Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Why Dood wanaag ??

Recommended Posts

Hi All,

 

maxaa looga jeedaa DOOD WANAAG ?? means in af-soomaali keli ah lagu hadlo miyaa mise ??

 

Muxuu kaga duwan yahay Off Topic ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Jbaro, saaxiib qaybtay waa wada af-somali. Marka sidaas ayeey uga duwantahay off-topic waad dhihi kartaa haa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^cajaaib........Soomalida wey iga yaabiyaan...waxaan cusub oo aad ku soo darteen SOL wey ila qaldan tahay maxaa yeelay dad soomaali eh baan wada nahay luqadeena waan wada garaneynaa inkastoo qaarkood eysan qori karin. Laakiin kuwa qori af-kooda hooyo sidey bey ku baranaayaan hadeysan practis gareynin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jalaqsan dear when u say Soomaalidaanaa adigu Maxaa tahay? Non-Soomaali? :confused:

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Jalaqsan abaayo meeshaan in aan ka hor tagno waan rabnay laakiin wee shaqeyn weysay. Marka dhiiga ha isku kicin hana xanaaqin. Waxaa rabtid qor meelkastena fasax baa u tahay. The admin just added this here because they kinda wanna clean the place slowly and make it more civilized. Thats why you see my thread "FOORJO" here because is not civalized because waa wada afsomali specialy mid eesan dadka meeshan soo gala badankood fahmin. Marka iska dulqaado abaayo..

 

Wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilo maxaa ka wadaa? Soomaali inaan ahay maa shaki kaaga jiro? luqada aan ku qorooyo ma chinese baa? iga daa walaashiis dhiiga hadooba i marooyaa 159.9% marka adiga 160% ha iiga dhigin

 

Tuujiye Foorjadi aan waxaan ka waayay off-topic...laakiin waa su'aalee adminka waxaan umaleenaa inuu dadkeena ka qeyb qaadanaayay Foorjo thread inuu kasoo hor jeedo maxaa yeelay topic yaashi kale af-soomaliga lagu qoray muxuu usoo warey jin waayay? maybe the admin thinks we r uncivilised.... dadka qaarkood maskax yaraa, maxaa websitekaan loogu bixiyay Somaliaonline marki kowba?

 

I think this section will cause problems for the admin....isagaaba uugu horeeyo waxa dadka kala saaraya :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Dear u right Somali more than iam, u r 200% Somali, balse waxa aan ka hadlaaayo waxaa weeye dear we tend to say Soomaalidaanaa inaanan annaga aheyd Somali.

 

 

IstacajAn:

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaan ku dhaarannayaa inaan ahay gabar soomaaliyeed oo san shaki ku jirin

 

erayga soomalidaana waxaan u isticmaalaya hadaan quf magaciisa sheego wexey umaleynayaan inaan iyaga criticise gareenayo laakiin erayga soomaalidaan murunka ee kaa yareyneysaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadaba aan micnaha "dood wadaag" idiin yara sharaxo, maadaama aan lafoole macalin ka ahaa..

 

Dood wadaag waxa ay ka dhigan tahay, in ay dhalinta af soomaaliga qora ay halkaan ku wada Doodaan/Murmaan/Isxagxagtaan/Fadhiga ku diriraan/Isku caga jugleeyaan/Dhangalaaso iskala daalaan iyo Isxotxotaan ilaa ey dhalanyarta ingriiska qorta ka soo jiidanaayaan.

 

marka sida aad u jeedaan, faanoole fara kama qodna waxaana na sugeysa xil aad iyo aad u muhiim ah, marka sida aan isku tabaabu sheen laheen ayaa la doonayaa in aan soo bandhigno akhyaareey. Marka waxaan idin oran lahaa halaga soo fakiro arintaa,

 

Umana maleenhayo in ay wax dhibaato ah jiri doonto, maxaa yeelay Ragii musbaarada ku findhicilan jiray oo geela jilaafeen jiray oo birta calashaday baa meeshaan dhooban

 

boqor- jamaal 11(uundisho)

garaad- Baashi

Ugaas-Muraad (alow u sahal)

Islaan-Maskiin Munaafaq (laaye)

xildhibaan-Nuune(caano niido luus cabaa)

Dadka waa badan yihiin laakiinse Garaadooyinkii ayaa iga dhamaaday :D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa ra'yi aad u fiican in la sameeyo qayb cusub oo afsoomaali keli ah lagu hadlo . . . . hadda durba qaar baaa is iloobay oo English dhex gelinaya :mad:

 

Meeshaan waa afsoomaali keli ah,,,,, qofkii wax isla haya badka ha soo dhigo kii kele OFF TOPIC iyo meelahaas ha ku meeraysto . . .

 

and make sure NO ENGLISH at all ,,, NO ENGLISH . .

 

Only Somali . . . Xamari, Waqooyi, Bari, MayMay, iwm.

 

Haye soo wada markaa . . .

Share this post


Link to post
Share on other sites
NoVa   

and make sure NO ENGLISH at all ,,, NO ENGLISH . . Only Somali . . . Xamari, Waqooyi, Bari, MayMay, iwm.

lool ar'kalay hadaa dheheesid Ingariis ma loobahno maa iskaga qortid Somali hade?..yaah...Adigii baaba Ingariis ku dheheesidee' maxaa dadka kale ugu qeelinee sxb.....Anagaa'ba wareernay yaah'....lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

dood wanaag, cajaa'ib.. jalaqsan somali ma aha miyaa, luuq malagaa soo helay adi.. wiilo sidee ku garatay...

 

guys i am sorry but, i'll use english in this forum, and use somali on the english forum, is free country right... unless the admin interveres with my plan and stops me.. but that's my plan for now..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this