Sign in to follow this  
Yoonis_Cadue

Kat traders in Mog worried about the ban...

Recommended Posts

Ganacsatada "Qaadka" ayaa saaka Waalac ka muujiyey Sida ay ka yeelayaan QaadKooda Meesha uu ku danbeen doono .

 

 

Muqdisho.Soomaaliya.

boore3@hotmail.com

 

Qaar kamid ah mas’uuliyiinta shirkadaha ay u kireysan yihiin diyaaradaha qaadka ka keena magalada Nairobi ee dalka Kenya lana keeno magaalada Muqdisho, ayaa saaka walaac ka muujinaya xaaladaha ganacsigooda ku danbeynayo, iyagoo sheegay in khal khal la galiyey qaabka ay diyaaradahooda ugu soo dagayaan garoomada ku yaala magaalada Muqdisho.

 

Xiriirka u Dhexeeya QAADKA iyo cudurka AIDS... Ka Akhir qormadii Ciribtirka Qaadka

Mas’uul katirsan ganacsatada qaadka ayaa ka dhawaa jiyey Sida ay uga xunyihiin in garoonka Dayniile laxiro. ganacsatada Qaadka ayaa saaka logu war galiyey in diyaaradahooda loo weecinayo dhanka garoonka No.50.ee Gobalka Sh/hoose.

 

Hase ahaatee markii warkaas uu soo baxay ayaa daqiiqado kadib in haddana lagu soo war galiyey diyaaradahooda iney kusoo dagayaan garoonka Dayniile, qorshaha xiridda garoonka Dayniilana uu bilaabanayo maalin nimada Beri ah ee ay ku beegantahay taariikhda, 31 Octobar.

 

Mas’uul katirsan Ganacsatada qaadka ayaa sheegay in qaabka ay iminka u socoto hawlahaasi ay khatar ku keeni karto ganacsigooda, wuxuuna ka codsadey dowlada Kenya in xayiraada ay saareyso garoomada qaarkood ay markaasi ka qaado, isagoo sheegay in haddii arrintaasi lagu adkeysto ay keeni doonto in ganacsigooda dhinaca Qaadka ay kala iman jireen magaalada Nairobi ay joojin toonaann qaadka looqaado muqdisho.

 

Garoomada lagu dhawaaqay ayaa soo shaac baxdey maalinimadii Khamiista iyadoo ay dhalisay in jawaab cara leh ay kasoo baxdo hoggaamiye kooxeed Hubaysan ee magaalada muqdisho khilaafna u dhaxeeyo garabka dowlada ee kusugan magaalada muqdisho iyo Jowhar. ayaa marba marka kadanbeeyo soo xoogeey sanayo.

 

Sikastaba Ha ahaatee Garabka dowlada ee kusugan magalada Jowhar ayaa u muuqanaya inuu taageero dhanka siyaasada ah ka helayo dowladda kenya. marka loo eego talaabadii ugu danbeysay ay qaadato dowlada Kenya.

 

Banaanbax ballaaran oo logu taa geerayo labadii Wasiir

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kaat should never be banned! It is rite of passage for most somali males anyways and taking away this inharent, wonderous, life enriching, God given right is to take away life itself. Literally!

 

I say Kaat should be legalized and even go step further and make it mandatory (well...not strictly, lose enforcement will do) for every somali male that reachs puberty to chew the magical plant at least once.

 

I don't chew qaat (not regularly) but I have friends and relatives who do. I've seen the smile and happiness in their faces in stark contrast to the dour and glum faces when not chewing qaat.

 

Now, why would you wanna make ppl unhappy?

 

After qaat is legalized, alcohol should be next.

 

I haven't decided on brothels yet. I don't think strumpets will cause too much harm :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this