Sign in to follow this  
General Duke

Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod

Recommended Posts

2222.jpg

30soma600.jpg Daawo Video Mudaharadyadii ka dhacey Lascano

27 Oct 27, 2007 - 3:44:38 PM

 

DAAWO: Bananbaxii Laascaano

 

Muqaalkan ayaa Radio Garowe/Garowe Online waxaa u suurtagaley in Videa ka soo qabtaan mudaharadyadii ka dhacey Laascaano[21 Octber, 2007] kuwaas oo looga soo horjeeday qabsashada Somaliland.

 

Mudahraadyadan oo ay wadooyinka magaalada dhagax iyo taayiro ku gubayeen dad badan oo careysan kuwaas oo gabi ahaanba joojiyay isu socodkii.

 

banaabaxaan oo keenay dhimasho dhaawac ayaa ciidamada Somaliland waxaa ay xirxireen dad gaaraya 50 qof kuwaas sida wararku sheegayaan loo gudbiyay xabsiga Mandheera.

 

Dadkaan careysan oo magaalada jidadkeeda dhigayey dhagax, taayiro gubanaya iyo qashin kale ayaa waxaa u suurtagli weyday ciidamada maamulka Somaliland in nay xakeemeyaan.

 

Waxaan ka cududaarneynaa muqaalka oo aad u wanaagsaneyn kaas oo ay sababtey amaanka oo aan wanagsaneyn iyo duubida oo u dhaceysay si qarsoodi ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: Anti-Somaliland riots in Las Anod (YouTube video)

27 Oct 27, 2007 - 9:18:11 PM

 

Watch the video here (Brought to you by GaroweOnline.com)

 

LAS ANOD, Somalia Oct 27 (Garowe Online) - GaroweOnline.com is pleased to present its readers with a video recorded on Oct. 25 in Las Anod, capital of Sool region (north Somalia). Troops from the breakaway Somaliland region evicted Puntland security forces from Las Anod on Oct. 15.

 

But locals, opposed to Somaliland's aspiration for independence, protested and closed off the major paved road in town.

 

In the video, locals are screaming "We don't want Somaliland" and "No clan can rule another clan." Burned tires and other debri are scattered along the main road.

 

The day's riots led to at least 1 death and the arrests of more than 50 people by Somaliland forces.

 

To this day, Somaliland troops have not entered Las Anod for fear of clashing with residents. Pro-Somaliland clan militias are inside the town, but there is no functioning administration. Las Anod was reportedly calm today (Saturday).

Share this post


Link to post
Share on other sites

25 Oktober waa maalin madow oo wiilashii Reer Laascanood gacanta loo gashay News/Articles

 

Waxa soo if baxay khilaaf soo kala dhexgala calooshood u shaqaystayaashii cadowga Soomaalidiidka ku soo hogaamiyey magaalada taariikhda u leh halgankii xoriyad doonka

Soomaliyeed ee Daraawiidheed caasimadana u ah gobolka Sool ee Laascaanood

 

Waxaana sababay khilaafka ka dib markii shacabka geesiyaasha ah ee reer Laascaanood kala hor yimaad kacdoon ka dhan ah soomaali diidka kasoo duulay Hargeysa kuwaasoo samaystay maro ay ku magacaabeen Calanka Soomaaliland is kuna deyey inay marada ka dhextaagaan magaalada Laascaanood oo ah hooyada halganka soomaaliyeed iyo xoriyada aynu maanta harsanayno iyo Calanka quruxda badan ee Buluuga ah dhexdana kuleh shanta gees.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaladda Magaalada Laascaanood Oo Degan Ka Dib Iska Horimaad Ka Dhacay Maalintii Shalay .

Posted to the MOL October 26, 2007, 6:21 am

 

Xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa maanta degan ka dib markii maalintii shalay iska hor imaadyo dhimasho sababay ay ka dhaceen .

Waxaa manata caadi ku soo laabtay isu socodkii dadka iyo gaadiidka iyo waliba dhaqaaqii ganacsi , iyadoo magalaada laga dareemayo dhanka kale diidmo ku aadan maamulka Soomaaliland .

 

Iska hor imaadkii shalay ayaa dhex maray ciidamada Soomaaliland oo magaalada gudaha u soo galay iyo maleeshiyo beeleed halkaasi ku sugan .

 

Waxa uuna iska hor imaadkaasi dhaliyay geerida laba ka mid ah askarta Soomaaliland iyo dhaawaca afar qof oo rayid ah kuwaasi oo ay haleeshay rasaastii la is weydaarsanayay .

