Sign in to follow this  
Dhubad.

A/Yuusuf oo loogu baaqay in maleeshiyadiisa uu kala baxo gobolka Baay

Recommended Posts

Dhubad.   

Mogadishu - 23 June. 06 ( Sh.M.Network) Culuma udiinka, ganacsatada iyo waxgaradka ka soo jeeda gobolada Baay iyo Bakool ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somalia in maleeshiyadiisa uu kala baxo gobolada Baay iyo Bakool, ka dib kulan aan caadi aheyn oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Somalia, C/laahi Yuusuf Axmed

 

Waxgaradka, culuma udiinka iyo ganacsatada ka soo jeeda beelaha D&M ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed kaga hadlayaan dhinaatooyinka Malaeeshiyaadka Madaxweyne C/laahi Yuusuf ay ku hayaan gobolada Baay iyo Bakool.

 

Bayaan 10 qodob ka kooban oo ay soo saareen waxgaradkaasi oo maanta kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku sheegeen in maleeshiyaadka Madaxweynaha ay dhowaanahaan dilal aan loo aabo yeelin ay u geeysanayeen Ganacsatada, Malaaqyada iyo dadka rayidka ah ee ka soo beelaha D&M.

 

Waxgaradkaaan ayaa waxa ay xuseen in xilligii dowladda ay soo dageysay magaalada Baydhabo ay ku soo dhaweeyeen caleemo qoyan, balse dadkaasi loogu abaal guday in xasuuqyo lagula kacayo dadka bari mageydada ah ee ku dhaqan gobolada Baay iyo Bakool.

 

Macalin Cismaan Sheekh Ibraahim oo ka mid ah waxgaradkii ka hadlay kulankii maanta ayaa sheegay in aaneey raali ka noqon doonin dhibaatooyinka ay ka wadaan gobolada Baay iyo Bakool maleeshiyaadka Madaxweyne C/laahi Yuusuf, oo uu xusay Sheekhi xilligii dowladu ay ku sugneyd magaalada Jowhar aysan jirin dhibaatooyin ay u geysatay dadka magaalada Jowhar balse iyadu lagu caburin jirey halkaasi in ay u hogaansato maamulkii halkaasi ka arimin jirey ee Max'ed Dheere.

 

War saxaafadeedka ayaa sidoo kale lagu xusay in culumada D&M aanu raali ka noqon doonin ciidamo shisheeye oo la keeno dalka Somalia, iyagoo sheegay in ay la dagaalami doonaan ciidamada Ethiopia hadii mar kale ay ku soo xadgudbaan gobolada Baay iyo Bakool, waxaana ay ku baaqeen in dalka Somalia lagu dhaqo shareecada islaamka.

 

Qoraal saxaafadeedka ay soo saareen culuma udiinka, ganacsatada iyo waxgaradka ka soo jeeda gobolada Baay iyo Bakool ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sidoo kale waxa ay ku dalbadeen in si deg deg ah looga sii daayo xayiraadda lagu hayo idaacadda Shabelle Baydhabo oo maalintii 6aad hawada ka maqan, iyagoo ku tilmaamay in idaacadaasi ay aheyd mid dhex dhexaad ah oo dadka gobolada Baay ay kala socon jireen wararkii ugu dambeeyay ee caalamka.

 

Sidoo kale qoraal saxaafadeedka ayaa waxaa lagu yiri waa in cadaaladda la horkeebaa kuwii ka dambeeyay xasuuqii lagula kacay dad rayid ah oo habeen hore maleeshiyaadka Madaxweynaha ay ku rasaaseeyeen agagaarka Manaas xilli ay ku sii jeedeen Tuulada Idaale.

 

Ugu dambeyntii Qoraal saxafadeedka ayaa waxaa loogu baaqay Madaxweyne C.laahi Yuusuf in maleeshiyadiisa uu kala baxo gobolada Baay iyo Bakool, isla markaana aysan u dul qaadan doonin sii joogitaankooda.

