Sign in to follow this  
General Duke

Prof Cadow: we are ready to talk to the TFG , why now?

Recommended Posts

SANCA: Prof. Ibraahim Xasan Caddoow|: "Waxaan ogol-nahay inaan wadahadallo la galno dowladda FKMG"

Posted to the Web Jan 08, 07:56

 

 

Sanca (PP) – Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa waxay daboolka ka qaadayaan in Ibraahiim Xasan Caddoow oo maxkamadaha u qaabilsanaa dhanka Arrimaha dibadda uu ku baaqay inay wadahadallo la yeelanayaan dowladda federaalka.

 

Ibraahiim Xasan Caddoow oo ahaa sarkaalkii sidan badan u diiddanaa inay dowladda federaalka la hadalaan ayaa u sheegay wakaaladaha wararka qaarkood inay ogol yihiin inay la hadlaan Dolwadda Federraalka Soomaaliya si loo dhameeyo dagaallada halakeeyyay Soomaaliya.

 

Sarkaalkaan oo warbixintaan siiyay wakaaladda wararka ee Yemen SAPPA ayaa wuxuu sheegay in aan loo baahnay in dagaallada la sii wado, balse ay ka wanaagsan tahay in la dhammeeyo khilaaf walba oo keeni kara inay dagaallada sii socdaan.

 

Maxkamadaha ayaa waxay ogolaadeen inay wadahadallo la qaataan Dowladda iyagoo aan gacanta ku hayn hal magaalo oo ka tirsan dalka Soomaaliya, waxaana la ogyahay inay diideen iyagoo gacanta ku haya 7-gobol oo dalka ka tirsan iyo weliba laba magaalo oo ka tirsan Gobolka ay dowladdu dagganayd ee Bay.

 

Wararka ka imaanaya Yemen ayaa Waxay sheegayaan inay ku sugan yihiin sidoo kale Yemen xubno ka tirsan Maxakamdaha Midoobay oo la sheegay inay yihiin saraakiil sarsare oo magacyadooda la qariyay.

 

Axmed Abul-Qureyb oo ah wasiirka Dibadda ee Yemen ayaa sheegay inay dowladdiisu ku dadaalayso inay wadahadallo cusub u furaan Maxkamadihii laga awoodda badiyay iyo Dowladda Federaalka oo gacanta ku haysa gobollada dalka oo dhan.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

As muslims they should've negotiated with the TFG. But they believed they had the upperhand and took their chips and rolled all in. They lost and in todays predicament hold very little say.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Indeed, this man Cadow was one who daily insulted the TFG and said they would never negotiate with the "group in Baidoa" now he says he ants t talk to the "Somali government" how things have changed.

 

They arrogantly refused President Salax's attempt at mediation a month back on the even IndaCade was making all the noise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Negotiate with t.f.g or the thousands of ethiopian troops that had encircled the country?

 

Negotiate with the t.f.g or the Ethiopian Government which said it had made all preparations for war?

 

Negotiate with the t.f.g

or the ethiopian parliament which had passed a bill supporting military action against the islamic courts?

 

As muslims the t.f.g should have not lied when they came to the negotiating table by claiming that, firstly, there where no ethio troops and then claiming there where only a "few trainers".Not only where they deceiving the islamic courts but the somali public.

 

As muslims the likes of professor mujahid cadow and sheikh mujahid indhacade should have stayed true to their word and died on the battlefield.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Indeed, but they ran for cover, IndaCADE fled the first day after his set back. It was the kids who died on the battlefield while Cadow, IndacADE and others ran fr cover.

 

War was not as fun as they belived, war is never fun.

 

Captain Xalane, Youa re right , I dont see what to negotiate for, they lost every town, city and district. They started this war, lets never forget that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Wadaad_Waranle:

As muslims the likes of professor mujahid cadow and sheikh mujahid indhacade should have stayed
true
to their word and died on the battlefield.

:D:D:D

 

Need not say More. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

I dont see what to negotiate for, they lost every town, city and district. They started this war, lets never forget that.

General Duke, this only shows how sick in the head they are.They kill all their boys and now they want peace.Why didn't they take peace when they were begged to take it?No Peace and no amnesty for them,infact,they should be shot on sight.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Waa naasiib daro...markii kumaan wiilaal ah oo mustaqbalkoodii ka horeeyo,ay miidaamiyeen ay in nabad ka hadlaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It was all about power, the courts belived they had the strength to control the country.

 

Cadow: "waan la hadleynaa DF"

8 Jan 8, 2007, 10:17

 

Maddaxa arrimaha dibada ee Golaha Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed Prof. Ibraahim Xasan Cadoow oo ku sugan magaalada Sanca ee dalka Yeman ayaa u sheegay Wakaalada wararka ee Yemen inay dhinacooda diyaar u yihiin wada xaajood ay la galaan DF, isla markaana dhinacooda mar walba ay ka shaqeynayanaan danaha Ummada Somaaliyeed.

 

Prof. Cadoow ayaa beeniyay in dhinacooda laga awood roonaadaay isagoo sheegay iney iyagoo fiirinaya danaha ummada Soomaaliyeed ay isaga baxeen goboladii ay ka talin jireen, isla markaana dhawaan ay Somalia kusoo noqon doonaan, laakin aysan rabin dhiig dhulka Somalia mar kale ku daata.

 

"Waan ogolnahay inaan miiska wada hadalka aan la fariisano DF, mar walbana cida nabada jecel waa Maxkamadaha", ayuu yiri Prof. Cadoow.

 

Wakaaladan wararka ayaa sheegtay in Yemen ay ku sugan yihiin labo Mas'uul oo sarsare oo ka tirsan Golaha Maxkamadaha waloow aan magacyadooda la shaacin.

 

Horey ayay aheyd markii wasiirka arimaha dibada ee dalka Yemen Dr. Abubakar Al-qurabi uu sheegay in xukuumadiisa ay ka go'an tahay sidii ay u sii wadi laheyd nabadeynta kooxaha isku haya dalka Somalia.

 

Cabdi Fatax Axmad,GO

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Duke .....

 

 

Its good idea for the TFG to talk to iuc dont let the military advantage blind you , its essential step for disarment of population of xaamar .

 

Residents of xamar would welcome the TFG and support it , hostile between tfg and and residents will end , tikrey troop will not be needed anymore.

 

significant of these mens to join TFG is that disarment will be achieved without bloodshed

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^It makes no sense, the TFG is already in talks with elders, political leaders and religious parties like Ahlu-Sunna, Al-islax and others.

 

Thus the clans who make up the TFG are in talks, as well as the serious religious bodies who never wanted war in the first place.

 

How can the government hold talks with the clan courts millitia, who two weeks ago attacked Baidoa with the aim of destroying the TFG?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^It makes no sense, the TFG is already in talks with elders, political leaders and religious parties like Ahlu-Sunna, Al-islax and others.

 

Thus the clans who make up the TFG are in talks, as well as the serious religious bodies who never wanted war in the first place.

 

How can the government hold talks with the clan courts millitia, who two weeks ago attacked Baidoa with the aim of destroying the TFG?

WE, our brave tribe, the tribe you hate most, will come back first and drive all the stinking Ethiopians out, and then, what you call TFG will be turned over in few minutes, making you live with misery and die with your qabyaalad, the cancer that mitigated your vicious heart!

 

lol,

 

Waxaan maqli jiray "amxaaro ma kaareey saarnaan!"

 

Amxaaro ha iga kaa celiso! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this