Sign in to follow this  
General Duke

16 years of murdering innocents, a terrible addiction

Recommended Posts

Yaxye.jpg

11-Luulyo 2005 Maalin Somalia ay
weyday Halyeey u ololeeya Nabada, Xuquuqda Aadanaha iyo is dhexgalka Bulshada

waxaa halkan idinku haynaa xasuusin qaar ka tirsan intii taqaanay MarxuunYaxye

 

Xarunta Warbaahinta Somaliweyn oo ka qeybqaadaneysa Xuska allaha u Naxariisto C/qaadir yaxye Cali oo ahaa Agaasimihii Xarunta Cimi barista iyo wadatashiga (CRD)

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Qaar ka mid ah Haweenka G/Banaadir oo isugu yimid baroor diiq loo sameynayay haween iyo caruur ku naf waayay qaraxyo

8. July 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)- Xubno ka socday Haweenka Degmooyinka G/Banaadir oo isugu yimid xarunta Gobolka Banaadir, ayaa waxay halkaasi ku sameeyeen munaasabad isugu jirta baroor diiq iyo cambaareyn loo jeedinayo kooxaha ka dambeeya falalka qaraxyada ah ee lagu waxyeeleeyo Haweenka iyo caruurta.

 

Xubnihii ka socday haweenkaasi oo Saxaafadda kula hadlayay xarunta G/Banaadir ayaa sheegay in isu soo baxan uu ka dambeeyay kadib markii uu Haween weynuhu ka dhiidhiyay una dulqaadan waayay xasuuqa iyo gumaadka lagu hayo caruurta iyo haweenka ku nool magaalada Muqdisho.

 

Xaawo Cabdi Ciise oo ka hadashay munaasabadaasi ayaa tiri: “Ma waxaa naloo leynayaa oo naloo qarxinayaa, oo caruurta nalooga leynayaa xaad u nooshihiin, waad aragteen in la leynayo haweenkii iyagoo baahan oo nadiifinaya dhulkoodii, waad aragteen in caruurtii aan dhalnay barxadihii ay ku ciyaarayeen ay qaraxyo ugu dhimanayaan”.

 

Hadalka Haweenkaasi ayaa markii ay halkaasi ka jeedisay waxaa illin iyo muusaaw ku dhaqaaqay haween aad u fara badan iyo qaar ka tirsan mas’uuliyii-nta gobolka oo uu ka mid ahaa C/llaahi Xasan Ganey (Firimbi) oo ah K/Xigaha duqa magaalada ee dhinaca siyaasadda.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

do u know that the number of somali pple who got killed in the last six months out number 20 to 1

than the # of somalis who got killed in the last 16 yrs!!

 

rip.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^In the last 6 months most civilian deaths were caused by the bombers, suicide and otehrwise, mortars, assasins than any military engagement.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

city-12881.jpeg

 

 

MIRIAM ALI AHMED Tukwila woman mourns her son.

 

 

Somali Warlord Heads to Seattle

Fundraiser with Slade Gorton Angers Refugees

By Sandeep Kaushik

 

Every day Miriam Ali Ahmed cries in her small, darkened Tukwila apartment. A refugee for the last five years, she has much to mourn; all three sons and four of her nephews have been murdered during Somalia's decade-long civil war, the most recent shot point-blank in the head less than one month ago. All seven were killed, she says, on the orders of Somali warlord Colonel Abdullahi Yusuf Ahmed, the self-styled president of Puntland, a breakaway region of the war-torn country.

"He's killed all my children, and his are living in luxury," she exclaims in her native Somali.

Col. Yusuf will visit Seattle later this month, where he is to be feted before 500 attendees at the Sea-Tac Double Tree Hotel as the co-guest of honor, along with former Washington Senator Slade Gorton, at the "2002 Somalia Celebration," a $75-a-plate fundraiser for Yusuf, who talks of ruling over the rest of Somalia.

Miriam Ahmed is not alone in thinking a warlord like Yusuf ought to be arrested rather than honored. The upcoming event has angered many local Somalis. Indeed, another man whose brother was murdered by Yusuf's forces declined an interview with The Stranger, expressing fear of retaliation against still-living relatives. "Yusuf's record speaks for itself," says Awale Farah, an electrical engineer who is leading the local effort to expose Yusuf's violent history.

Somalis such as Farah see Yusuf as an exemplar of all that has gone wrong with Somalia since its decline, into the anarchy and civil war in the 1990s. Since the collapse of a flawed U.N. peacekeeping mission in Mogadishu, the capital, in 1993, in which 18 American soldiers died--enshrined in Black Hawk Down--Somalia was divided among about a dozen warlords.

"We need to bring a spotlight on [Yusuf], and not only him, but on all the warlords," explains Farah. Seattle is home to an estimated 20,000 Somalis, third most in the U.S. behind Minneapolis (50,000) and Columbus, Ohio (30,000).

