Sign in to follow this  
General Duke

Low intesity fighting continues....

Recommended Posts

Dagaal xoogan oo ka soconaya Kiliyadii Jaalle siyaad, kadib markii ciidanka dawladu galeen aagaas.

Dagaal xoogan ayaa ka soconaya Kiliyadii Jaalle siyaad iyadoo dagaalkaani uu bilowday maanta duhurkii iyadoo ciidamada dawladu ay aagaas galeen iyagoo taageero ka helaya Ciidamada Ethiopia, dagaalka ayaa hada usoconaya si kulul iyadoo madaafiic lagu garaacay guryo ay dushooda hoobiyayaal iyo qoriga baasuukaha loo yaqaan ka soo tuurayaan kooxaha wax iska caabinta.

 

waxaa la xaqiijinayaa inay dhimasho fabaradani jirto walow aan wali wax dhimasho ah laga soo saarin aagaas oo xabadu si xoogan uga soconayso iyadoo dad kooban oo dhaawacyo fudud qaba oo lugohooda maalayaa u carareen goobaha caafimaadka.

 

Ciidamada dawlada ayaa saacadihii la soo dhaafay ku aad usoo buuxiyay aaga Kuliyadii Jaalle siyaad kadib markii Raisal wasaaraha somalia ugu baaqay in halkaasi ay isaga fogaadaan dadka rayidkaa si dawladu hawl galo uga fuliso.

 

Dagaaladan ayaa siwayn looga dareemayaa inta badan Muqdisho iyadoo daryanka madaafiicda laga maqlayo inta badan Muqdisho dadkuna ay isaga qaxayaan Magaalada.

 

 

Wixii soo kordha haka dheeraan shabakadda www.allmudug.org

Allmudug.org news desk.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MUQDISHO: Warar dheeraad ah oo ku saabsan dagaallo saakay ka qarxay agagaarka Kulliyaddii Jaalle Siyaad

 

Posted to the Web Mar 23, 14:36

 

 

Muqdisho (PP) – Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku dhintay sida la xaqiijiyay tiro kale oo ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal saakay ka qarxay agagaarka kulliyadda Jaalle Siyaad oo ay maalintii saddexaad ku dagaalamayaan ciidammada Dowladda iyo kooxo ka soo horjeeda.

 

 

 

Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaalkaas oo ahaa mid qaraar ayna labada dhinac isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan uu ahaa midkii ugu xogganaa ee ka dhaca agagaarka Kulliyadda Jaalle Siyaad, waxaana dagaalkaan lagu sheegay inuu ahaa mid ay ku itaal roonaadeen ciidammada Dowladda.

 

 

 

Ilo wareedyo ku dhowdhow goobaha dagaalka ka dhacay ayaa waxay u xaqiijiyeen Puntlandpost in dagaalkaas uu ahaa mid xooggan isla markaana ay labada dhinac isku adeegsadeen hubka noocyadiisa kala duwan, waxaan la sheegay inay labada dhinac isku adeegsadeen hoobiyeyaal aad u fara badan.

 

 

 

Dhaawacyada kooxaha ka soo horjeeday Dowladda Federaalka Soomalaiya ayaa waxaa la marsiinayay waddada soddonka ee Muqdisho, iyadoo la geynayay goobaha caafimaadka ee ku yaalla Muqdisho, waxaana goobahaas oo aanay saakay joogin wax dhaqaatiir ah ayaa haddana la sheegayaan in dhaawacyada ay iska yaallaan gudaha Isbitaallada iyagoo aan haysan wax daweyn ah.

 

 

 

Haatan dagaalka waa mid qabo, waxaase laga cabsi qabaa inay dagaallo kale ka curtaan isla maanta, iyadoo kooxda ka soo horjeedda dowladda ay ku andacoonayaan inay doonayaan inay ciidammada dowladda ka saaraan goobaha ay ku jiraan.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: jantiile@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think their only objective is to purge and rob as much as they can, get wealthy in the process and kill their enemies at the same time.

 

Its a tragedy that the somali people in the south find themselves in the postion that they are. I hope that the day will come soon when their suffering wil end.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^To get rid of them disarm them, kille them ir little noises. They were spared because of their elders but no longer mate...

That's easier said than done. Three days of fighting, the TFG barely made any headway. These are not little noises that could easily dispersed.And this is already being played as clan warfare. Time is not the goverment's side. A prolonged clashes will only benefit the insurgency.

