Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

General Cabdullahi Axmed Jaamac Oo lagu Soo Dhaweeyey Boosaaso.... Watch the Pictures

Recommended Posts

General Ilka Jiir oo maanta kasoo degay gegida diyaaradaha ee Boosaaso ayaa waxay dadweynuhu usoo dhaweeyeen si heersare ah. Iyadoo wada laamiga ah ee soo gasho Boosaaso gebi ahaanba la xirey, amniga iyo deganaanshaha magaaladana la adkeeyey iyagoo ay Booliiska magaalada ay dadka kala hagayaan... Daawo sawirada

5273.jpg

 

9_16_1.jpg

 

10_10_1.jpg

 

7_21_1.jpg

 

5_25_1.jpg

 

2_34_1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boosaaso: Musharaxiinta Jagada Madaxweynenimo ee Puntland oo ku soo qul qulaya gobolada Puntland

13. August 2008

 

Boosaaso(AllPuntland)-Waxaa mudo yar ka harsan yihiin xiligii ay bilaabaneysay ololaha dooroshooyinka Madaxtinimada Puntland, iyadoo ay jiraan tiro musharaxiin ah oo hami ka qaba in ay qabtaan xilka Madaxweynenimo halka kuwo kale ay magac ahaan isugu soo taagayaan xilkaasi.

 

Magaalooyinka waaweyn ee Boosaaso, Garoowe, Gaalkacyo iyo kuwo kale ayaa waxaa soo gaaraya musharaxiin ka imaaneysa dalka dibadiisa kuwaasi oo qaarkood aysan marxalada dalka uu ku sugan yahay ka warqabin halka qaar kale ay la socdaan siyaasadda iyo dhibaatada taagan.

 

Magaalada Boosaaso ayaa waxaa shalay soo gaaray Musharax Cabdullaahi Axmed Jaamac oo ku magac dheer Ilka Jiir, sidoo kale waxaa isna shalay gaaray Musharax Nuuradiin oo ka tegay dhinaca magaalada Gaalkacyo, waxaana sidoo kale laga sugayaa musharaxiin kale oo ka imaanaya dalka dibadiisa.

 

Waxyaabaha ay dadka ku soo jiidanayaan musharaxiintan dibada ka timid ayaa waxaa ka mid ah in ay isbadal muuqda ka dhalin doonaan hadii ay guuleystaan gobolada Puntland, sidoo kale waxyaabaha ay dadka taageerada ugu raadinayaan ayaa waxay noqotay in ay dib u soo celinayaan deegaanada ka maqan Puntland iyo in ay isbadal dhinaca amaanka ah ka dhalinayaan gobolada Puntland.

 

Marka aan intaasi ka soo tagno waxaa jira Musharaxiin kale oo dalka ku sugan kuwaasi oo warbaahinta ka sheegay in ay u taagan yihiin musharaxnimada xilka Madaxweynenimo ee Puntland, laakiin lama oga in ay ka dhabeyn doonaan iyo in kale.

 

Xukuumadda Puntland ayaa dhawaan war ay ka soo saartay ku sheegtay in aan la gaarin xiligii la soo bandhigi lahaa musharaxnimada balse ay waqti yar ka dhiman yihiin, iyadoo ay mamnuucday in musharaxiinta magaalooyinka la mari karin wax hub ah.

 

C.M.Cali

AllPuntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saqajaan   

'ilka jir' from what I read is not from a prominent group in the puntland region, what are he's chances? What's the likelihood that the current mafia boss of puntland will give up the presidency easily.

 

The answer to both of those questions is highly unlikely.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Illkajiir and the President of Puntland are from the same clan and Gen Ilkajiir is from one of the biggest families and most respected in the state, so go and read something lad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaflad balaaran oo casha Sharaf loogu sameeyey Musharax General C/laahi Axmed Jaamac (ilka jiir) ayaa ka Dhacday Hoteel Baanarooma ee Magaalada Bosaso

 

Boosaaso: (Dhahar Online) Waxaa Xaflad Casho sharaf ah Caawa loo qabaty Musharax C/laahi Axmed Jaamac ilka Jiir Xafladaasi oo ahayd Mid ay ka soo qabgeleen kumanaan kun oo Qof oo Reer Puntland ah ayaa waxaa ka Qudbeeyey Musharaxa Jagada Madaxtimida u taagan general C/laahi Axmed jaamac ilka Jiir oo Daaha ka Rogey inuu Diyaar u ayahay Maamulka Wadanka inuu si shareecoleh ku Xukumo Hadii uu ku Guuleysto jagada Madaxtinimada Puntland.

Odayaal dhaqameedka Puntland

Picture%20019.jpg

 

1_40.jpg

 

 

Generaalka iyo Odayaasha Puntland

5_26.jpg

 

12_9.jpg

 

More pics, visit Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia: A former General’s first visit in Puntland as a presidential candidate receives a huge welcome

 

5274.jpg

 

Bosaaso,
August 12, 2008 (DhaharOnline) - The first ever visit of General Abdulahi Ahmed Jama as a presidential candidate of Puntland State of Somalia has received a huge welcome.

 

Before his official arrival of Bosaso, the state presidential candidate held periodic meetings with the Puntland Diaspora in North America and Europe, laying the groundwork of his electoral platform.

 

His final meeting was in Dubai where he met prominent businessmen, religious leaders and the traditional elders, all of whom endorsed his candidacy.

 

Stated in his electoral platform, the candidate promised to fight piracy and the string of kidnappings currently associated with the region, restore safety and security and the constitutional order of the state. (
)

 

He also promised to effectively manage the resources of Puntland by making his government answerable to the people.

 

The candidate was received by officials of Puntland state and the traditional authority at the Bosaso Airport, which is located on the outskirts of the city.

 

The traditional authority in Puntland wields huge power and influence and they usually pass resolutions designed to maintain peace and security in Puntland’s ****** clans.

 

Puntlanders are pinning their hopes on him and other strong candidates to bring and implement a much-needed alternative of the current economic and political crisis, which the state faces.

 

Source: Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this