 

Shabelle Media Network, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Sideedaba qofkii qof kale dilaa waa in sharciga la hor keenaa wuxuu doono ahahaadee, haddii ay maleeshiyada A/Y dilayn dad fara badan then waa sharciga la horkeenaa, simple is that..

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Somalia: We Call the President Withdraw His Militiamen From Bay And Bakol - Clerics

 

June 23, 2006

Posted to the web June 23, 2006

 

Mogadishu

 

Religious and intellectuals from Bay and Bakol Regions have vowed President Abdulahi Yusuf Ahmed to withdraw his militiamen from the area otherwise will meet dreadful consequences.

 

In a press release here at Mogadishu after intensive meeting, intellectuals urged Somalia government members from Bay and Bakol regions to stop supporting the evil acts against their fellow whom for the sake of them gained ranks including Ministers and lawmakers.

 

"We are very sorry about the killings and other inhumane acts by the militiamen from punt-land in bay and bakol regions" the press release read.

 

"The people in Bay and Bakol regions have welcomed the government with olive branches but unfortunately they are dealt with inhumanely in return" Molain Osman Sheik, one of the Intellectuals said.

 

"They have killed elder, business men and other innocent civilians indiscriminately" he added.

 

"We call them to leave Bay and bakol regions other wise the matter will be dealt as they need" he said

 

Relevant Links

 

East Africa

Civil War and Communal Conflict

Somalia

 

 

 

They also said that the idea of foreign troop's deployment in the country is some thing they disagreed vowing an Islamic court should soon be implemented in the area.

 

In their press release the intellectuals also condemned the closure of Radio Shabelle Station in Baidoa by the government and asked the radio must regain its rights back and transmit programs.

 

Finally they asked justice for the recent victims saying Abdulahi Yusuf should bring those assailants otherwise he will meet a blow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhubad you have just proven the point that Shabbele will concentrate on The TFG troops while ignoring their clans more than 6 year occupation. Let me make it clear those who need to leave are not the national army but the clan millitia run by Inda Cade, Cirfo, Goobale, Seerar.

 

Making up lies about Ethiopians and now TFG troops will not cover up the occupation of the southern areas.

 

Shabbele news lied about these supposed killings, as they lied about Ethiopian troops in Baidoa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Dhubad:

ka dib kulan aan caadi aheyn oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

 

Shabelle Media Network, Somalia

Mogadishu? Why not those in Baidoa? Isn't the whole parliament there along with the goverment troops. Why focus on a small contingent from Puntland?

 

Reer Baidoa can kick Yeey out any minute they wish. He is there by invitation anyways.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shabbele news lied about these supposed killings, as they lied about Ethiopian troops in Baidoa.

That ganacsade victim, by the name of Boonoow, Shabeelle kama been sheegin. He was killed by a militiaman kamid ah ciidamada C/llaahi Yuusuf. Waana lasoo qabtay, oo ninkaas dadkuu u dhashay ayee u taalaa waxee dalbadaan, hadee diyo rabaan iyo hadee wax kale sheegtaan.

 

Yes, Shabeelle waa buunbuuninee, but who doesn't? Each Soomaali "news" site waa buunbuunisaa waxa dano ugu jiro. All wax is dhaamo maleh.

 

And those 'culumadiinka, waxgaradka iyo ganacsatada' hadee dad jiraan yihiin, as opposed dad imagined by Shabeelle, would also talk about dadkooda degan Jubbada Dhexe iyo Shabeellada Hoose gumeysi lagu haayo, not dadka dhulkooda heysto ee reer Bakool iyo Baay. But, noo, Shabeelle danahooda ayee ka hor imaanee hadee ka hadlaan or won't report it.

 

Let them talk about masaakiinta dego Awdheegle, Daafeed, Qoryooleey, Kismaayo, Saakoow, Afgooye, Bu'aale, Baraawe, Marka, Janaale, Sablaale iyo meelaha kale oo cadaadis lagu haayo and their beero, too.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

He was killed by a militiaman kamid ah ciidamada C/llaahi Yuusuf. Waana lasoo qabtay, oo ninkaas dadkuu u dhashay ayee u taalaa waxee dalbadaan, hadee diyo rabaan iyo hadee wax kale sheegtaan.