 

How realistic is this mission of pacifying Xamar by force.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Che, we have come to know that all is not what it seems, the groups fighting have had no real sucees in repulsing the TFG, who are moving into the areas affected at a measure of their choosing, their clan reps came out today to negotiate, that has done nothing, I have heard Abdiqasin wanted an audiance with the Press that has been turned down. You hear all the clan chest beating.

 

Three days of very low intense fighting and the group responsable is being sheperded into a small corner. The heavy armour has yet to be deployed...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muqdisho: Dagaal xoogan dib ugu bilowday magaalada Muqdisho.

 

23. Mar 2007

 

Muqdisho(AllPuntland)-Dagaal xoogan ayaa mar kale dib ugu bilowday Kulliyada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, dagaalkaasi oo u dhaxeeya ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Itoobiya oo dhinac ah iyo maliishiyooyin hubeysan oo kasoo horjeeda dowladda KMG ah.

 

Dagaalkan oo si xoogan u socda ayaa waxaa uu bilowday barqanimadii maanta iyadoo labada dhinac ay isku adeegsanayaan madaafiicda cul culus iyo kuwa fudud.

 

Khasaaraha rasmiga ah ee dagaaladan maanta dib ugu bilowday ayaan la ogeyn inkastoo dagaaladan ay galeen maalintiii Sadaxaad, waxaana soo kordhaya dhaawacyada la dhigayo goobaha caafimaadka iyo barakaca dadweynaha ku nool goobaha dagaalada ay ka socdaan.

 

Cali Muxiyaddiin Cali

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaal maalintii 3aad ka qarxay kuliyadii Jaalle Siyaad ee Magaaladda Muqdisho

Last Updated::2007-03-23 13:47:00

 

Muqdisho:- Wararka hadda nagasoo gaaraya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in uu goor dhaweyd dagaal xoogan uu kabilawday agagaarka kuliyadii jaalle siyaad ee Muqdisho.

 

Dagaalkaan ayaa lasheegayaa inuu kaxoogbadanyahay dagaaladii dhawaan kadhacay magaaladda muqdisho dagaaladani oo ay isaga hor imanayaan ciidamadda DF oo kaashanaya kuwa Itoobiya iyo kooxo kacdoon kawadda magaaladda muqdisho oo ay ku jiraan Qabaa,il gadoodsan .

 

Dagaalkaan yaa la'isu adeegsanayaa hubka noocyadiisa kaladuwan iyadoo daryanka madaafiicda lagamaqlayo guud'ahaanba magaaladda muqdisho. Gabi'ahaanba waxaa istaagay maanta ganasiga magaaladda oo dhan iyadoo magaaladu ay xiranyihiin gooboha lagu ganacsado.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Originally posted by General Duke:

Dagaal xoogan ayaa ka soconaya Kiliyadii Jaalle siyaad iyadoo dagaalkaani uu bilowday maanta duhurkii iyadoo ciidamada dawladu ay aagaas galeen iyagoo taageero ka helaya Ciidamada Ethiopia, dagaalka ayaa hada usoconaya si kulul iyadoo madaafiic lagu garaacay guryo ay dushooda hoobiyayaal iyo qoriga baasuukaha loo yaqaan ka soo tuurayaan kooxaha wax iska caabinta.

 

waxaa la xaqiijinayaa inay dhimasho fabaradani jirto

How is that low intensity?

Share this post


Link to post
Share on other sites

JAY,

 

That is exactly what i was thinking.

 

Duke, most of the articles that i have read and some of the ones that you have posted show the real graveness of the situation in the south and especially mugdisho.

 

so for you to come on here and talk about 'low intensity fighting' and making it seem like it is a little skirmish is a real blow to the people who have endure this on daily basis and is like rubbing salt in their wounds

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xalane,

 

The government hasnt got any force. The etho's and ugandan's are the ones fighting the somali people. Ina Yey would not stand a chance with the support of the foreigners

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Sooner or later the Ethiopians and its puppets will be ousted.

 

Tigray founded so called governments' days are numbered.

 

 

Mr. Che, there is no government in place, don't abuse the term man. These are merely few clan militias who have gotten the help of the Xabashis fighting in Muqdisho against the locals. That is basically it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this