Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Defense Minister Honored

Recommended Posts

Hargeysa (Jam)- Tifatiraha Guud ee jariidadda The Somali Voice [codka Soomaalida] oo ah bile ka soo baxa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska Mr. Kaysar Cabdillaahi Maxamed, ayaa shalay shahaado-sharafyo guddooniysiiyey Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Md. Cabdillaahi Cali Ibraahim iyo Taliyaha Ciidammada Qaranka Nuux Ismaaciil Taani.

Xafladdii shahaadooyinka lagu guddoonsiiyey taliska guud ee ciidanka qaranka ee magaalada Hargeysa, ayuu Mr. Kaysar ka sheegay in abaalmarinnadi ka dambeeyeen guulaha ballaadhan ee ciidammada qaranku ka soo hooyeen dagaalladii ay maleeshiyeedka Puntland kaga saareen magaalada Laacsaanood iyo qaybo badan oo ka mid ah Gobolka Sool, taas oo suurtogalisay in ay jiidahaas si buuxda gacanta ugu qabato Somaliland.

Wuxuunna intaa raaciyey Tafatiraha Somali Voice in masuuliyinta difaac qaranka iyo ciidammada jiidda horeba ay u soo hooyeen Somaliland, sidaa darteedna bulshada reer Somaliland ka mudan yihiin in hiil iyo hooba lala garab joogsado, taasina ku keliftay Somali Voice ahaan inay shahaado sharafka guddoonsiiyaan.

Wasiirka Gaashaandhigga Md. Cabdillaahi Cali Ibraahim, ayaa aad uga mahadnaqay Mr. Kaysar iyo Somali Voice-ba sida qadarinta leh ee ay u soo qiimeeyeen Wasaaradda Difaaca iyo taliska ciidammada qarankaba iyo sida ay mar walba u xasuusan yihiin iyaga iyo jaaliyadaha reer Somaliland ee qurbaha ku nooliba, isaga oo xusay wasiirku in Kaysar Cabdillaahi Maxamed iyo jariidadda uu ka socdayba muujiyeen waajibaadka ka saaran dalka niyad ahaan, magac ahaan iyo manfac ahaanba, wuxuunna soo jeediyey in ummad ahaan markasta loo midaysnado difaaca dalka iyo ilaalinta qarannimada Somaliland, lagana shaqeeyo horumarkeeda iyo xasilloonideedaba.

Waxa isaguna hadal kooban oo mahadnaq ah halkaa ka jeediyey Taliyaha Guud ee Ciidammada Qaranka Somaliland, Nuux Ismaaciil Taani oo xusay in shahadooyinka la guddoonsiiyey ay mutaysteen oo iska leeyihiin ciidammada qaranka ee hadh iyo habeen heeganka ugu jira difaaca dalkooda.

Taliyuhu waxa uu sheegay in shaqada ciidanka qaranku hayaan iyo guulaha ay ka soo hooyeen Laascaanood, aanay ahayn mid ay ammaan iyo mahadnaq ku doonayaan, balse ahayd waajib qaran oo saarran oo ay gudanayeen, waxaannu xusay in haddii waajibkii shacbiga reer Somaliland ku laheeyeen ciidammada qaranka lagu ammaanay ee lagu sharfay ay iyaguna ka mahadnaqayaan.

Waxa kale oo taliyuhu tilmaamay in waajibkii qaranku ka sugayey ciidammada ee ahaa sugidda xuduudaha dalka ay inteedii badnayd dhammaystiran tahay, iyada oo inta yar ee hadhayna dhammaystiri doonaan oo aanay ku adkayn gaadhista xuduudaha dalka ee bariga.

Jamhuuriya Online

Share this post

Link to post
Share on other sites

Hargeysa (SDWO 25/12/07)- Tifatiraha Guud ee jariidadda The Somali Voice [codka Soomaalida] oo ah bile ka soo baxa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska Mr. Kaysar Cabdillaahi Maxamed, ayaa shalay shahaado-sharafyo guddooniysiiyey Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Md. Cabdillaahi Cali Ibraahim iyo Taliyaha Ciidammada Qaranka Nuux Ismaaciil Taani.

I think also the commander of the SL Defence forces in Sool Col. Dhabdable as well as the Governor of Sool region and the Mayor of LasAnod town deserve to be recognised for a job well done.

But I think General Nuuh Taani should be commended. Since he took helm of the forces he has done a remarkable job. Well done to all.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this