Sign in to follow this  
QabiilDiid

THE FIRST TWO BODY BAGS..SHEIKH SHARIFS WORD STICKS

Recommended Posts

Shacbiga kudhaqan Gobolka Baay oo Maanta ku jihaaday ciidamada tikreega ee Baydhabo Qabsaday kuna guuleystay dilka 2-kamid ah Tikreega.

 

 

Baydhabo, 04-November-06 ( Qaadisiya.com) 2 ka tirsan ciidamada Tikreega ayaa maanta la dilay tiro intaa ka badan waa la dhaawacay kadib markii dadka deegaanka oo ku hubeysan falaaro,warmo iyo faasas ay weerareen ciidamo Tikree ah oo ku sugnaa koonfur galbeed ee magaalada Baydhabo.

 

Weerarkan ayaa yimid kadib markii ciidamada Tikreega ay bililiqeysteen ariga iyo lo'da ay dhaqdaan dad xoolaleyda ah isla markaana ay ku kaceen falal anshaxumo ah,taasoo keentay in ay ku jihaadaan.

 

Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoon yahay ayaa u xaqiijiyay shabakada islaamiga ee Qaadisiya in dadka deegaanka ay u galeen ciidamadaasi dhulka hawdka ah,xilli ciidamadaasi ay damacsanaayeen in ay boobaan xoolaha ay dhaqdaan dadkaasi,taasoo keentay in halkaasi la waro 2 Tikree ah 4 kalena la dhaawaco.

 

Ciidamada Tikreega ayaa sidoo kale laga soo eryay deegaanka Goofguduud ee u dhaxeeya Diinsoor iyo Baydhabo kadib markii ay isku dayeen in halkaasi fariisin ciidan ay ka sameystaan,waxaana ku jihaaday dadka ku dhaqan deegaankaasi oo is abaabulay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

While Duke’s mouthpiece reports:

 

Baydhabo: Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo shegay in magaalada Baydhabo aysan u qalimin in dawladu sii daganaato.

Sabti, November 04, 2006

 

Baydhabo (AllPuntland)- Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya Ing. Xuseen Maxamed Faarax Caydiid ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in magaalada Baydhabo aysan ku haboonayn in ay dawladdu sii daganaato.

 

Ing. Caydid ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in xukuumadda Soomaaliya uu marar badan ku taliyay in loo raro magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo oo kaga haboon magaalada Baydbo.

 

Wasiirka oo waraysi siiyay wargayska Al Sharq Al Awsad ayaa waxa sheegay in marar badan uu madaxwaynaha Soomaaliya talooyin kala duwan u jeediyay, uuna u sheegay in magaalada Baydhabo aysan dhan amaan iyo qaab istiraatijiyadba aysan ku haboonayn in ay dawladdu daganaato.

 

Hadalkani ayaa waxa uu soo baxayaa iyada oo dhowan uu fashil ku yimid wada hadal la filayay qaataan maxkmaahadaha magaalada Muqdisho iyo dawladda Soomaaliya.

 

Waxaa sido kale ka taagan gobolka Bay cabsi ku aadan in ay isku gacan saaran maxkamadaha iyo xukuumadda Soomaaliya o fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo.

 

Mahad Jama Koronto

AllPuntland

 

LONG LIVE THE LOCAL RESISTANCE Somalia needs WAR.....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Ninka qab-qablenimada dhaxal ku heley iyo Odeyga Sharif o mar walba gursiga la ado meshi u is yirah waad ku aman heleysa, hadey labadasi mantey ereyadaan kaso yeren maxaad ka fahmi karta marka kalsonida dowlaada ay ku jogto Baydhabo.

Hadu guri dab ka bilowdo nolaha u horeya o ka caroro wa kuwe?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Xoriyadda iyo sharafta ummadeed way haraadaan. Waxaanna haraadka ka bi'iya oo qura dhiig dhallinyaro...isweydii immasa ayaa dhiig Soomaliyeed daatay bilaa micne oo uu ku qubtay meel khasaara ah...maanta haddii u daato, waxa uu soo noolaynayaa sharafta iyo xoriyadda ummadda Soomaaliyeed iyo midnimadooda. Ka fakar dagaalkii u danbeeyey ee Bare Hiiraale iyo Moorgan ee Kismaaayo oo maallin kaleya ay ku nafwaayeed 250 ruux....kuwaasoo ay u badan tahay dhammaantoo in ay caddaab tagayaan.. maantase qofkii Soomaaliyeed ee ku nafwaaya difaac dalka, dadka iyo diinta meel kaama tagin ee masraxa nolasha ayuun buu isku badashay oo waxa uu doortay ta ma-dhamaatada ah ee Alle raalikayahay if you what I am talking about....man cheer up...war is what Somalia needs...dib ha u dhigin kolay waa lagama maarmaan eh....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