 

Good news. The coward killer must face death. The rule of law must be upheld in Baidoa or where ever the TFG claims to rule. Haddii kale waa fawdo ee meesha ha la isaga kala yaaco waxba laguma hayee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by General Duke:

Dhubad you have just proven the point that Shabbele will concentrate on The TFG troops while ignoring their clans more than 6 year occupation. Let me make it clear those who need to leave are not the national army but the clan millitia run by Inda Cade, Cirfo, Goobale, Seerar.

Sxb, I don't care what shabelle concentrates on, but it is true those the melitia from Puntland has killed many innocent people in Baay and Bakool and they should be accountable for their action.

 

Can you tell me why your favourite website (Puntlandpost) didn't not reported this incident? They didn't coz they were concentrating on "Maxkamadaha oo bililiqo iyo kufsi u gaystay shacabka jowhar"Hakaa saarto !

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhubad, the whole story is a sham, as for the quote it was Geedi who claimed the courts raped and pillaged Jowhar and EVERY WEBSITE reported this.

 

Aas for the courts they and Shabbele are an interal part of the occupation as Inda Cade has been confirmed as the third most powerful man in the clan courts..

 

So my friend Shabbele is a clan outfit as are these so called courts...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhubad, the whole story is a sham, as for the quote it was Geedi who claimed the courts raped and pillaged Jowhar and EVERY WEBSITE reported this.

 

Aas for the courts they and Shabbele are an interal part of the occupation as Inda Cade has been confirmed as the third most powerful man in the clan courts..

 

So my friend Shabbele is a clan outfit as are these so called courts...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dhubad, the whole story is a sham, as for the quote it was Geedi who claimed the courts raped and pillaged Jowhar and EVERY WEBSITE reported this.

 

Aas for the courts they and Shabbele are an interal part of the occupation as Inda Cade has been confirmed as the third most powerful man in the clan courts..

 

So my friend Shabbele is a clan outfit as are these so called courts...

Share this post


Link to post
Share on other sites

First, these troops are federal troops and not a "maleeshiyadiisa". second, as sad as the whats has happened is, no group of people or clan can till the government were to station and train troops. Thrid, we only seem to getting one side of the story. Fourth, if such people who want the government to station there troops somewhere else, we would have gotten that info from news sources from that specific region rather than shabale. Lastly, if they really did that, they are a disgrace to their state and should be sent back were they would be shot if they did such things. also, how unpatriotic of some people to constantly discredit young men who are willing to endanger their own lifes to restore calm to that volatile region of nation and guarantee the safety of government officials. Is your hatred(which fail to understand) of the man that deep? I get, loud and clear, some of you don't like president Abdullahi Yusuf. What i don't get is why this also leads to a hatred of the government itself, puntland, federal troops and a host of other people. Which one is it, the man, the government or puntlanders in general. Be honest guys becouse without honesty, we can get nowhere. what is the source of your hostility?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^The hate is against the Puntland Militia who killed the innocent people in Bay and Bakoole region. Can't you not understand that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

So my friend Shabbele is a clan outfit as are these so called courts...

So as all other Somali web site....

 

 

Go figure:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guhaad   

clashes/conflicts are inevitable between the locals and the troops/PL militia in Baydhabo. the most important thing is not how it can be stopped altogether as much as it is being resourceful enough in solving them when they arise, preferrably in a peaceful manner. but what is amazing is how conflicts whether minor or major are used/expressed in different news outlets. its only that after reviewing different channels can one truly be objective, or perhaps get a glimpse of truth. One thing I know is shabelle.com isn't the best one out there, and certainly not the worst. they are serving their interest as much as any other site, though at times it does take it to the extreme. I hate when they display pictures and comment below them such remarks as:

 

 

hebel oo indhahaa xiran

'

'

'

asaga oo dhulka yaala

'

'

'

xabbadii oo lagu bilbilayo

 

^i don't know what good this is doing, but it must be very important to shabelle.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this