Sign in to follow this  
Kulan

loooool gabdha maanta jooga yaa aminaya

Recommended Posts

Kulan   

sanadahan danbe waxaa socda heerar kaladuwan waa xaga gabdhahe gar ahaan kawa guurdoonka ah way adeegsan dhaqamo kalduwan ok somalide markii hore waaay ahay dad isku dhaqan ah lakiin waxaa hada jira dad ismaan dhafsan waayo waxaa iskursanay labo kala dhaqan ah wiil ku dhaqan ah america iyo gabar ku dhaqan ah khaliijka sideey u heshiinkaraan ?dadku haday isku dhaqan aheen waay kaladagayaan hadana waxaa intaa usii dheer gabdhaha qiyaamo war gaabdha somaliyeed maxay ku diiden in ay wilalka somaliyeed in kursadaan waxaa jiro gabdho badan oo gurdsay ajanabi kalduwan haduu maanta wiil somli ah uu ku dhowh wan ku jeclahay waxaay u adeegsanysaa lug oyo lakiin ahdii uu nin jamecan ah uu dhoho wan ku jeclahay wayracaysaa hadaba gabdha aan weydiiye maxaa ku kalifay in ay gursadaan dadka shisheeye?ma waxay wayeen wiil gayangoda ah somali ah?haday joogan dhulal shisheye maxay u iloobaan wadnkooda hooyo walaal dhib ayaan lo fhmin waxaan kahadlay wax yabo aan arkay arintana shaqsi kuma socodo gabduhu yey qala iga fahmin hadii ay ufhmaana ha igraali noqdaan,kulan smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kulan   

talo ayaan rabaa

walayaal waxaan jeclahay gabar gabadhiina waxay itiri waxba kulamawado jacaylkeena lugday ku dhufaday ana kama samri karo marka waxaan rabaa in talo la iga siiyo waayo talo makeeni karo lakiin dadweynaha ayaan karabaa in ay iladaliyaa :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

u r the only solution.

 

main points:

 

BIG TASK

you like her

she doesn't like you

 

solutions:

find out why she doesn't like you

then try to see if u made something wrong with her like not giving her a lift during a ride

 

RAMADAAN KARIIM

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this