Sign in to follow this  
Gar-haye

Ethiopia to the rescue

Recommended Posts

Gar-haye   

Ciidamo Ethiopian ah Oo ka soo baxay Maanta Magaalada B/Weyne kuna sii jeeda degmada Buula burde ee Gobolka Hiiraan.

Submitted by wararka on Mon, 03/31/2008 - 16:49.

 

Muqdisho.29March. 08 (Sh.M.NetworkM.Network)-Ciidamo Ethiopian ah oo ka soo ruuqaadsaday xerada Jande kundisho ayaa waxa ay ku sii jeedaan dhinaca iyo degmada Buula burde ka dib markii maanta uu ka dhacay dagaal culus oo gacan ku haynta degmada ay la wareegeen ciidamada Midawga Maxkamadaha Islaamka.

 

Wararka Caawa naga soo gaarayo magaalada B/Weyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Ethiopia ee fariisinka ku leh xerada Jande kundisho ay ka soo amba baxeen iyagoo ku sii jeeda degmada Buula burde ee Gobolka Hiiraan.

 

Dadka deegan degmada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa Caawa waxa ay ka wal walsan yihiin ciidamada Ethiopia ee ku soo food leh sida la sheegay degmada Buula burde xili kooxaha ka soo horjeeda DFKM ay ku sugan yihiin degmada, waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in ay ka cabsi qabaan in uu dagaal markale uu ka qarxo degmadaasi.

 

Dhinaca kale Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Daba geed, ku xigeenka dhinaca amaanka ee Maamulka Gobolka Sh/Dhaxe Maxamed Cumar Jaandhay iyo Mas’uuliyiin kale oo gacan ku haynta degmada ay kala wareegeen dagaalyahanada Maxkamadaha Islaamka ayaa waxa ay gaareen deegaanka Yasoooma oo 135 KM u jirta degmada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan.

135 km in such short time.. thats amazing, these fellows should be nominated to repressent somalia in the olympics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Most likely these Xabashi troops will come to town empty of Insurgent troops.

 

The new strategy employed by the insurgents is paying off handsomely.

 

 

Dabageed orodkaa ka dhammaaday :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

quote:There's a war goin on outside, no man is safe from

You could run but you can't hide forever

from these, streets, that we done took

You walkin witcha head down scared to look

You shook, cause ain't no such things as halfway crooks

They never around when the beef cooks in my part of town

Share this post


Link to post
Share on other sites

135 km in such short time.. thats amazing, these fellows should be nominated to repressent somalia in the olympics

:D:D

 

 

This reminds me of Gen. Morgan when he ran away from his house in Hargeisa and reached the airport in few minutes isagoo kabo la' ,,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this