Sign in to follow this  
Rokko

The President of Barakaat Bank assassinated in Mogadishu

Recommended Posts

Rokko   

Madaxii bangiga Barakaat Cabaas Cabdi Cali oo caawa Muqdisho lagu dilay.

 

October 13, 2004. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.

Madaxii bangigii shirkadda Barakaat Cabaas Cabdi Cali ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho. Marxuum Cabaas oo ay dileen dabley hubeysan caawa fiidkii isagoo ka soo baxay masaajidka dabaqeyn ee ku yaala xaafadda SOS ee Muqdisho ayaa loola cararay isbitaalka halkaasi oo uu ku geeriyooday. Marxuum Cabaas oo la sheegay inay ilaalinayeen labo dabley ah ayaa u socday gurigiisa markii ay kooxda hubeysan rasaasta ku fureen. Alla ha u naxariiste Cabaas Cabdi Cali, bari ayaa lagu aasi doonaa magaalada Muqdisho.

 

HornAfrik.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this