Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Indoctrination 101

Recommended Posts

Some quotes from the pamphlet.

 

"Shakina kuma jiro inay haweenku ragga jecelyihiin, inkasta oo jaceylkooda aanu la mid ahayn sida raggu u jecelyihiin haweenka."

 

"Kaacibku waa gabadha quruxda badan ee ay soo baxsanyihiin naasaheeda." [ redface.gif ]

 

brainwashing.jpg

 

brainwashing1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qoraalkaan la socotay that pamphlet.

 

Inkastoo Soomaalida warbaahinta qaarkood wararkooda la aamini karin, it seems it is still believable in this case.

 

[Qoraalka waa tifaftiray.]

 

Maydadka Shabaab oo Waxay u Dirirayaan laga Helay Jeebabkooda

 

Dagaalkii shalay (daraad) ka dhacay Muqdisho oo shabaabka iyo Xisbul Islaam looga riixay goobo badan oo ay haysteen ayaa halkaasi laga helay waraaqo ku jiray jeebabka dhallinta Alshabaab oo ay ku qornaayeen waxa lagu dagaal geliyey ee ay doonayaan.

 

Waraaqahan jeebabka Shabaab laga helay ayaa waxaa diyariyey nin lagu magacaabay C/llaahi Ansaari, waxaana waraaqaha ku qornaa oo lix bog ka kooban quruxda iyo fadliga gabdhaha xuuraylcaynta oo warqadaa lagu sheegay wixii kuso arooray gabdhahaa ee axaadiis ama Quraan ah.

 

Waxaa loo sheegay dhalinta in qofkii jannada gala uu helayo laba xuuralcayn halka kuwa shahiida ay ka helayaan 72 xuuralcayn.

 

Waxaa sido kale loo sheegay in maanta waxa Soomaliyaka socdaa jihaad yahay oo ninkii dagalka ku shahiida uu helayo 72 xuuralcayn. Dhalinta oo ku nool daruufo adag oo laga yaabo inaan qaarkood guur ama nolol wanaagsan arag ama rajo dhaw ka qabin ayaa loo tilmaamay in wixii qofku u noolaa ay ahayd inuu jannada iyo raallinimada alle helo iyo xuural caynta oo uu ka xaroobo rabitanka adduunyada.

 

Waxaa kaloo loo sheegay in xuuralcayntu u xanaaqaan dartood oo ay haatan Alle fadligii jihaadkii Soomaaliya ka dillaacay sidaa darteedna ay Xamar dul heehaabayaan xuuralcayn u baahan rag kasbada. [
:D
]

 

Inta badan dhallinta ay Shabaabku dagaal galiyaan ayaan aqoon durugsan u lahayn diinta iyo nolosha adduunyadaba iyadoo laga waardiiyeeyo inuu gaaro warka culimadii waa weyneyd e Soomaaliya ee xarakaatka Soomaaliyeed aasaasay xataa haba ahaadeen kuwa tayaarka salafiyada ee ay ku abtirsadaan ama kaso jeedaan inta badan ragga haatan Shabaabka hoggaamiya.

 

Sidoo kale inta badan madaxda Shabaabka ayaan la maqal iyagoo shahaadada iyo xuuralcaynta doontay oo safka hore ku dhintay ama isqarxiyey balse waxaa ugu daran in ragga ugu madaxsan ay aad isku qariyaan oo aan muuqadaba la arag ama aysan saxaafadda hor imaan marka laga reebo rag aan muhiim u ahayn oo safka warbaahitna la keen o laga maarmi karo halka ragga lafdhabarta ah ay dhuuntaan oo aysan inta badan safka hore iman marka laga reebo nin ama labo gantaal raadasanayey lala helo mooyaane.

