Sign in to follow this  
Nur

Xadiith Dheer oo Yaab Badan! ( Waa Daciif)

Recommended Posts

Nur   

Walaalalayaal

 

Xadiithkan waan tirtiray sababtoo ah in laga soo xaqiijiyey culimada inuusan aheyn Xadiith saxiixa ah inksatoo faaiidoo badan ka muuqato, Allah ayaan ka baryeynaa cafis haddaan ku degdegay qoraalkiisa iyo tarjumaaddisa, asaga ayaa ka warhaya laabteenna waxa ku jira, hanagu manneystoo deeqsinnimadiisa. Amin

 

 

Nur

 

 

-----------------------------------------------------------

 

Kuwa iga da' weyn waa iga ajar badan yihiin, kuwa iga da' yar waa iga dambi yar yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Adna   

slama claykum

 

maashaa'alaah jazaakal kheyral jazaa for sharing with us this long xadiith run ahaantii waxyaabo badan ayaa laga faa'iideysan karaa if we pay attention close to the xadiith.my allah will reawrd you for sharing with us this xadiith.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sabha   

Salaam brother and sisters

 

Jazalaallah kayar brother for sharing the hadith with us. may Allah reward you for remiding us the deen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Batuulo   

a/c wr wb

 

Ya akhil karem Nur: Jaz-zaaka Allaah khair.. waa hadith aad u faa'ideo badan dhan walba.. I Appreciate you.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nur   

Walaalayaal

 

Xadiithka sheytaanka waxaa la soo xaqiijyey inuusan aheyn xadiith saxiix ah ( Sheikh Bashiir) ooy isoo gaadhsiisay walaasheen (UKHTII), sidaa darteed waan tirtiray, Allaha ku sugo addimaheenna waddada toosan, Amin.

 

Nur

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ukhti   

Assalamu calaykum waraxmarullaahi wabarakaatuhu!

 

Masha Allaah Nuur waa kusalamay walalo Allaah hakaa raali noqdo Aamiin sida aad khayrka ugu dadaaleysid Jazzakallaahu khayr, khayran jazza!

Assalamu calaykum waraxmarullaahi wabarakaatuhu!

 

Ukhti

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this