Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland Troops make base in Widhwidh

Recommended Posts

Saalax   

Hargeisa(Ramaas) May 21, 2010 - Ciidamada Qaran Somaliland ee ku sugan jiida hore ee Gobolka sool, ayaa lagu soo waramayaa in ay gaadheen Degmada Widh-widh ee Gobolka Sool, halkaas oo ay fadhiisin ka samaysteen.

 

Ciidanka Somaliland ee gaadhay maanta degmada Widh –Widh oo watay gaadiidka dagaalka iyo hub culus oo kale, ayaa la sheegay inay halkaas ku gaadheen si nabada ah, iyagoo aan la kulmin wax carqalada ama iska horimaad ah, ayaa waxa ay degeen badhtamaha Magaalada Widh-widh.

 

Degmada Widh-widh oo 30- Km u jirta Magaalada Buuhoodle, ayaa la sheegayaa inay si nabad ah ku dageen degmadaasi.

 

Gelintaanka ciidanka qaranka ee Somaliland ee Degmada Widh-Widh, ayaa qayb ka ah dhaqdhaqaayo ay ciidamadaas ka wadeen gobollada Bariga Somaliland, oo ay ku adkaynayaan amaanka goobaha kaadh bixinta oo beri la filayo inuu wejigii labaad dib uga bilaabmo guud ahaan dalka.

 

Dhinaca kalena, dagaalada Maanta ku dhexmaray dadweynaha Magaalada Buuhoodle iyo Ciidamo Itoobiyaan ah, wararkii u dambeeyey ee naga soo gaadhay Magaaladaasi sheegayaan inuu caawa fiidkii qaboobay dagaalkii maanta halkaasi ka dhacay.

 

 

 

Ramaasnews Desk

 

Hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somaldiidk(xabashida iyo snm) waa cadowga kowaad Somalia, waana laga xoreenayaa dhamaan dhulka soomaalida sida widhwidh, laascaanood, Burco, Hargeysa, Barbara

 

 

Insha Allah amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Dalmar, actually cadowga soomaaliyeed wa SSC who want to create chaos and instability inshallah they will be tamed back to their place.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaqiiqda iyo runta hadii laga hadlo cadowga soomaalyeed waa somalidiid, Somalidiid want to divide and kill innocent somali people and create wars inside Somalia. Insha allah somalidiid will be defeated, and all Somalia including northwest region will be liberated from Somalidiid

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Dalmar, SSC started it's their own fault they fired shots at over the border at the troops who were stationed in the buhoodle - gaashaamo district side when they had some misunderstanding of the 70 trucks which was taken earlier to gaashaamo, then the ethiopia troops reacted to the shots fired by the buhoodle militia and attacked the city, so i say it's their own fault mac sonkor, about where is General Saado Cali? the woman who made the many war encouraging songs bal maanta mixi ka faeeday? ee sheeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this