Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed: we want to talk to Ethiopia how things change..

Recommended Posts

Wiilo   

Sheekh Shariif waxaa uu muujiyay in Maxkamadaha ay doonayaan nabad iyo daris wanaag balse Ethiopia aysan dooneyn arrimahaasi,waxaana uu intaasi raaciyay in wada Jihaadka kaliya ay noqon doonto jawaabta ay ka bixinayaan dagaalka ay ku dhawaaqday Ethiopia.

 

 

Guddoomiyaha golaha fulinta maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii shalay ka soo yeeray ra'isul wasaaraha Itoobiya Melles Zenawi ee ahaa inuu dhammeystiray qorshe dagaal oo uu la galo maxkamadaha Islaamiga ah, isagoo sheegay in ciidamada maxkamadaha Islaamiga ah ay diyaar u yihiin iney iska difaacaan dagaal jihaad ahna la galaan ciidamada Itoobiya.

 

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo xalay shir jaraa'id ku qabtay xarunta maxkamadaha islaamiga ah ee magaaladan Muqdisho ayaa intaasi ku daray in cadowtinimada Melles Zenawi aaney aheyn mid cusub balse ay mar hore soo bilaabatay “Markii la riday dowladdii Maxamed Siyaad Barre, 16-kii sano ee ka dambeeyey Itoobiya waxay hubeyneysay hogaamiye kooxeedyadii si xal looga waayo Soomaaliya, gaar ahaan caasimada, Isbedel wuxuu yimid markii ay magaaladan Muqdisho ka xorowday nimankii xoogga ku heystay ee iyada wakiilka ka ahaa, waxaa qasab noqotay hadda in wakiilkii uu hadda howsha u istaago markii meesha laga saaray kuwii isaga wakiilka u ahaa ee uu ku adeegan jiray, wararkiisana waxay ku socdeen maraaxil kala duwan, markii ugu horeysay wuxuu ku dooday inay u joogaan gudaha dalka ciidamo tababareyaal ah, markii dhexena wuxuu sheegay iney ciidamo rasmi ah u joogaan, hadda oo ah markii u dambeysayna wuxuu cadeystay inuu qorsheeyey duulaan uu ku soo qaado maxkamadaha Islaamka oo loola jeedo Soomaaliya guud ahaan” ayuu yiri Sheekh Shariif Axmed oo sheegay in umadda Soomaliyeed ay ka guuleysan doonaan cadowga, iyagoo ILAAHOODA kaashanaya.

 

“Meesha dagaalku uu ka soconayo ma ahan Addis ababa iyo dhul Itoobiya ka mid ah, waa Soomaaliya gudaheeda maxkamadaha islaamiga ah waxaa waajib ku ah iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed iney difaacaan dalkooda Jihaadna la galaan cadowga soo fool leh, Melles Zenawi wuxuu sheegay sababta ay u dagaalamayaaan iney tahay maxkamaduhu iney Jihaad ku iclaamiyeen, jihaadkuna waaa dariiqa rasmiga ah ee muslimintu isaga difaacaan dulmiga, haddii Mellez Zenawi ciidankiisa oo dhan uu soo geliyey gudaha dalka dagaalna uu ku iclaamaiyey Umada Soomaaliyeed wax kale lama gudboona oo aan ka aheyn iney iska difaacaan cadowga” ayuu yiri Sheekh Shariif oo intaa ku daray in Melles Zenawi uu haatan dibeda si dhigay cadowtinimadii uu muddo dheer qarsan jiray.

 

Hadalada kulul iyo hanjabaadaha ay is dhaafsanayaan maxkamadaha islaamiga ah iyo dowladda Itoobiya ayaa laga cabsi qabaa iney keento dagaalo lagu hoobto oo labada dhinac dhexmara, iyadoo dhinaca kalena weerarka uu Melles Zenawi ku hanjabay ay dad badan oo Soomaaliyeed u arkaan mid daandaansi ah, bacdamaa ciidamadiisu ay yihiin kuwa xiliggan ku sugan meelo ka mid ah gudaha Soomaaliyeed oo isla markaana jihaadka maxkamaduhu ku dhawaaqeen uu ku siman yahay oo kaliya ka saarida ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka oo weerarna aysan ku aheyn ciida Itoobiya.

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan, Muqdisho, Somalia

cabdishakuur48@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

MUQDISHO: Maxkamdaha Midoobay oo ku baaqay inay jihaad la galayaan Ciidammada Dowladda Ethiopia

Posted to the Web Nov 24, 07:21

 

 

Muqdisho (PP) - Maxkamadaha Midoobay ee ka jira Magaalada ayaa waxay daboolka ka qaadeen inay jihaad la galayaan Ciidammada Ethiopia oo ay sheegeen inay ku sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya.

 

Guddoomiyaha Maxkamdaha Midoobay Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa daboolka ka qaaday in Jihaadka ay la galayaan Ethiopia uu yahay mid ay ku doonayaan inay ku xaqiijiyaan awooda ay ku leeyihiin gudaha dalka Soomaaliya.

