Sign in to follow this  
Siciid1986

CIIDAMADA QARANKA EE S/L OO BAABIYEY MADAAR LAGA XAADHAYEY BUUHOODLE(SAWIRO)

Recommended Posts

Ciidanka Qaranka Sl ee Jiidda Buuhoodle oo uu horkacayo Col. Axmed Maxamed Aadan Guul ( Dalbac) ayna weheliyaan saraakiisha ay ka mid yahiin Col Ismaaciil Xaashi Huruuse, Col Maxamed Sh cabdi Dabcasar (Tuur) & Capt Cali Ducaale ayaa waxa ay saaka socdaal ku kala bixiyeen daafaha magaalada Buuhoodle, halka sidoo kalena ay tageen goobtii laga xaadhayey maalmahan garoonka diyaaradaha inkastoo xiligaasi aanay la kulmin wax dadweyne ah oo la xusi karo oo goobtaasi joogay ( Daawo sawirada).

 

Ciidanka Qaranka ayaa beryahanba ka waday deegaanka hawlo lagu xoojinayo barnaamijka rajo soo celinta Buuhoodle ( Buhotle Restore Operation) waxana ay maanta oo dhan wadeen barnaamij wacyigelin ah oo dadweynaha deegaanka loogu sheegayo inay isdejiyaan, ka dib markii ay dadka qaarkii werwer ka muujiyeen raxanta gawaadhida dagaalka ee gelbinaysay saraakiishani.

 

 

ciidan10.bmp

 

ciidan7.bmp

 

ciidan4.bmp

 

ciidan2.bmp

ciidan1.bmp

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta waxan is yidhi madaarkan ma labba cisha lugu sameynaya , waxa la yidhi xagla jiifiyee ayaa ka soo dagaya madaarka. ma labba ciisha madaarku ku dhamaystiirmayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this