Sign in to follow this  
Suldaanka

Excerpts from Yey's address to wary Puntlanders

Recommended Posts

 

 

" Waxay ila tahay in aad og tihiin nimanka Jabuuti waraaqaha ku kala saxiixday iney dhamaantood isku beel yihiin, **Reer Mogadishu**[inserted] qaarna mucaacad iska dhigay qaarna muxaafad iska dhigay, waxay iyagu isa siiyeen 275 kuri baarlamaan, kii horena qeyb bey ku leeyihiin, arrintaasi maaha mid la qaadan karo, waa in la helaa qaab kale oo looga hor tago soo laba-kacleynta iyo isbalaarinta **Rer Mogadishu**".

 

" Dowlada Itoobiya waxaanu la lahayn xiriir wanaagsan, hadaanu nahay reer Putland, waxaan aaminsanahay xiriirkaasi weli waa jiraa, Itoobiya nama dayicin, waxaase jira culeys kaga yimid dhinaca reer galbaadka, runta markaan idiin sheego waa leynooga dheereeyey reer galbeedkii,
waxaana guul-darradaas keenay ninkii **Rer Laascaanood**[inserted] ee ina Jingeli
eed idinku ii keenteen in aan ka dhigo wasiir dibedeed, weligey ma shalaayin laakiin arrintaa waan ka shallaayey".

 

" Maanta Putland waa ka go,doon Soomaaliya iyo reer galbeedkaba, waxaadna ka garan kadhaan waxa ka socda Jabuuti, Hade anigu xiniinyahayga waan dadaaley, adinkana waxaan idinku dhaliilayaa inaad wax badan ka gaabiseen, talaa loo baahan yahay, talaa loo baahan yahay, talaa loo baahan yahay"

 

 

`Maanta anigu da` baan joogaa anigii ayaaba teyda la ciir ciiraya oo halkaan gaari doono aan la ogeyn,
laakiin mid ogaada **Rer Mogadishu** eed baynu ka galnay oo Itoobiyaan baan maatidoodii ku leynay
, maanta iyagii oo aanan Xabbad inooga guuleysan ayeey siyaasad inagaga guuleysteen, halka iminka loo socdana waa in baarlamaanku isugu tago Baydhabo deetana la ansixiyo heshiiskii Jabuuti, kadibna baarlamaanka laga dhigo 550 xubnood, beesha caalamka ay taageerto Sheekh Shariif sidaana looga dhigo madaxweyne, iyagu dan kasta ha ka lahaadaane, laakiin innagu markaa waa in aan is abaabulnaa oo aan ka shaqeynayaa sidii aynu siyaasaddaas u kala furfuri laheyn, waxaadna ogaataan in ****** aanu maanta ******* kale u ciil qabin balse uu u ciil qabo *****, marka waxaan idin oran lahaa midooba, oo isku tashada anigu bil sii dhaceysaan ahaye``

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is just the excerpts of what the old man said isn't it ??? ,, not obsession at all. The Col is the one repeating the word not Suldaanka.

 

 

So the supposedly President is not turning to be a clan leader eh ?? ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this