True, war is envitable because the ring leaders in both sides are decisive that it will bring about their total domination. Though that is argumentative and am more on the side that there will be no winners in any form of expected war, and the loosers will be the people.

And on the other hand unlike you I believe that TFG is right and sincere in its determination to push forward and bring about the total rule of TFG in whole of Somalia. That is what it wants and it has not hidden its agenda. But the motto of the ICU is not true, the intent to estblish Islamic rule in Somalia is cover of what they actually intend to do which is completely the opposite of fair and righteous Islamic rule.

Hence sxb any blood split in this war, if it ever occurs, is not justified in the Islamic law as far as my knowedge is concerned.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abshir Bacadle oo wata qorigiisa iyo Booshkiisa oo gaarey safka hore..

 

Abwaan Abshir Nuur Faarax ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho markii uu gaaay wajiga hore ee halka ay isku hor fadhiyaan Maxaakiimta iyo Ciidamada Itoobiya, isagoo ka hadla safarkiisana waxa uu yiri “hadafkeygu dagaal ma aheyn, ee wuxuu ahaa sidii aan niyadda ugu soo dhisi lahaa ciidamada ku sugan safka hore”, waxa uuna intaa sii raaciyey, “Ciidamada ku sugan safka hore waxay ahaayeen kuwo u fadhiya rac rac, qola kastana guubaabo ayaan siinayey, wax i farax geliya mooyee wax kale ma arag, niyadoodu aad bay u sareysay, waxaana ciidamadaasi ku jira safka hore maalin walba booqda dad aad u fara badan waxaa is dib dhaafaya Gawaari kuwaas oo sida alaabo lagu dhiiragelinayo ciidamada”.

 

Abshir Bacadle oo hadalkiisa sii wata waxa uu yiri “Dhallinyarada ku jirta safka hore waxa uu afkoodu u badnaa Shariifku maa mar un na fasaxo si qaarkeen Janada uga quraacano inta kalana ay Baydhabo gacanta ugu dhigto”, waxa uu intaa ku daray “Dhallinyarada safka hore ku jirta nin xiiso u qaba Xamar ma jiro ee waxay u ekaayeen niman dalkooda iyo dadkooda la haysto oo doonaya inay ka xoreeyaan”.

 

Abshir Bacadle wuxuu sidoo kale sheegay in dhallinyaradaasi ku sheekeysana-yeen guulihii Islaamku gaaray gaar ahaan dagaalkii Beder, iyo Tobankii Asxaabi ee janada loogu bishaareeyey, sidoo kale, Abshir Bacadle waxa uu sheegay inuu uga sheekeeyey dhallinyaradaasi halgankii Axmed Gurey, Sayid Max’ed Cabdule Xasan, Sheekh Bashiir iyo Aasaasayaashii SYL.

 

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro

E-Mail : amiinkhasaaro@hotmail.com

http://www.somalitalk.com/2006/nov/05nov016.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

While Duke’s mouthpiece reports:

 

Baydhabo: Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo shegay in magaalada Baydhabo aysan u qalimin in dawladu sii daganaato.

Sabti, November 04, 2006

 

Now allpuntland is my mouthpiece? Thats new, i think you mistook me for the President, not bad thing you see.

 

Any way Nayruus, what have you added to the argument, an ambush and you claim its the long awaited Jihad?

 

If thats true why have they not made a move, or do they not know where Baidoa is? Since yesterday they mistook Nairobi airport for Mogadishu.

 

Juje,

 

The TFG troops are prepared for war, I guess the comments of Aydeed Jr highlights the determination of the President who will risk his own life to defend his country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by General Duke:

the determination of the President who will risk his own life to defend his country.

Jenerale could you rephrase that into more appropriate one , such as 'The president will willingly risk the lives of thousands other than his own in order to achieve his aspiration to govern the whole of Somalia'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this