 

Ciidamada Soomaaliland ayaa horay u sii ka xeystay tiro 50 qof iyadoo aan faahfaahin laga hayn xaalada dadkaasi, waxaana la sheegay in dadkaas maxaabiis ahaan loo kaxaystay lana geeyay xabsiga ee weyn ee Mandheera oo dawladii kali taliska ahayd ahayd ay maxaamiista SNM ku guri jirtay.

Waxaana magaalada ka dhaca banaanbaxyo xoogan oo lagu diidan yahay maamulka Soomaaliland iyadoo dhanka Puntland-na ay ka socdaan dhaqdhaaqyo ciidan oo xoogan oo lagu doonayo in lagu soo celiyo gacan ku hayntii Laascanood .

 

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magaalada Laascanood oo weli ku Jirta Mar xalad dagaal iyo mudaharaadyo ay bulshadu weli abaabulayaan iyo S/L oo weli xabsiga ku haysa dad ay qabsadeen

 

Laascanood:Magaalada Laascanood ee xarunta Gobolka sool ayaa wayahan dame waxaa ay ahayd xero ay ku soo dulaan Maamulka waqooyiga Fog ee ka amar qaata ciidanka La magacbaxay Somaliland oo fadhiisinka ka dhigtay duleedka Magaalada Laas canood ee gobolkaasi sool,

 

iyadoo ay wararka hada naga soo gaaraya Magaalada Laascanood ay shegayaan in weli ay shacabku ka wadaan meelaha ay ku sugan yihiin Kooxa Dahir riyaale ee Somali diidka ahi Mudaharaadyo Balaaran iyo dibad baxyo a ku dalbanayaan shacaka reer Laascaano in ay Maamulkawaqooyi isga baxaan magaalada laascanood oo ay ka dayaan gardarada qaawan ee ay kula soo xad gudbayaan shacabka ayaa waxaa ay rabshadahan mudaharaadka ah la beegsanayaan xarumaha iyo hudheelada ay ku sugan yihiin kooxa ka soo jeeda Maamulka Waqooyi ee uu hogaanka u yahay Dahir Riyaale.

 

Dhinaca kalena dhawaan ayaa waxa ay qadeen Dulaan wuxuush nimo ah Xukuumada Waqooyi ka si oo ay ku qabsadeen Maxaa biis maxaa biistaasi oo ah dad masakiina oo ka mida Qayabaha Bulshada ee Magaaladaasi laascanood dadkaasi ay maxaa biista ku shegeen Somaliland ayaa waxaa ay isugu jiraan dad aad u awood yar oo kala ah Caruur Hawen iyo Weliba dhalinyaro kale oo lugu qabtay Markaasi iyagoo ka cabanaya Maamulka Waqooyi oo diiday in la gubo calanka Qaranka Somaliyeed ee astaantiisu ay tahay Buluuga iyadoo Maamulka Somali diidka ahina uu xabad iyo Rasaas uu hoos u dhigayo waqtigaasi uu la beegsaday Shacabka.

 

Dadkan maxaa biista ah ayaa waxaa ay iminka ku xiran yihiin Xabsiyada Magaalada Burco waxaana ay tirada dadkaasi kor u dhaafaysaa in ka badan ilaa 51qof oo isugu jira Haween iyo Caruur iyadoo ay arintaasi ay timid ka dib markii Maamulka Pntland isimadiisa wawayni ay Dalbedeen in somaliland iyadoo raaliya ay ka huluusho Gobolkaasi sool iyo sheegashadiisa.

Maxamed Axmed Ciise

 

 

Bosaso dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Laascaanood: Somaliland oo saaka guryaha Laascaanood Baareysa & Dadka laascaanood oo Rabshado dhigaya.

27. oktober 2007

 

Laascaanood(AllPuntland)- Ciidanka maamulka la baxay Somaliland ayaa saaka ka bilaabay gudaha Magaalada Laascaanood baaritaano ay ku baarayaan sida ay sheegayaan wararka laga helayo ,guryaha kuyaala gudaha Magaaladaasi.

 

Ciidamada soo duulay ayaa waxa ay adeegsanayaan gaadiidka Maxaabiista oo fara badan iyo kuwa dagaal ee qoryuhu saaran yihiin ,ayagoo baaraya dadkii rabshadaha magaalada ka dhigayay maalmihii ugu danbeeyey.

