Sign in to follow this  
xiinfaniin

Laments for the flag.

Recommended Posts

Haddaad calanyahow lihiinsi lahayd

Haddaad layr-xorriyiyo leecaansi lahayd

Haddaad layr bixiyo mar laambad lahayd

Leeg-leegsiyo laafyo-tuurid lahayd

Rag kuu lagdamiyo libaaxyo lahayd

 

Haddaad lixdankii lix saac ku lahayd

Oykowda luuliyo libtaada lahayd

Mar qura laba gobol lagaa wada suray

Shacabku laxawgii dhigoo mar wada laday

Oo fannaankaagu luuqda laba shubay

 

Libintii calanyahow laguuma gudine

Shacabkaagii lunyoo iswada laa

Luf-luufkiyo laydha kala raac

Oo lakala goosay labadii beelood

Laacinkii lixdankii lur loo celiyyaye'e

 

Hadday talo lawyihii dhigatoo

Soomaalida xaal lagaa siinoo

Liilkii xarigaa kor kuu lalinoo

Ee Liiban cawalow markale lulo

Laxayso cawale oo markale lulu

Soo laad-laadso oo markale lulo~~

.

 

^^Aamiin.

 

 

I love it! There, without a doubt, exists some artistic originality. The author of these rare verses offers apology to the blue flag on behalf of his generation. He submits his deepest wish to see the flag fly high again in Somalia’s blue sky. After all, it’s the upside downing of the flag that really got him, and compelled him to compose these deep verses!

 

Calankii qurxoonnaa markii kii Amxaarka lagu lammaaniyey baa mindhaa gabyaagu carooday!

 

Thanks yaa Kilwe!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this