Sign in to follow this  
BiLaaL

Sheekh Shariif: Dagaalka waa mid dheeraan doona

Recommended Posts

BiLaaL   

Mogadishu 26, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa waxa ay sheegeen in dagaalka ay kula jiraan ciidamada dowladda Ethiopia uu yahay mid aan dhamaaneyn, isla markaana sii dheeraanaya, iyagoo ku macneeyay gobolada ay ka soo baxeen dib u gurasho xeelad dagaal, dagaalkana ay ka badaleen qidadii hore.

 

 

Sheeikh Shariif Sheekh Axmed, Gudoomiyaha maxkamadaha islaamka

 

Gudoomiyaha golaha fulinta maxkamadaha islaamka Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta markii ugu horeysay soo hadal qaaday dagaalo 8 maalmood jirsaday oo ku dhex maraya Somalia ciidamada maxkamadaha iyo kuwa Ethiopia oo ay la socdaan ciidamada dowladda ayaa waxa uu sheegay in ay badaleen qidadii ay ku wadaan dagaalka, isla markaana dagaalka uu qaadan doono sanado, maadaama aysan heysan hub xooggan oo uga hortagaan ciidamada Ethiopia.

 

Waxa uu sheegay in ay jiraan wada hadalo ku dhex maray dowladda Ethiopia magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka, iyadoo Ethiopia ay shuruudo adag oo aan u cuntamin maxkamadaha ay halkaasi ku soo bandhigtay, islamarkaana ay ku gacan seyreen.

 

Sheekh Shariif waxa uu sheegay in maxkamadaha islaamka Somalia ay sii wadi doonaan dadaaladooda ku aadan difaaca dalka iyo diinta, isagoo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in ay joogto Somalia kooxo argagixiso ah.

 

Hadalka Sheekh Shariif ayaa ku soo beegmay xilli maalintii 8aad dagaalo ay ka soconayaan gudaha Somalia, iyadoo ciidamada dowladda Ethiopia ay cir iyo dhul kaga soo duuleen Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Wadaada waxa uga fudud iyago yidhaa waxxan la dagaalamaynaa TFG oo ann awood iyo wax tar toona u lahayn umada soomaaliyeed. Adiga oo jabhada dal ma difaaci kartid waayo massul kama tihid wadankan aad dafacysoo caalamkaad la hadlasanaa waxay kuu arkaa Jahad la mida kuwii hore oo maamul doonaa inaad caawinimimo caalam oo diblaasiya ka heshaa ma suurtoobayso.

 

Nimankan wadaada waxaa ku haboon inay dib isugui noqdaan oo ay daraasad ku sameeyaan waxay siyaasadooda ku qotonto. Way ka xumaatay oo markiiba waxay isa siiyeen awood iyo guulaa aan dhaxal gal ahayn. Inta ay aflagaadata iyo gujada dadka ku bilaabayaan ama aay Khat joojin iyo waxaan loo joogin wakhtiga iska luminayaan waxay ahayd inay siyaasad dabacsan dadka kula socdaan oo raxariisle tusaan inay waxay TFG u qaban wayday u qabanayaa dabadeed siyaasad DIBLAMAASI oo qabaw ayay ku qabsan lahaayeen Cabdilahui Yey iyo xabashidana kaga takhulisi lahaayeen.

 

 

I agree with him in one regard, this “CIVIL WAR” between Puntland and ICU will last a long time. It will rejuvenate the warlord system in the south.

 

 

They should know better. This isn't a war between two countries. There is no front line. Ethiopia is fighting you inside of your own homeland. However you looked at it, Somali people is gonna suffer more casualties.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^^ the xabash that speaks Somali, long time no see, wlc back, I thought you only defended the secessionist mafia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sumaya3   

I can't belieave Somalies are still thinging about qabiil even after 15 years of doing just that. :mad: :mad: :mad: Somaliyeey aduunku wuu kala baxay Gaal iyo Islaam ... the choice is yours. People who think this war is about Qabiil.. think again! :rolleyes: :rolleyes: :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Originally posted by me:

^^learn how to spell the word first.

Mind is terrible thing to waste dawg.

 

How else would I spell "tutoring"? The simple way of teaching you how to behave, talk and write in public…Now where is my money son?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Sumaya3:

Somaliyeey aduunku wuu kala baxay Gaal iyo Islaam ... the choice is yours.

I choose Islaam. Allahu Akbar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sumaya3   

I misspelled some words because I was outraged by your comments! I couldn’t believe what I have read. Your argument is all based on Qabiil… all of you guys”TFG supporters” know your support for them is based on Qabiil.. can you truly say that is not true?(between you and Allah) Of course not and you know it! Think about well being of the Somali people not just your Qabiil(or your Qabiil ruling the country if there is one left)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jaylaani:

Wadaada waxa uga fudud iyago yidhaa waxxan la dagaalamaynaa TFG oo ann awood iyo wax tar toona u lahayn umada soomaaliyeed. Adiga oo jabhada dal ma difaaci kartid waayo massul kama tihid wadankan aad dafacysoo caalamkaad la hadlasanaa waxay kuu arkaa Jahad la mida kuwii hore oo maamul doonaa inaad caawinimimo caalam oo diblaasiya ka heshaa ma suurtoobayso.

 

Nimankan wadaada waxaa ku haboon inay dib isugui noqdaan oo ay daraasad ku sameeyaan waxay siyaasadooda ku qotonto. Way ka xumaatay oo markiiba waxay isa siiyeen awood iyo guulaa aan dhaxal gal ahayn. Inta ay aflagaadata iyo gujada dadka ku bilaabayaan ama aay Khat joojin iyo waxaan loo joogin wakhtiga iska luminayaan waxay ahayd inay siyaasad dabacsan dadka kula socdaan oo raxariisle tusaan inay waxay TFG u qaban wayday u qabanayaa dabadeed siyaasad DIBLAMAASI oo qabaw ayay ku qabsan lahaayeen Cabdilahui Yey iyo xabashidana kaga takhulisi lahaayeen.

Waan ku raacsanahay Jaylaani arrinkan. Maxaaakiimta ayagaa ku ciyaaaray fursadii aay heleen oo aay noqdeen kuwa calooshood-la-cayaara (not all of them) o power doon ah had iyo gooraalena dagaal iyo qori caaradiisa wax ku raadinayey haddana maxay isku keeneen iyo dad soomaliyeed dagaal ku dhintay micno darro ah. Indhacadana & co. Xajka ka sii aadeen!

 

Waa la yaabay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am kind of bored with the clan courts statements, they talk a great deal.

 

Jaylani: what nonsence the secesionist hope for a prolonged civil war. However if you look closer, the comander of the central regions is Col Qaybdeed, the Hiiraan front is Col Mukhtar, Gen Badmaceye, all are from the clans of Mogadishu and a renowned individuals.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this