Sign in to follow this  
Qudhac

SSC FOUNG OUT AS MONEY MAKING JUNTA

Recommended Posts

Qudhac   

the money that has been collected for the attainment of "FREEDOM" has already gone missing as the qurbo joog tribal minded folks are fooled once more by another JNM....

 

waxaana naloo soo sheegay si aanu ula socono in dhaqaalahaas gaadhaya $10.000 tobon kun oo doolar oo lagu soo diray xawilaadda tawakal expresss,iyadoo uu ku qoran yahay magaca Faarax Mire Kalce ama Faarax Ahmed Maxamed oo ahaa guddoomiyihii hore ee jaaliyadda SSC MNPLS sida naloo gudbiyey. Waxaana loo wareejiyey Xawaalada kaah, lacagtaas oo loo diray magaalada boocame.

 

:eek: :eek:

 

 

dhaqaalahaasi muu galin gacanta dadka u ololeeya SSC ama ku shaqeeya falantariga ah ee ka jira carriga maraykanka.

waxaa laga ururiyey oo kaliya mnpls ama mn waxaana laga reebay xisaab xidhkii markii lala xisaabtamayey guddoomiyaha sida aan ku helay ilo xogogaal ah oo ahaa ku wii noo sheegay in dhaqaalo la leexiyey oo ladaba marteeyey xitaa guddigii lashaqaynayey.

ka dib marakan baadhitaan ku samaynay,mana galin jeebkii guddiga mnpls waxaana leexsaday nin gaar ah oo ah guddoomiyihii hore ee gobolka mnpls.

 

FULL STORY

WWW.boocameonline.com/w-p/?p=1140

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool@another JNM, these guys were never serious to begin with . so the former chairman of Minneapolis, eeh gudi ku sheega khusuusiga ayaa lacagti Meel ku aastay , easy money making weye. It’s a nice idea set up a cyber clan state ,and collect money.

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gudoomiyihii Hore ee Jaaliyadda Minnesota Oo Leexsaday lacag Ay Leedahay SSC-

Lasanod Online. Monday, June 14, 2010

 

 

 

Sawir kayd ah.

 

 

 

Minneapolis,(Lasanod Online)- Waxay shabakada Boocame heshay xogo lagu kalsoonyahay oo xaqiiq ah, kuwaasoo majaxaabinaya isku duubnida dadka SSC.

 

 

Waxaan horay u soo bandhignay inaanu hayno sir ku saabsan dhaqaalo la ururiyey ama hantida Dadweynaha SSC oo loo leexiyey meelo aan munaasib ku ahayn ama aan la isla ogayn, iyadoo ujeedada ka danbaysa ay tahay burburka iyo khal khal galinta ssc iyo masuuliyad darro in si xisaabtan laaana loo isticmaalo xoolaha dad waynaha.

 

Dhaqaalahan oo laga dhacay Gobolka Minnesota khaasatan MNPLS ayaa waxaa laga qaaday shacabka haween iyo ragba ee gobolka MN. waxaana dhaqaalahan ururinayey sida ay shabakadu heshay guddi u khaasa ah,waxaa kaloo shabakadu heshay in dhaqaalahaasi mid la mid ah ay ururinayeen shacabka reer puntland ee MNPLS taasoo lagu hagaajineyey guddoomiyihii hore gobolka Minnesota .

 

Dhaqaalahaasi muu galin gacanta dadka u ololeeya SSC ama ku shaqeeya falantariga ah ee ka jira carriga maraykanka. waxaa laga ururiyey oo kaliya mnpls ama mn, waxaana laga reebay xisaab xidhkii markii lala xisaabtamayey guddoomiyaha sida aan ku helay ilo xogogaal ah oo ahaa kuwii noo sheegay in dhaqaalo la leexiyey oo ladaba marteeyey xitaa guddigii lashaqaynayey. kadib marakan baadhitaan ku samaynay,mana galin jeebkii guddiga mnpls waxaana leexsaday nin gaar ah oo ah guddoomiyihii hore ee gobolka MN.

 

Waxaa kaloo jira sida ay shabakaddu heshay dhaqaalo gaar ah oo laga qaaday shaqsiyaad ka soo jeeda dadka reer puntland ee Maraykanka khaasatan gobolka Minnessota sida ay shabakadu ku heshay ilo xogogaal ah oo ku sugan carriga maraykanka Minnesota.

 

Waxaa hadaba sabtidii hore ee ay taariikhdu ahayd juun 5 nalagu soo wargaliyey inan la socono dhaqaalo laga soo diray gobolka Minnesota oo ay lahaayeen shacabka ssc ama loo ururiyey SSC, kaasoo uu guddoomiyihii hore ee magaalada mnpls Faarax Mire Kalce- oo hada ku nool gobolka Minnessota horena ugu noolaan jiray Talyaaniga iyo Dalka Kanada, uu lacag dhan tobon kun oo doolar $10.000 tobon kun oo doolar, inuu ka diray xawilaadda tawakal express, waxaana ku qornaa mudane Faarax Mire Kalce goddoomiyihii hore ee Gobolka Minnessota.

 

Waxaana naloo soo sheegay si aanu ula socono in dhaqaalahaas gaadhaya $10.000 tobon kun oo doolar oo lagu soo diray xawilaadda tawakal expresss,iyadoo uu ku qoran yahay magaca Faarax Mire Kalce ama Faarax Ahmed Maxamed oo ahaa guddoomiyihii hore ee jaaliyadda SSC MNPLS sida naloo gudbiyey. Waxaana loo wareejiyey Xawaalada kaah, lacagtaas oo loo diray magaalada boocame.

 

Waxay tahay tobonkun,waxaa laga qaaday sadeex kun oo doolarka maraykanka ah.3.000../Markay gaadhay degmada boocame. labo kun 2.000 waxaa looga qaaday doolar ahaan. 1000 kun doolarna waxaa loo qaaday cash ahaan.

 

Waxayna hadda taalaa xawilaada boocame caawa oo ay noo tahay Axad ama soo galayso isniin waxay kusugan tahay, ama taalaa $7000 kun oo doolar oo hantidii ssc dadwaynaha reer mnpls ee carriga maraykanka, waxaana soo dirihu sida aan ku aragnay xawillaada ku xusan magaca oday Faarax Maxamed Ahmed ama Faaarax Mire Kalce oo ahaa gudoomiyihii hore jaaliaydda ssc.

 

Dhaqaalahan waxaa la soo diray sabtidii la soo dhaafay ama shantii juun,waxaana lagudiray xawilaadda tawakal express ee Minneapolis qayb ka mid ah ama laan ka mid ah, waxaana markiiba naloo soo diray Akhbaar si aan ula socono dhaqaalahaas ,waxaana lana soo siiyey magaca qofka ay ku qoran tahay sida ku cad ama sare ku xusan.

 

 

 

 

Xigasho: Boocame

 

 

 

 

Wariye: Abdiqadir M. Cali

admin@lasanod.com

Xafiiska Wararka Lasanod Online.Muqdisho, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Damn this is quick buck making plan....

 

Xaaji i think we should set up an organisation to free lets say berbera and get 10,000 bucks

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this