Sign in to follow this  
MoonLight1

Muqdisho residents fear B52 CARPET BOMBING.

Recommended Posts

Magaalada Muqdiho oo laga cabsi qabo diyaardaha Mareykanka in ay duqeen xoogan ka geystaa waliba diyaarada B52

 

Dayniile.com 13/05/09

 

Dadka ku nool Muqdisho ayaa xabadka dhulka ka hayao iyadoona dhamaan laga qaxay goobaha ay ka taliyaan xoogaga Muraacardka ku ah dowlada islaamiga Soomaliyeed .

 

Cabsidaan ayaa timid markii diyaardaha wax basaasa ay habeenkii dul heehaabaan hawada Muqdisho taasoo cabsi galisay shacabka dhiban oo har yaheen ku jira qax iyo dil joogtaa iyadoona jirin cid u naxariisaneysa marka laga reebo adkeesta guusha waa dhowdahay

 

Goobaha la saadalinaayo ee duqeynta looga cabsado ayaa ah Gaashaandhiga ,Suuqaweyn ee Bukaaraha ,Isbartiibada ,Gubta ,Hurawaa iyo dayniile iyadoona arintaas cabsi ka soo wajahaday dadka ku nool deeganadaasi oo xiligaan ka socda qax balaaran

 

War dhab ah laga mahaayo xiliga iyo waqtiga waa fila uun duqeen aan laheen arxan taa oo xiligaan har iyo habeen lagu haayo dalka Afganistaan halkaa oo lagu xasuuqay shacab aan waxba galbsan

 

Dowlada Mareykanka ayaa horey duqeen uga geystay Soomaliya xiligii islamaiyiinta ay awooda ku lahayeen koonfurta Soomalaiya

 

 

dayniilecom@hotmail. com

 

 

B52Original.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this