Sign in to follow this  
Suldaanka

Puntland Minister admits government officials work with Kidnappers/Criminals

Recommended Posts

Yup, from the donkey's lips, Puntland bigwigs are part of the organised criminals who are engaged in kidnappings, seajackings and human traffickers.

 

 

-------------

 

Puntland: " Wey jiraan dad la shaqeeya Burcada kana Mid ah dawladda Puntland" Axmed Siciid Aw- Nuur wasiir ka mid ah Xukuumada Cadde Muuse.

18. marts 2008

 

 

Puntland(AllPuntland)- Wasiirka Kulluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland oo ka hadlay Sii deyntii Markab laga lahaa dalkaasi Ruushka uu mudo lugu heystay Xeebaha dawlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ,wuxuuna arimahan uga hadlay Wareysi uu siiyay Idaacada BBC-da.

 

Axmed Siciid Aw-Nuur wuxuu eedayn balaaran usoo jeediyey madaxda Ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa Agagaarka Markabkaasi ,kuwaasoo uu sheegay in ay hodeen ciidamada Bileyska ee Maamulka Puntland wuxuuna sheegay in aysan marnaba dhacdeen arimahan oo kale.

 

Wuxuu shaaca ka qaaday in ay lacago qaateen dadkii Markabka heystey ,wuxuuna dafirey in ay Puntland arimahaasi oo dhan wax ka ogeyn oo ay qeyb ka ahayd in ay Kooxaha afduubka wax uheystaa qaataan Lacagaha faraha badan ee intaan Le'eg ,inkastoo uu sheegay in ay talaabtaasi ahayd mid Mamnuuc ka ah Caalamka.

 

Axmed Siciid wuxuu intaasi ku darey in looga baahan yahay Bulshada Puntland in ay ka hortagaan kooxaha Wax afduubaya ,isagoo markaasi sheegay in ay Xukuumada Puntland talaabo cad ka qaadeyso Kooxaha dhibaatooyinka ugeysanaya Gaadiid Badeedka Maraya Xeebaha Puntland.

 

Wasiirkan oo la weydiiyey in ay jiraan Xubno ka tirsan Maamulka Sare ee Puntland oo lashaqeeya arintan ayuusan meesha ka saarin ,isagoo sheegay in ay jiraan dad ka mid ah ciidamada amaanka ee Puntland oo la shaqeynaya Kooxaha Burcad Badeedaa ,oo uu sheegay in ay badatey dhibka ay ka wadaan Xeebaha Is Maamulka Puntland.

 

" Wey jiraan In dad ka mid ah Ciidanka amaanku ay dhibaatooyin ka wadaan Xeebaha Puntland ayna la shaqeeyaan Kooxaha Burcada ee Maraakiibta maraya Xeebaha Soomaaliyeed dhibaatada ugeysanaya" Wasiirka Kulluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Axmed Siciid Aw- Nuur.

 

Xaqiijinta wasiirka ee ah in ay jiraan dadka lashaqeysta Kooxahaasi wax afduuba ,ayaa soo iftiimineysa warar soo baxayay oo sheegayay in ay jiraan Wasiiro iyo Saraakiil ka mid ah Maamulka Madaxweyne Cadde Muuse oo la shaqeeya Kooxaha Burcad Badeedaa ee Maraakiibta Afduuba.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Hahahhaa, like your the leader of your tribal area doesn't use the terrorist card. Didn't he blame the executions of the foreigners on Al Qaeda, doesn't he show pics of people he arrested for being terrorists? Isn't one of your reasons to for independance so you can help fight terrorism. The best part about your leader riyaale is that he says we arrested al qaeda but then he gives them clemecy from death. My tribe good, your tribe bad right?

Share this post


Link to post
Share on other sites

tribe-minded haye ,,,,,,,

 

 

The whole world use the terorrist card sxb but this old man just doesn't know when ,,,, :D

 

that is the difference ......

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

Tell me something new sxb ,,,,, this was known from the beginning.

^ :D

 

Cadde Muuse built a number of high-end houses and appartment blocks in Dubai. I think these companies that were extorted by this crime syndicate should take action to recover their money.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this