 

Waxaa culimada Soomaaliyeed ee leh aragtiyada kala duwan iyo culimada dunida muslimkaba isku waafaqen in waxa Soomaliya ka jira uusan jihaad ahayn oo u dhexeeya qolo kaligod Muslim ah iyo kuwa gaalo ah waxaase ayaandarro ah in dhallin Soomaaliyeed la qaldo oo iyaga oo xuuralcayn doonaya ay ku dhintaan dagaal Soomaali u dhexeeya oo laguna diidan yahay rabitaanka inta badan ee Soomaalida Muslimka ah oo doonaya in Soomaaliya ka hana qaaddo dawlad Soomaalidu leedahay oo islaam ah balse ku eg xaduudaheeda oo aan caalam kale duullaan ku ahayn.

 

Waxaa kaloo ayaan darro ah in culimada ka hadasha in waxa Soomaliya ka socda jihaad ahayn ama dhiig muslim daadanayo lasoo qaxiyo ama dil lagu handado sida ku dhacday culmo badan oo gudaha Soomaaliya joogtay.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Tollow maxaa naas iyo in dumarka cawradooda la tilmaamo meesha keenay?

 

It seems the pamphlet is catering to, as has been said before, young hopeless men who despise their stagnation and are looking to be part of something. Sexual gratification is merely a part of that enticement.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

And who is to judge?

 

Indeed one who strives to fight the enemy of his country, his faith and people for the sake of Allah shall get rewarded Insha Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who is the 'enemy' of whose country, xaaji? Islaan maskiin ah gurigeeda kasoo toostay iyo barbaarteeda, suuqa dhuxul ku gadeyso hub lala dhaco ama la isku qarxiyo, markee ku geeriyootana la yiraahdo "teeda wey qorneyd."

 

Ma qoftaas 'enemy' ah?

 

And some few men have 'exclusive' right to interpret the faith and do as they see fit miyaa, too?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Originally posted by Gabbal:

Tollow maxaa naas iyo in dumarka cawradooda la tilmaamo meesha keenay?

 

It seems the pamphlet is catering to, as has been said before, young hopeless men who despise their stagnation and are looking to be part of something. Sexual gratification is merely a part of that enticement.

It's in the Quran bro: wa ka'iba atraba

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Fabregas:

quote:Originally posted by Gabbal:

Tollow maxaa naas iyo in dumarka cawradooda la tilmaamo meesha keenay?

 

It seems the pamphlet is catering to, as has been said before, young hopeless men who despise their stagnation and are looking to be part of something. Sexual gratification is merely a part of that enticement.

It's in the Quran bro:
No, it is not. Yusuf Ali says:

 

78:33 Companions of equal age;

WakawaAAiba atraban

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

It's in the Quran bro

The Qur'an is of minimal concern to him and his kind. You'd be better of telling him Mudane Taano and Mudane Hiirale said so.

 

His grudge against Mujaahideen'ta goes back to '06 when they whipped Hiiraale and humiliated Hiiraale's clan militia. They repeated the same feat in '07 and '08. Thrashed three times over in three years. Hence, his evident frustration.

 

And so now, like the lowborn guun he is, like the cowardly welfare-consumer he is, he boils down the noble motives and inspiration of the triumphant mujahideen to 'sexual gratification'.

 

MMA is only marginally better in that he has no clannish sentiments, laakin jaahil'nimada iyo ducfiga, iyo frustration'ka way ka simanyahiin.

 

Routed in the battlefield of men, be it the arena of combat or ideas, they resort to cheap tabloid gimmicks and sensationalism.

 

Ciil iyo caro la dhinta. Hadaa cirka oo boodaan oo madax dhul'ka ku garaac'thaan, Halgan'ka woo soconi, Gobonimo'na waala gaari, inshallahu tacaala.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

He translated the Qur'an into English. It is official English translation of the Qur'an by the Saudi government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Kashafa, notwithstanding your usual juvenile immaturity, are you also in it for the sexual gratification? Perhaps the need to feel to belong to something? A sense of ownership and power?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this