Sign in to follow this  
Ahmed_Guree

Vedio clip of Somali suicide bomber in Mogadishu

Recommended Posts

Jaylaani   

^^Lol@to us...adiga oo aya ah saaxiib. Fadhi ku dirir wayn baad tahay.

 

I don't think he did it.

 

If he did it, that he was nutz.

 

Fight and kill before you die...why kill yourself before killing any one?

Share this post


Link to post
Share on other sites
KEYNAN22   

Pathetic!

 

Regardless if he killed his own people or not by acting as arab, this guy is going no where than hell if he believes in it.

What a loser!

The imbecile actually thinks that he will get to a place of total joy and fun by killing other innocent people, I seriously feel sorry for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Masha-Allah that is a heroic act in defense of Islam and our land from the enemy that is occupying us.

 

Ilaahow Mujaahidkaas janadda ka waraabi, oo ilaahow naga dhig kuwii uu u shafeeco qaado, aaaaaamiiiiiiiiiiiiiin.

 

Ilaahayoow noogu naxariiso diintaada iyo jaceelka aan u qabno, oo ilaahow imtixaanka nolosha noogu kaalmee inaan ku baasno!

 

Ilaahow jabi cadowgeena, oo guusha na sii, oo Ilaahow adaa boqor ahee halmar na tus jabka dabo-dhilifyada iyo gaaladeey wataan, yaa Rabi, anta arxamu-raaximiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Pi   

The deluded dead guy is in for a rude-awakening. God aint gonna too happy with his crazyiness.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ That's unfortanetely the sad part about this and also that there are 'cyber jihadists' who believe this is an heroic act in the name of Islam. Wallee dad badan baa ICU movementka ku dhumay, kuwa kalena weli way ku sii il-adagyihiin o ma soo baraarugin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khayr   

Originally posted by Alle-ubaahne:

Masha-Allah that is a heroic act in defense of Islam and our land from the enemy that is occupying us.

 

Ilaahow Mujaahidkaas janadda ka waraabi, oo ilaahow naga dhig kuwii uu u shafeeco qaado, aaaaaamiiiiiiiiiiiiiin.

 

Ilaahayoow noogu naxariiso diintaada iyo jaceelka aan u qabno, oo ilaahow imtixaanka nolosha noogu kaalmee inaan ku baasno!

 

Ilaahow jabi cadowgeena, oo guusha na sii, oo Ilaahow adaa boqor ahee halmar na tus jabka dabo-dhilifyada iyo gaaladeey wataan, yaa Rabi, anta arxamu-raaximiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

Qaraxii ka dhacay Ceel Cirfiid oo la sheegay inay ku waxyeeloobeen in ka badan boqol Askari oo Itoobiyaana ,iyadoo la yaab ay noqotay naftii hurihii falkaas geystay.

 

 

Muqdisho ,Arbaco ,Marso , 28, 2007 , Waagacusub Online

 

 

 

 

Warbixino dhameystirin oo xaqiiqo ah ayaa laga helay qaraxii ka dhacay Xeradda Ciidamadda Itoobiyaanka ee Ceel Cirfiid 26/03/07 .

 

 

Qaraxaas waxaa geystay Mujaahid lagu magacaabi jiray Aadan Ookiye oo gaari nuuciisu yahay Surf balse Xamar looga yaqaano Ruuneed ka buuxiyay miisaankii ugu cuslaa oo qalabka waxyaabaha qarxa ah sida miinooyiin iyo suseyd kale oo aad u fara badan.

 

 

Aadan Ookiye wuxuu bambaanooyinkaas dulsaaray joodariyaal,baaba'san,macuun iyo dhar caruur u badan,waxaase lagu istaajiyay kontoroolkii ugu horeeyay wuxuuna u sheegay Askarigii soo ag istaagay oo ay mudadii dambe is yaqiineen inuu Caruurtiisa ka daba geeynayo agabkii gurigga maadama ay Jowhar u qaxeen balse aan marka hore sawir guud ka bixiyo qaabka Aadan Ookiye u adeegsaday qaraxyadaas.

