Sign in to follow this  
General Duke

AWDAL heavily armed Ethiopian troops enter to help Somaliland

Recommended Posts

Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa soo galay waqooyiga Soomaaliya G. Awdal

Posted by admin on September 14th, 2010

 

Saylac(Puntlandi.com) ilaa 750n askari oo katirsan ciidanka Itoobiya ayaa soo galey deegaanka Xariira ee Gobolka Awdal, ciidankaan ayaa la cadeeyey iney ku raad jiraan ciidankii la sheegey iney ONLF ka tirsanyihiin ee ka soo degey meel u dhaxeysa Saylac iyo Lughayo.

 

Dadka deegaanka degmada Xariira ayaa sheegey iney ka cabsi qabaan in dagaal culus meesha ku dhexmaro ciidamada Itoobiya iyo kuwa kasoo degey xeebaha waqooyiga Soomaaliya ee la sheegayo iney kayimaadeen Eritaria kana tirsan yihiin Jabhada ONLF.

 

Maamulak Soomaaliland ilaa hada wax hadala kama bixin ciidankaan Itoobiyaanka ah ee Soo galey Gobolka Awdal oo lasheegey iney u yimaadeen iney la dagaalamaan ciidanka lasheegey iney kasoo degaan deegaankaan.

 

Ciidamada kasoo degey deegaankaan ayaa la cadeeyey iney yihiin ugu yaraan labo boqol ilaa sadix boqol oo Soomaali ah, loona badinayo iney yihiin jabhada ONLF oo lagusoo tababarey wadanka Eritaria.

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NGONGE:

Waxa la yedhi, this is a Riyaale plot that he cooked up with the Ethiopians in his recent visit to Addis to protect Awdal from any future Siilaanyo foul play. This story will allow for a Xabashi garrison to be permanently based in that area in case any potential phantom ONLF fighters should ever decide to slip through again....

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I told you not to get excited about Galgala we knew how to handle that silly man.

 

However now JB with all his claims of Navy has to explain why 700 armed men just walked through the area without any fuss?

 

Also Puntland dealt with Agent Attam of Al Shabaab on their own, why do our secessionist friends need Ethiopian help so much?

 

Interesting

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xariirad (Jam)- Xaaladda buuralayda Maar-maar iyo Libaaxyalay ee degaanka Xariirad oo ka tirsan Gobolka Selel, ayaa isu rogtay deegaan uu ka aloosan yahay xalaad degaal, kadib markii ciidammada Somaliland iyo Itoobiya oo iska kaashaanayaa ku ruqaansadeen goobaha ay ku sugan yihiin maleeshiyaad hubaysan oo laga soo dejiyey xeebta u dhaxaysa Saylac iyo Lughaya, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda dagaalo ka bilaabmaan deegaannadaasi.

 

Wararkii u dambeeyey ee xalay Jamhuuriya ka heshay degaanadaasi, waxay sheegeen in ciidammada labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya oo isku dhufan loo qaybiyey agaaga ciidammadu doonayaan inay ka fuliyaan hawlgal la doonayo in lagu burburiyo kooxdan hubaysan.

 

Warku waxa uu intaa ku darayaa in gebi ahaanba la joojiyey gaadiidka iyo dhaqaaqa jiidahaas u kala socday, iyadoo degmada Xariirad oo u jirta buuralayda kooxdaasi ku jirto masaafo aan ka badnayn 15km laga dareemayo cabsi dagaal iyo xaalad colaadeed oo cabsi ku beertay dadweynaha, isla markaana ka socdaan dhaqdhaqaaqyo ciidan, iyadoo
ciidammo Itoobiyaan ah oo tiradoodu lagu qiyaasay ilaa 1000 (kun askari) soo galeen gudaha Somaliland.

 

jamhuuriya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Freedomfighter007:

Duke you lot did not deal with 700'people if you did Atom

Would be ruling buntland

Adeer regardless of his number the man was dealt with in a day.

 

You guys are calling in the Ethiopian army to protect you from armed men who landed in Zaylac a few days back. :D Fear is powerful.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Dhaqanka tolka ayaa ah inaana lagu dagaalamin magaalada.

Beri aan Kismaayo joogey in late 91, ciidamada way isaga bixi jireen magaalada. It's called a tactical retreat.

 

Atam did the same thing and vacated the town since he didn't want his people to be collaterized and smothered by Ethiopian puppets.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this