Sign in to follow this  
Nasir

Ciidanka qaranka somaliland oo kubad la ciyaaray walaalahood ciidanka Ethiopia

Recommended Posts

Nasir   

HWN-Hargeysa:Naadiga Kubada Cagta ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee lagu magacaabo Gaashaan iyo Naadiga Ciidanka Qaranka Dalka Itoobiya ee Gobolka Hararge ayaa galabta ciyaar aad u xiiso badan ku dhexmartay garoonka kubada Cagta ee

magaalada Hargeysa.

 

Ciyaartaas oo ahayd mid aad u kulul oo ay labada naadiba ku soo bandhigeen

xirfad wanaagsan oo ciyaaryanahimo ayaa la isugu jawaabayay weerar iyo

weerar celis,waxaanay ahayd ciyaartii ugu horaysay ee ay magaalada Hargeysa

labadan naadi ku wada ciyaaraan,ciyaartan waxaa ka soo qayb galay madax iyo

masuuliyiin kala duwan oo u badnaa Saakiisha Hogaanada Ciidanka qaranka iyo

Taliska Guud.

 

Naadiga Ciidanka qaranka ee Gaashaan ayaa sagaashankii daqiiqo ee ay

ciyaartu socotay kaga badiyay Naadiag ay ciyaarta saaxiibnimo wada ciyaareen

ee Ciidanka qaranka Itoobiya hal gool,waxaanay ahayd ciyaar ay ku dheehan

tahay xamaasad iyadoo dadka ciyaartaas daawanayay ay la dhaceen qaabka ay u

soo bandhigeen ciyaartaas labada Naadiba.

 

Naadiga Kubada cagta ee Ciidanka qaranka Itoobiya ayaa shalay booqasho rasmi

ah ugu yimid naadigan kale ee Gaashaan,iyadoo ciyaartan iyo booqashadani ay

ku began tahay munaasibada Maalinta la asaasay Ciidanka Qaranka Somaliland

ee .

 

Gabagabadi Ciyaartan ayaa Kabtanada labada kooxood ay sheegeen inay sii wadi

doonaan ciyaaraha saaxiibnimo ee ka dhaxeeya labada Naadi iyadoo Naadiga

Gaashaan oo bishii hore badhtankeedii ugu tagay Naadiga Ciidanka Qaranka ee

Gobolka Hararge ee Dalka Itoobiya ciyaar tan la mid ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

Hashim wallalo, stop replying to him he getting worse and worse when u give him attention , let the admins see what he is writting.

 

lixle :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Originally posted by LANDER:

lixle,

saxiib I am curious as to what your avitar shows. Can you tell me.

Here it is Lander

 

sod004a_f.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hashim   

OG Girl, thanks as you said i will let the admin to do their job otherwise we regard this website one of the somaliland websites..

Share this post


Link to post
Share on other sites

hahahahahahahaha looooooooooool @ hashim and lixle!!! what did they say? hahahaha

 

Let them come back man!! I'm sure they have learned their lesson. Come on man, we are Somali we make worses mistakes than that.

 

Don't ban me too for "undermining your authority", cuz this site is so tight that you can crack a nut with your butt-cheeks

 

Nabd iyo Caano

 

hahahahahahahaha :D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this