Sign in to follow this  
General Duke

Jowhar: Electricity for all Somali districts

Recommended Posts

DKM oo Sheegtay in Koronto Siindoonto Gobalada Dalka oo Dhan

E-MAIL THIS PRINT THIS

 

Liibaan Cabdi Cali

Wasiirka Tamarta ee DKMG ah Maxamed Nuuraani Bakar ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay magaalada Jowhar waxa uu ku sheegay in goor dhow wasaaradiisu ay qorshaynayso in ay dhawaan ka howl bilowdo gobllada dalka oo ay koronto siiso.

 

Wasiirku waxa uu sheegay in wasaaraddiisu ay haysato ballanqaadyo caalami ah oo la doonayo in dalka Somalia looga hir galiyo koronto ay dadku si hufan uga haqab beelaan.

 

Macada siday DKM ay ufulindoonto balanqaadkaas ayadoo lawada ogsoonyahay in ay san kawada talanin gobalada dalka oo dhan, islamarkaasna aysan lahayn tabar dhaqaale oo ay arintaas ku fuliso.

 

 

 

Dhinaca kalena Ra'iisul wasaaraha dowaldda kmg ah Cali Maxamed Geeddi iyo wasiirkiisa Tamarta Maxamed Nuuraani Bakar ayaa maanta baaq nabadeed waxa ay u jeediyeen beelaha ku dagaal lamaya tuulada Kuunya barroow ee gobolka Shabeellada hoose

 

Bayaan si wada jir ah ay uga soo saareen maaalada Jowhar ayay labada mas'uul ku sheegeen in ay ka xunyihiin dagaallada soo noqnoqday ee ka dhacay deegaankaasi Kuunya barrow iyo deegaanno kale oo dalka Somalia ka mid ah,

 

 

 

Waxa ay ka dalbadeen odayaasha dhaqanka iyo dhammaan dadka nabadda jecel in ay doorkooda ka ciyaaraan sidii loo damin lahaa colaadda labada beelood ee walaalaha ah ku dhex maraysa halkaasi.

 

Waa bayaankii ugu horreeyay ee xubnaha labada gole ee dowladda kmg ah ee Somalia ay ka soo saaraan arrimaha dalka tan iyo markii ay soo gaartay dowladdu magaalada Jowhar ee xarunta gobolka shabeellada dhexe,oo haatan ay ka soconayaan dhaqdhaqaaqyo kala duwan oo dowladeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jason,

 

China already donated 90 power generators and thats a good start some towns have some electricity but most dont so its a first step. The plan is audacious and claims of electricity for all an esageration but this is what we need real issues and not Xamar is capital and Warlord what his name is mad...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this