Sign in to follow this  
Kamaavi

Al Shabaab oo 24 saac u qabtay Xisbul Islaam in ay ku soo wareejiyaan.

Recommended Posts

Kamaavi   

Al Shabaab oo 24 saac u qabtay Xisbul Islaam in ay ku soo wareejiyaan Xildhibaan Saalax Badbaado

 

Xaraada Al Shabaab ayaa waxa ay fareen ururka Xisbl Islaam oo gacanta ku haya Xildhiibaan Salaax Badbaado in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ugu soo wareejiyaan gacanta Al Shabaab.

 

 

Warar hoose ee ay heshay markacadey.net ayaa sheegaya in Al Shabaab ay fareen Xisbul Islaam in Xildhibaan Saalax Badbaado u soo gacan geliyaan si Shabaab uu u sugo amaanka xildhibaanka ka goostay dowlada KMG .

 

 

fariinta ayaa waxa ay ka soo baxday Amiirka Xarakada Al Shabaab waxaan amrkaan Xisbul Islaam u gudbiyey Afhayeenka Al Shababaab, waxana Xisbul Islaam loo sheegay in Xildhibaanka waxba aan loo dhimi doonin ee kaliya amaankiisa lasugayo.

 

ka dib markii ay fariintaasi gaartay Xisbul Islaam ayaa waxa ay wadan wadatashi ay yeelanayaan saraakiisha Xisbl Islaam oo qaarkood arintaasi ka biyo diidan halka qaar ka mid ah Xisbul Islaam oo la dhacsan hadafka guud ee Al shabaab ay ku talinayaan in Xildhibaan saalax Badbaado al Shabaab loo dhiibo .

 

Xildhibaan Salaax Badbaado ayaa maalin ka hor waxa uu ka goostay dowlada KMG ee uu ka yahay Xildhibaan , waxa uuna ku biiray Xisbul Islaam inkastoo uusan wax hadal ah bixin tan iyo ku biiritiisa Kooxaha Mucaardaka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

2v2ftzc.jpg

 

xildhibaanka ayaa haatan u ek mid la daala dhacayay buuq dhanka siyaasada ah oo baryihii ugu danbey la soo dirsay waxa uuna haatan saalax yahay mid ka fakarayo sidii uu fadhiisin uga dhigan lahaa Bakaaraha oo ay ku xoog leeyihiin Alshababa iyo Xibzul-islaam.

 

 

Read it here!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this