Sign in to follow this  
Kamaavi

Gadhka xiiroo adoo Gun ah Godey imoow !

Recommended Posts

Kamaavi   

Shucuubta aduunka qolaba waxay gaar u leedahay dhaqamo iyo ciyaaro ay ku cabiraan hadba xaalada lagu jiro noocay doontaba ha ahaatee.

 

Dhaqanadaas iyo ciyaarahaas waxaa ka mid ah maansooyin si xirfadaysan oo gooni ah loo tiriyo. Hadaan usoo noqdo qowmiyada Soomaalida waxay leedahay dhaqamo iyo ciyaaro kala duwan laakiin isu dhawdhow. Ciyaaraha ugu caansan eey Soomaalidu ciyaarto ee hiddo iyo dhaqan ahaan loo ciyaaro: waxaa kami ah sida Dhaantada,Saarka,Haanta,Diisaha, iyo Batarka.

 

Gobolada Ogadeeniya ciyaaraha laga ciyaaro waxaa ugu caansanlooguna jecel yahay ciyaarta la dhaho Dhaantada . dhaantada waxaa ciyaara inta badan dhalinyarada,waxayna la jaanqaadaa hadba xaalada ay bulshadu kusugantahay. Dhaantada waxaa latumaa inta badan xiliyada doogaadii ah, waxaa kaloo la tumaa xilliga xagaagii ah markay beeruhu baxaan dhaantada waxaa lagu soo bandhigaa maansooyin qorshaysan oo kolba lagu cabbiro meesha larabo.

 

2vlruqt.jpg

 

Suugaanta laga tiriyo Dhaantada iyo qaabka loo tumaba waxay isla badashaa hadba is badbadalka nolosha bulshada. Xiligan hada aan joogno waxaa Ogadeeniya lagaga jiraa xiliga gu'ga oo aad ubarwaaqo ah, waana xiliyada ay xiiseeyaan dhalinyaradu inay dhaanteeyaan. Todobaadkan lagu jiro dhaantada ugu xiisaha badan ayaa ah erayo ay dadku kuliidayaan nimankii isu dhiibay cadowga ee Al-Itaxaad waxaana ka mid ah erayada ugu soo jiidashada badan.

 

GADHKA XIIROO ADOO GUN AH GODEY IMOOOW

 

Waxay erayadaasi kuu cadayn hayaan inay dhalinta ********iya u ragto isdhiibka nimankaas inay tahay gunnimo iyo gobanimodiid oo laga tanaasulay. Mar kale waxay dheheen dhalinyaradu iyagoo xaraf kale ka mansooday.

 

MACNO MALEH NINKII MALIZ MAGAN GALAA

 

Erayada hal abuurka ayaa xanbaarsan macno kala duwan halka aad kadareemayso erayga hore sida ay ooga tanaasuleen sharafdoodii iyo kudhaqanka diintooda oo aan la ogalayn in wadanka lagu muujiyo shacaarta islaamka, Erayga danbana wuxuu xanbaarsan yahay macno ah in aysan ku yeelanaynin wadanka wax darajo ah iyo wax xurmo ah, Hal abuurka dhaanta lagu tumo waa kalmad sida maah maahdo oo kale waxay leedahay maco muuqda iyo mid qarsoon mihiimaduna waa ulajeedada macana weyn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Ferguson :D:D:D

 

cawaa nimaki Kashafa saaxiibadii ahaa meel baad kaga soo hadhay. :D

 

war hedde bal warkaaga ha la helo, adaa soo hadli karee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^ war waxaas Ngonge iyo cantarabaqashkiisa ayaa iga keeney. :D Asagaan ku jees jeesaaye :D Laakiin adi ninkaas A&T iska jir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Waa kaa! sow kuma sheegin :D

 

Adiga dawladda ku meel gaarka waad jeceshahay salafina waad tahay! ma maqashay qawlka culimada ee AL IRJAA'U DIINUL MULUUK?.

 

Sh. Al Awlakina waxaad lahayd isku Islaam ma nihin?, sida muuqata waxa ku soo gaaray kooxdii Ahlul Jarxi Wal tajriix! amase AL KHAWAARIJ MACAL CULIMAA' MURJI'A MACAL XUKKAAM!.

 

Budo & Biyo aa loo kala baxay sxb, dhinac raac!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Ka bood baan ku iri adeer :D

 

Sxb I am a Salafi and I believe there is no Jihad in Somalia right now as there is no Caliph. I also believe Al Shabaab to be khawarij.

 

I don't love the government, they have many faults. I simply support them because I believe it is XARAM to rebel against the ruler. If Ahmed Ibn Hanbal refused to rebel against his ruler after all the torture he endured, what makes us different?

 

As for Al Awlaki, if he incited Jihad, then I believe he has wronged and shook make sincere taqwa. I said, If he has done so, then we have to different aqeedahs.

 

I hope I have verified my position to you akhii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

I think you are Qadyani then! (unknowingly) Jihadku waa Qaa'im ilaa qiyaam al saacah!, wax aan is lahaynna ha isku qaldin, ma dawladdii cabbaasiyiinta ee Jihaadeysay, Diintana ku dhaqmeysay & waxan gaaladu wadataad isku keeneysaa!, Khawaarijta ayaa qofkii dembi ku dhaca tiraa isku caqiido ma nihin, ee ha deg-degen, adoon dad kale iska dhicineyn bal u fiirso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Sxb, the people of that time, including the Amir, were adamant that the Qur'an was created which goes against a major tenant of belief. Marka, if the Sheikh refused to revolt even after that, what gives us the right?

 

Let me ask you a question. Do you believe Sharif to be a gaal?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Loool@gadhka xiiroo adoo gun ah. Ferguson, nimanku soo heshiis ma galin? Oo wax looma ogolaan, xisbi cusub bey sameesteen oo kildhiga ayagaa madax ka noqon baan maqlee, waa maxay is dhiibkan aad sheegeyso ehe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this