Sign in to follow this  
General Duke

Mogadishu: Somaliland, Galgaduud Central region delegates fly to NRC

Recommended Posts

Ergooyinka Shirka Muqdisho uga qeybgalaya gobalada Somaliland Iyo galguduud oo ka dhoofay Magaalada

Written by Osman Dhayib

 

Saturday, 21 July 2007

 

Ergooyinka Shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed uga qeybgalaya gobalada Waqooyi galbeed ee uu ka taliyo Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa waxa ay maanta ka dhoofay Magaalada Gaalkacyo.

 

Ergadan oo ka kala yimid gobalada Somaliland ayaa waxa ay maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaayeen deegaanada dawlada Gobaleedka Puntland,ayagoo ugu danbeytiina maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo.

Mid ka mid ah Ergadan oo magaciisa ka gaabsaday ayaa wuxuu AllPuntland usheegay in ay ka soo baxeen deegaanada Somaliland dhowr maalmood ka hor,isagoo sheegay in aysan wax baqdin ah ka qabin Maamulkaasi.

 

Dhinaca kale waxaa isla maanta ka dhoofay magaalada Gaalkacyo ergo ka socota gobalka Galguduud ,kuwaas oo beelaha daga gobalkaasi qaarkood umatalaya shirka dibu heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed.

 

Socdaalka ergada Somaliland ayaa wuxuu ku soo aaday ,ayadoo magaalada Muqdisho ay horay ugaareen xubno gaaraya 80 Ergay oo ka yimid Somaliland ,maamulka Daahir Riyaalana wuxuu horay usheegay in qofkii shirkaasi ka qeybgalay yahay danbiile waa sida uu hadalka udhigaye.

 

Ergay ka mid ah ergadaasi oo aan su'aashaasi weydiiyay ayaa wuxuu ku tilmaamay hadal aan wax qiimo ah laheyn ,isla markaana dadka Soomaaliyeed yihiin dad walaalo ah oo aan kala maarmin talada Soomaaliyana Muqdisho looga taliyo.

 

Waa Ergadii ugu faraha badneyn ee ka soo dhoofta magaalada Gaalkacyo ,ayagoo ku sii jeeda caasumada Soomaaliya ee Muqdisho oo shirka dibu heshiisiinta Qaran beelaha Soomaaliyeed ka socdo.

 

(xuseen maxmed qooje )

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ok saxib, I will give up on this one

For once, Gen Duke Gebresalaase has given up on something. :D

 

 

maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada
Gaalkacyo

For me the above line just cracks me up.

 

Duke, are you sure these are not your uncles doing a double act? I know rer Galkacyo would do anything for the money. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Any names?

 

Let us remember the people who should attend to any meeting, be it for the good or for the worst should at least be the representives of a group of people or should at least have some influence on those they claim to represent.

 

In this countless propaganda rant, they have not given us names or who these people represent. The somaliland government represents somalilanders, not individuals who are unknown apparantly.

 

btw...qabiil is the problem you folks are having, it has already been dealt with in Somaliland long before you woken up.

 

**mortors flight, and they scream let us open the recon..process* morons.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There are no individuals going to that meeting believe me ,,, they are dying to see only one person dhuuni raac going there and his photo would be all over the world.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

apparantly their names are not known their regions are not knowm their tribes are not known and their names are not known.

 

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

JB sxb before you argue the presence of SL delegates in the 'circus' dont you think it is wise to ask why are they flying from 'Galkacyo' and not from Hargeysa? Or may be Amin Camiir is right in this image... :D:D

 

shirkapj5.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Mid ka mid ah Ergadan oo magaciisa ka gaabsaday smile.gifsmile.gif

 

isagoo sheegay in aysan wax baqdin ah ka qabin Maamulkaasi.

Magaciisa gaabsaday iyo baqdin kama qabo maamulkaas. Some people enjoy posting garbage lies without an atom of shame.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Good news, thanks for the update Duke

 

SL Admin is less important at this moment in time, the Core issues between Somali clans have to be discussed first.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this