 

 

Aadan Ookiye dhalasho ahaan wuxuu u dhashay beesha Ciise Saransoor ee Gaaljecel,wuxuu taliye ka ahaa guud ahaan degaanka Huriwaa waayahii Maxaakiimta joogtay,waana nin tababar dheeriya muda qaadanayay oo u dhigmay korneyl.

 

 

Adan Ookiye markii Itoobiyaanka Muqdisho qabsanayeen kama mid noqon Saraakiishii Kudhaa isku shubtay ee Xamar ayuu meel kaga gambaday,wuxuuna soo baxay maalmo kadib isagoo bilaabay hoowlgalo ku dhifo oo ka dhaqaaq ah laakiin mar laga joogo 18 cesho qiyaas ahaan ayuu naqshadiisii oo dhan bedelay,wuxuu iska xiiray gerkii,wuxuu qaatay surwaal caadi ah iyo shaati gacmadheer ah,dabadeedna Xeradda Maslax ayuu u iibgeeyay laba maalmood dhar,saacado, iyo alaabo kale,taasina waxay u sahashay in qaar ka tirsan Ciidamada ay u gudbiyaan Xeradda Ceel Cirfiid oo ah Xarunta ugu wayn dhinaca Ciidamada.

 

 

Adan Ookiye dhamaan waxyaabaha uu ka ganacsanayay wuxuu siisan jiray qiimo jaban,wuxuu Ciidanka u furay buug deeymeed uu lacagta kaga qaadanayo qaab degan oo yaryareeyn ama bil ah Askari walbaba sida uu jecleeystay.

 

 

Adan oo aan si wayn loo aqoon wuxuu ku baarbaaray Baardheere,wuxuu degaan ahaan la soo dhaqmay Beel la yiraa Macalin wayne ,taas oo ka dhigtay luqadiisa Maay Maay.

 

 

Mudo kooban ayuu Askarta ku kasbaday Jihaadigaas geeriyooday sida ay qireen saraakiil badan.

 

 

Mudada uu Aadan Ookiye ganacsiga geeynayay xeradaas wuxuu u kuur gelayay baraha ugu muhiimsan ee keeydka hubka u yaal,sahayda sida shidaalka,Saraakiisha ugu sareeysa iyo goorta Ciidamadda isu tagaan.

 

 

Aadan Ookiye maadama uu ahaa nin sidaa Ciidamada ay u yaqiineen kontoralooda la istaajiyo wuxuu u sheegayay inuu deeymaha uu ku leeyahay Ciidanka inta badan kala balamanayo maadama uu Ciyaalkiisa oo qaxay ka daba tagayo,wuxuuna meelaha qaar u adeegsanayay laaluush hadii la celiyo.

 

 

Adan wuxuu dhex galay Xeradii ,wuxuuna ag istaajiyay meel ay ku qadeeynayeen Ciidamadii ugu badnaa ee Itoobiyaana iyo Saraakiishooda.

 

 

Qaar ka tirsan Ciidamada ayaa salaamay laakiin markiiba wuxuu taabtay Remote-ka ,wuxuuna qaraxu is qabsaday isku wareeg 7 KM,waxaa basbeelay oo gubtay,taangiyo,Uraala yaal,waxaana ka geeriyooday askar dhan 63 Askari iyadoo afartan iyo lix kalana ay kaga dhaawacmeen.sida ay xaqiijinayaan Saraakiil Soomaali ah oo magacooda diiday in la xuso.

 

Maalintii sedexaad waxaa Ciidamadda Itoobiyaanka u xiran wadada balcad iyo Muqdisho taas oo muujin kareyso inuu jab wayn gaaray.

 

Aadan Ookiye wuxuu noqonayaa naftii hurre qaar ka tirsan hilbahiisa ay wali heystaan Itoobiyaanka wuxuna ifka kaga tagay laba xaas iyo todobo Caruur ah.sida ay sheegeen eheladiisa oo aanu la xiriirnay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this