 

"Waxaan diyaar u nahay inaan dagaal la galno Ciidammada Ethiopia ee ku suga gudaha Somalia, waana mid naga go'an, waayo wax walba waxay u baahan yihiin isku tashi iyo kalsooni" ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo intas ku daray: "Waxaan haysanna awood nagu filan oo aan isaga caabin karno Ethiopia iyo xulufadeeda".

 

Sidoo kale Sheekh Abuu Mansoor oo ku xigeen ka ah Qaybta amaanka ee Maxkamadaha ayaa u sheegay Warfidiyeenka inay dagaal culus la galayaan Ethioipa isla markaana ay rajeynayaan inay ka guulaysan doonaan.

 

"Waxaan dagaal xooggan la galaynaa Dowladda Ethiopia oo ka soo horjeedda ku dhaqanka Sharciga Islaamka, EEBBENA waxaan ka filaynaa ballaqaadkii uu na siiyay haddaan Muslimiin nahay oo ah inuu guusha na siinayo" ayuu yiri Sheekh Abuu-Mansoor oo sheegay inay wax walba ka hormarinayaan dagaal ay la galaan Ethiopia.

 

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke is here people.

 

Thouhg I do love the way you came out in support of the clan courts even GO FIGURE has returned.

 

Anyhow the silly statement of "we will talk, or we will fight" makes no sense when a month ago you declared a"Jihad against Ethiopia" even had the children and women coming out with their guns, demonstrating in Mogadishu..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Good that you are here. Sxb lexlexasha iska dhaf. Just answer my question. If as you call them reer Mogadishu, or clan courts, or Maxakiinta drogada, call them anything you want . They are people who are your blood and ethenticity, if they fight with Axmaro, and it is imminent now, who would you Jenerale Duke (though you claim to have relatives there) support. Hadaba is cadey, hadhow markey xaajo xumato 'awalba wan iska ogaa' ha dhihiin.

Make your stand now sxb, wala kala baxaa mantey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Marka horre wuxuu hadalka ku habboon yahay in loo qoro sidii loo yidhi, balse dadku qaar ayaa iska jecel inay baddalaan sidii loo yidhi hadlka.

 

SXB you posted something, and i posting something, ppl would read it and make it their judgement.

 

 

Go figure:........

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Indeed you are correct that Somali's have started to master the art of propoganda to some extent. Though my post was simple, in that it asked, why the change of heart? Though I notice today they have started to soudn the same as ever.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Sxb, wax iska badalay mowqifkii UIC-ka ma jiraan balse waxaan filayaa sida aad adiga hadalka u dhigtay ayaa yara muujinaysa is badel, taasina waa sida aad hadalka u qortay adiga...

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

See, the thing is, he never said that, what he said was, if they want to talk we (UIC) will talk to them, but if they (The Mele's Regime)want to fight we (UIC) fight, that is wat he said.

 

 

Sxb, hadalka sidaa doonto ha u dhigin to make your piont...

 

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Wiilo you have repeated what was already posted, my point is then that Ethiopias decleration should not eb seen as suprise since you declared a Jihad, why then mention that you area ready to talk with them?

 

Makes no sense what so ever.

 

Juje, I said Clan Courts and not drug courts or anything else, get that stright.

I am against the deaths of my people, I support their future nationhood and peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che-the Somali nation is not the clan courts, as you would have us belive.

 

I support the national governemnt representing all the people of Somalia.Supported by Yemen, Uganda, Ethiopia and KENYA to say the least.

As the clan courts are supported by Eritrea and the like, so get your facts stright mate.

 

As for this war, the courts are rushing before the arms embargo is lifted.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thierry.   

Asalamu Alaikum

 

People this character GDuke is insignificant who he supports and who he doesn’t is none of the ICU worry. So do not be troubled by his propaganda.

 

Let us concentrate on the practical help that we can give to our people back home who face these aggressor.

 

I hear hornafrike and Universal TV is organising a fund raising event.

 

My sympathy is with those who believe that Ethiopia and foreign troops will defeat the ICU for them and hand Somalia on the plate, they are in a disillusion. And will loose whatever the outcome of this battle is.

 

If the ICU wins (most likely the case as even the US got defeated by a sub clan let alone a united Somalia against fatigue Ethiopia) there dream will perish as sole soveireignty and power is to the ICU

 

If ICU losses Ethiopia will most likely replace of the old man and his stooges. (This is the worst case for Tigray as they will face severe insurgency)

 

Inshallah make dua for your brothers and sisters back home may Allah SWT make them victorious

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke-Ethiopian support means bombarding the city of Xamar, and having our faith being decided by them.Honestly, what do you think outcome would be if they do invade and win. Do you think they gonna hand over power to your adeer, and calmly retreat to high lands?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Sxb sida aan horayba uu idhi adigaa hadalka sidaa markaa doonaysay ka dhigtay so you could make your point..

 

 

Go figure:........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this