Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

An interview with the president of somaliland video

Recommended Posts

Yusuf garaad asked

masuulka ugu tageerada badan ooh shacabka ugu faraha badan cod siiyeeen wa adiga ma laga yaaba inad mandate ka isu daydo inad inta kale wax ka qabbato

Madaxweyne Muj Siilaanyos answer

wanaag baan la jecalahay sidan u sharaxay wax ka qabashada marwalba wixi an wax ka qabban karo qaran ahaan dawlad ahaan iyo dad ahaan ba diyaar baan u nahay marwalba waad iga maqasheen radioyada iyo bbc iyo kuwa kale ba oo leh wixi dadka wax yeelaya wanu ka so horjeeda laakin wixi isuu keenaya iyo nabadgalyadooda ka shaqeynaya diyaar baanu nahay inan gacan ku siino

wanaan jecelaahy dadka iyo in shacabka dhibaatada laga dayo

laakin markay timado madaxbanaanida somaliland taasi wa mid lama taabtaan ah wa dareen ka yimi xaga shacabka oo shacabku goosteen ummaduna isku raaceen

Share this post

Link to post
Share on other sites

100% clear "qudhaanjooy ku quuso !!" Hadhow uun baad maqli odaygu somaliweyn buu isku keenayaa isagoo sidaa u cadeeyay in shacabka doortay isaga ay yihiin kuwa xukuma ee uu go'aanku ka goo horena isagu raacay,

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this