Sign in to follow this  
Juje

President Sharif's State visit to UK + Pics

Recommended Posts

Juje   

Madaxweyne Shariif oo ayraborka london lagu....

 

shariif.jpg

 

Madaxweynaha dowladda KMG ah Sheekh Shariif iyo wafdi uu horkacayay ayaa saakay shantii iyo barka xiliga London ee aroornimo waxaa uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee Heathrow Airport iyadoo ay halkaasi ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka socota wasaarada Arimaha dibada.

 

Madaxweynaha la filayaa saacad kadib in uu ka qudbadeeyo xarunta cilmi baarista ee Chatam House, waxaana madaxweynaha uu halkaasi kaga warami doonaa xaaladaha cakiran ee dowladda horyaala iyadoo aanu isku dayi doono inaan caawa idiin soo gudbino qudbada Madaxweynaha haduu ala idmo.

 

 

 

A.Afey

 

Diirad Live News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^You realize he put on Khamiis on Friday, faces Makkah to pray five times a day, speaks Arabic fluently, his eye glasses made in Cairo, shoes in Dubai, dress in Lebnon and visiting Saudi Arabia next week.

 

Juje: Please re-size the pictures. Midkan maxaa mar walba iyo meel walba daba dhigay madaxweynaha. Sidii qoftoo odageeda wardiyo ka heysa ayuu sawir walba ugula jiraa. Wuxuu u xusuusiyey nin dukaan lahaa oo markii shakiga batay islaantiisa ay bilaawday inay dukaanka la gaddo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

LOL @ "Wuxuu u xusuusiyey nin dukaan lahaa oo markii shakiga batay islaantiisa ay bilaawday inay dukaanka la gaddo" :D:D

 

Jacphar, I wouldn't get to such extremes, but close enough relationship. Shariif Sakiin is simple the puppet master of our dear old president. When Sakiin says "jump!", the president replies, "how high?"

 

So far, this working relationship has done wonders for the well being of the TFG leadership, wouldn't you say... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this