A July 17 press release by Puntland's government stated Yusuf intends to use his U.S. visit "to strengthen diplomatic ties between Puntland and the U.S." and to explain to American officials his "plan to unify Somalia under a democratic regime."

Yusuf had been waiting for weeks in Ethiopia for a visa to visit the U.S. But on Monday, September 16, Koshin Mohammed, a local Somali and Yusuf's designated "U.S. Representative of Puntland," revealed that Yusuf's visa had finally been approved. According to Mohammed, he was scheduled to arrive in Washington, D.C., on the 17th to meet with CIA and State Department officials, and would appear with Gorton on Sunday, September 22. Busy preparing for Yusuf's arrival, he declined further comment.

Gorton defends his decision to appear with Yusuf. "The question is, is he a good warlord or a bad warlord?" Gorton asks. Though he is "in no position to provide any warranty" of the Somali's good intentions, Gorton says Yusuf's "part of the country seems more peaceful and secure than the part in Black Hawk Down." Therefore, he will "attend, meet Mr. Yusuf, and see where we go from there."

Other politicians are less sanguine. Jane Sanders, head of U.S. Rep. Jim McDermott's Seattle district office, says the congressman originally agreed to meet Yusuf but changed his mind after learning more about him during a meeting with the anti-Yusuf group.

Human-rights reports and other documents paint an ugly portrait of the warlord. Somaliawatch.com says he was "responsible for the killing of hundreds of his own clansmen" in 1992--when most of Miriam Ahmed's relatives were killed--and condemns his "penchant for assassinations." Though elected president of Puntland in 1998, Yusuf refused to step down at the end of his term in 2001, and his successful effort to topple his elected successor killed dozens, BBC stories and U.N. sources reveal.

The State Department's human-rights report acknowledges "the use of torture" by Yusuf's administration, and this year he evicted two BBC reporters and shut down independent radio and television stations in his domain. Moreover, on August 17, Sultan Hurreh, Miriam Ahmed's nephew and an outspoken traditional clan leader, was gunned down by Yusuf's personal bodyguards in front of journalists, a killing Yusuf's government has labeled as "accidental."

In short, Yusuf is "a classic Somali warlord," argues Omar Jamal, head of the Somali Justice Advocacy Center in Minneapolis. Expatriate Somalis have been unsuccessful in pushing the U.N. to create an international criminal court for Somalia, but at least one preliminary effort to form such a tribunal has included Yusuf's name on a list of potential war criminals.

Part of Yusuf's intention in visiting the U.S. is to build an image as an ally of the post-9/11 war on terrorism, his opponents say. Given Somalia's fractured politics--similar to Afghanistan--even the hint of American support will cow other warlords into recognizing his supremacy. Sources report that American officials, including FBI agents, have been spotted in Puntland recently, and they say Yusuf has turned over two men, a Syrian and Palestinian, to the U.S. Yusuf's opponents contend, however, that neither man was actually a member of al Qaeda, and Yusuf is manipulating American officials' ignorance for political gain.

"All of these warlords are pointing fingers at one another," Jamal explains. "They all claim to be fighting for democracy, and against al Qaeda. It's just a way of getting the Bush administration's support."

 

http://www.thestranger.com/seattle/Content?oid=11947

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Duke:

^^^In the last 6 months most civilian deaths were caused by the bombers, suicide and otehrwise, mortars, assasins than any military engagement.

Iska hadloow ina igare miyey dhahday Soomaalidu.

Duke adiga waxaad ka dhimanaysaa in la yiraa adeerkaa Yey baa dadkaas u sabab ahaa, tolowse waxaan ku weydiiyey ma waxaad is tiri runta ayaad dadka ka indho saabi kartaa?

 

Soomaalida ayaa waxay ku maahmaahdaa "Waa beryey sacabbo laguma dedi karo"

 

 

Anigu waxaan is leeyahay Soomaalidii la diley bilahaan kuwii 16 sano la diley iyo kuwii sannadihii dowladaha ee ka horreeyey la dilay in intuba kuwii XAQDARRO lagu dilay ay isku xuquuq yihiin, waase ayaandarro haddii qaar naga mid ahi sida Duke ay dadka Soomaaliyeed u kala fiican yihiin oo kuwa Puntland lagu dilay ay isaga qiimo gaar ah ugu fadhiyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by The Duke:

 

2. Ali Mahdi (head of the U.S.C.'s so-called provisional government) - Former business partner with the SIAD Barre family.

 

[/QB]

oo kani soo ma ahan Cali Mahdiga aad meelaha ka buunbuunisid oo dib-u-heshiisiinta madaxda u ah?

 

 

7. Colonel Mohamed Hassan Shabeel - a former division commander in the Barre regime who was responsible for the Genocide in Northern Somalia in 1988.