 

Dadka ka soo horjeeda ciidanka deegaankooda qabsaday ayaa muujinayey maalmihii ugu danbeeyey dibadbaxyo ay ku dalbanayaan in ay ciidankaasi iskaga haajiraan deegaankooda ,ayagoo ku tilmaamay ciidamada uyimid kuwa ay soo hogaamiyeen dad aan udhalan gobalka Sool.

 

Mid ka mid ah dadkii dibaxdyada dhigayay oo magaciisa ku sheegay Maxamed Cabdi Waraf ayaa Shabakada AllPuntland usheegay in rabshadaha wadayaan ilaa inta ciidanka Daahir Riyaale Kaahin ,ay ka baxayaan gudaha gobalka Sool.

 

"Waxaan wadaynaa rabshadahaan waana nagu waajib in aan muujino codkeena ,sababtoo ah waxaa na qabsaday ciidan ka soo duulay Hargeysa iyo meelo ka shisheeye ,hadii ay Somaliland sii wado qabqabashada dadka ayna soo celin dadkii la qabtey waxaa dhicirka falal xun-xun" Ayuu yiri Maxamed Cabdi Waraf.

 

Saaka ayaa ciidankaasi waxa ay howlaha ka bilaabeen xaafada Waqooyiga Magaalada ,halkaasi oo ah meesha ay joogaan dadka ugu badan ee ka soo horjeeda Maamulka la baxay Somaliland.

 

Dadweynaha inta badan dhigaya Mudahaadyada ayaa ka soo horjeeda ciidanka magaaladaasi la wareegay 15-Bishan ,waxa ayna muujiyaan codkooda ayagoo markaasina dalab ujeedinaya dowlada faderaalka ee Soomaaliya iyo Maamulka gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

 

Xukuumada Puntland oo ciidankeeda kala soo baxday Magaalada Laascaanood 15-Bishan,ayaa waqtigan isku diyaarineysa in ay dib ugu laabto gudaha Magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool.

 

Faarax C/qaadir Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Secessionist Militia being fought in every alley of Lascaanod

Such an original title, Duke!!

 

We are not worried about few kids throwing stones here and there, the main thing is that the back of the Puntland melitia has been broken. And that is what counts on the ground.

 

Somaliland's pursuit of settling the case in peaceful means has been translated by many as lack of action and cowardice. I am sure Mr. Cadde Muuse, former petrol station labourer, will not be making hasty and foolish military provocations as before. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer, I took your latest action as the highest level of cowardice.

 

Trust me the secessionist know deep down they made the wrong move and united all of us.

 

Thanks Riyaale,

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ :D

I know the level of devastation suffered by the Puntland melitia was so great that you leaders are crying "Tolaayey" even on public radios around the world. There was this minister the other day on SBS radio here in Melbourne, Australia. I thought I was the only one disgusted by the croc-sized tears that man shed on radio, the Radio Host himself (a puntlander) was shocked beyond belief.

 

An old Somali adage goes: Afka-nool itaal baranbaro. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer, we are ready to loose much more for LaasCanood. Remmeber how much we paid to liberate Galkacyu from Aydeed a much more powerful warrior than the Riiyaale and Co.

 

Trust me we are ready to pay a major price, but are you ready?

 

Adeer, we will reclaim every inch of our land.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Qaranka Somaliland oo isku duuban ayaa dhulkiisa difaacaya.

 

Dagaal anagu qaadimayno laakin ninkii dagaal soo qaada jawaabtiisa ayuu helayaa mar walba. That is the bottomline.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer, when the war kicks of it will not be a simple thing, as for Somaliland I dont doubt they fight well in Burco-Hargaysa, but this country is ours.

 

Thus dont get confused, in SSC they burn your flag and hate your love for the British masters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Sxb, Somaliland xadkeeda waa la yaqaan. Wixii ka shisheeya xadka, waliba duco ayaan idinku darayna idinka ayaa iska leh, laakin dhulkan xadkiisa waa muqadas.

 

Xadku reer-reer malaha ee waa xeer international ah.

 

----

Markay ciinka daaqdaan

Dabka ugu xiddigiyaa

Nin dumaala baan ahay

Degel fule ka bara kacay

Nin ku diirsadaan ahay

Maalintay u daran tahay

Marka daawad lala tago

Nin didsani iskaga hadho

Annagaa ku dirirnoo

Halka daranku dhicinoo

Sida loogu dabar go'ay

Deelley ka tirinnee

Nin debcow dhan uga guro

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this