watoow is ilaaliya, ama aan idin aragno idinkoo la idinka dhex qeylinayo.

Muraad loooooooooooooooool...oo yaad ka ula dan leedahay hadalkaana?

Share this post


Link to post
Share on other sites
IL CAPO   

Jamaal_11,

taas waxbo ma aha sxb markii loo eego waxaan akhriyey shalay...

 

wiil 17 jir ah ayaa wuxuu xoogay (kufsaday) habar 98 jir ah :eek: :eek: .

 

bal habaar allah ukeenkaas ka waran? ma waxkaluu waayey isaga 98 jirka nafta ka raadin?

 

wallee wax walbo waa la arkay oo la maqlay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

NIN AY AFDUUBATAY HAWEENEY UU GUUR KA DIIDEY

 

Nin lagu magacaabo Maxamed Cumar oo 37-jir ah oo degan degmada Xamar jajab ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa afduubtay koox dablay ah oo ay soo adeejisay haweeney uu horey u qabay oo ka codsatay inuu dib ugu laabto, balse uu isaguna a diiday. Dablayda ayaa markii la weydiiyey sababta ay u heystaan ninkaa ku sheegay inay ku leeyihiin 3-kun oo doollar, balse mar dambe la ogaaday in xaaskiisii uu furay ay arrinta ka dambeyso, waxaana Isniintii dorraad lagu guulaystay in shuruud la’aan lagu soo daayo. Wariyaheena Yuusuf Maxamuud Warsame(Bidaaye) oo warkan inoo soo gudbiyey ayaa inoo soo sheegay in wiilkaas markii afduubka laga soo daayay uu u baqoolay Magaalada B/weyne ee Gobolka Hiiraan si uu halkaa ugu badbaado.

Waxaad beri ka sheekeyso kol beey ku qabsataa. Alloow sahal umuuraha aan ku daro. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ :D kolleey hal ma ahan, laba ma ahan, waa iney ka bataan afar kuwa ku af duubey sxb, nafba kuguma harin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

qisadu maxay tahay?

 

nuunoow, sxboow, waaba raxan raxan. kuwa aniga iskood isoo weeraray, inkastoon dhuumaalaysto, raxan tilmaan weerar ku soo qaaddey, iyo reerka uu soo taxay horey iyo mid soo socota oon hubo..

 

war hadmaad guursan ood hablahan iyo labada un ka dooran unbaa lagu leeyahay.. war haddaanan convenient u arkinna? weestaran baad noqotey baa la leeyahay, ninkii dhamaa ee hidaha iyo dhaqanka cudud ku taageeraayey.

 

...it seems there is little currency in free will and dookh. ninyoow inaan mid ay ku aamusaan ama samraan weeye bilahan inagu soo aaddan, idin Alle. xaajadu waa cakkiran xiligan. it's disturbing my precious peaceful and solitary moments to philosophise.

 

for the last 7 years of my journey towards it, waxaan iska dhaadhicinaayey 'i have ultimately dis-engaged myself from trivial worldy things', even all my body/mind sensors baan tababaray but it seems worldy things do not detatch themselves as you think you did.

 

the end of my own fantastic, beyond the pale voyages into locating the 'eternal truth' within my mortal breast is the only resentment i harbour - laakin i reach a milestone while in that voyage which has given me enough insight to allow jamaal to turn serious, putting a full stop to laid-backness.

 

now i must embrace the 'real world' and be the best husband and father i am easily capable of becoming...

 

i will let them get me in few weeks time, insha-Allah, because i simply can't afford the ransom anymore. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D:D abwaan waaxid, aamusii da critics, oo ghaniimada gacmaha ku gurubso smile.gif

 

 

Hada bal ila soo socodsii aan go'eyga shaalka horey u soo qaatee si aan maalintaas u bururo oon ciyaar iyo waxyaala la kala garan waayo isku daro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

^ :D:D Jamal,trust you to find the funny in anything .Is dhiib marka ;)

 

 

Funny list of event.Wax weeyne baan sugaaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Buux iyo nuune, waa sidaad sheegteen. Miidaamo dhego maleh hadduu malag dhawaaqaayo, baa la yiri. Anna madax madax ayaan u galayaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^adeer nuunoow, wa taan iri:

 

midkii timaha soo qoystay ee madaxa loo xiiray

muskii duleelaba waa in uu maqiiqda maagaaye

waa inuu makkaankii tagoon mairnku siideeyne

uu maalku geeyaa mooradii madowga weyneyde

 

Marka madaxmadaxda weeye, sxb. Taraaraxa yuusan ku sirin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

:D:D Allaylahay runtaad sheegtay, taraarax warkiis ma jiro.

 

waa inuu makkaankii tagoon mairnku siideeyne

alaabtan ayaa i marayso :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this