 

[/QB]

I have not seen his former boss Mohamed Said Hersi MORGAN oo Soomaali wada ogtahay xaqdarrada iyo Xasuuqa uu Koofur, Gobollada Dhexe iyo Waqooyiba ka geystey...mise as long as he is your uncle liiska laguma darayo...Duke do you want to see proof? Cajal halkaan ma soo dhigaa isagoo gabar Soomaaliyeed oo ku sugan Degaanka Jubbada 1993 sida isaga iyo jirridiisu ay ula dhaqmayaan aad amakaageysid? Tii Hargeysana waadba aragtay oo kama doodeysid, haddana jagadiisa waad taqaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Biixi:

Why was Yahye killed?

Why were so many Somalis killed for the last 50 years?

 

I think it is inkaar ummaddaan haysata inay is dilaan un ama bareer ha isku dileen amaba ha isku soo dhuunteene in kastoon anigu u badinayo in A Yaxye ay Itoobiyaanka ama koox u shaqaysaa dileen.

 

Waa ayaandarro aan Ilaahay ka baryayo inuu naga saaro in aano qabiil, xasid iwm la isku dilo.

 

Ilaahay ha u naxariisto isaga iyo intii Soomaali dhimatay ee weliba xaqdarroda lagu diley. Waxaa kolleey aniga xasuustayda ku weyn Elman (AUN)oo isaguna sidaan oo kale loo diley, Prof Ebyan (AUN), iyo shakhsiyaad badan oo kale oo runtii aan halkaan lagu soo tixi karin oo qiimo badan ummadda Soomaaliyeed ugu fadhiyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

I wonder what Duke would write if the rules of the site were relaxed a little and the mention of clans were allowed! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Biixi   

Originally posted by Abwaan:

quote:Originally posted by Biixi:

Why was Yahye killed?

Why were so many Somalis killed for the last 50 years?

 

I think it is inkaar ummaddaan haysata inay is dilaan un ama bareer ha isku dileen amaba ha isku soo dhuunteene in kastoon anigu u badinayo in A Yaxye ay Itoobiyaanka ama koox u shaqaysaa dileen.

 

Waa ayaandarro aan Ilaahay ka baryayo inuu naga saaro in aano qabiil, xasid iwm la isku dilo.

 

Ilaahay ha u naxariisto isaga iyo intii Soomaali dhimatay ee weliba xaqdarroda lagu diley. Waxaa kolleey aniga xasuustayda ku weyn Elman (AUN)oo isaguna sidaan oo kale loo diley, Prof Ebyan (AUN), iyo shakhsiyaad badan oo kale oo runtii aan halkaan lagu soo tixi karin oo qiimo badan ummadda Soomaaliyeed ugu fadhiyey.
Aamiin Allaha u naxariisto intii Muslim ahoo dhimatay.

Yahye dilkiisa sabab ween baa ka danbeysay.

Hayadiisa maxaay Soomaaliya ka qabataa?

Haydiisa yeey u adeegi jirtay?

Madba'a/danta haydiisa ay siday meel ma uga dhaceen diinta iyo Soomalida?

Mareykanka uu 15 sano u shaqeen jiray ma u shaqeynayay markii la dilay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Biixi   

Originally posted by NGONGE:

I wonder what Duke would write if the rules of the site were relaxed a little and the mention of clans were allowed!
:D

I think his writings will be the same. 80 % of posts are copy and paste (no offense DUKE), I think he is one of the few people that says like it is. Ninka ma cabsado like his uncle :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Biixi:

Originally posted by Abwaan:

[qb]
Originally posted by Biixi:

Yahye dilkiisa sabab ween baa ka danbeysay.

Hayadiisa maxaay Soomaaliya ka qabataa?

Haydiisa yeey u adeegi jirtay?

Madba'a/danta haydiisa ay siday meel ma uga dhaceen diinta iyo Soomalida?

Mareykanka uu 15 sano u shaqeen jiray ma u shaqeynayay markii la dilay?

Walaal waa su'aalo muhiim ah. Anigu kolleey dhawr jeer ayaan shakhsiyan la kulmay A Yaxye (AUN) wuxuu ahaa nin deggan shakhsiyan, hay'adda uu shaqeynayey kolleey waa hay'ad cilmi-baaris iyo howlo kaleba ku guda jirtey, warbixinno xasaasi ah oo laga soo xigtey hay'addaasi oo ku saabsan arrimaha Soomaalida way jirtay. Sidaad sheegtay he used to work for US many years ago and who knows if he still was?

 

It is worth looking at this page

 

http://www.mudulood.com/Yaxye.html

 

I knww his dad too back home I remember how we used to sit around him under a tree near in front of his house and he made good jokes (some learning jokes). He is a very nice man, used to work for Wasaaradda Waxbarashada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Biixi:

Originally posted by NGONGE:

I think he is one of the few people that says like it is. Ninka ma cabsado like his uncle
:D

looooooooool...........macangagnimaa u qarinaysaaye...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this