Sign in to follow this  
Siciid1986

Axmed Siilaanyo oo si weyn loogu Soo Baxay Fagaarayaasha Burco iyo Oodweyne

Recommended Posts

Waar weligaa tartan baa la galaa ,,, hadaad Burco iyo Borama isku keenayso waaba dhagdhag ,,,

 

Waxaananse Iloobayn tii Xiingalool iga soo martay oo dee hillaac aad kii jannada moodo ayuun baa i hor maray ,,,, weli waan ku riyoodaa ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacayl-----lol haye bal sara jooji dee bilaa L..N..E ahayd? lol haday gaabantahay waxaa loo xidhayaa Kabo layidhaahdo Koriwaayey ee kor iiqaad maacaleesh se weeye ilkihii casaana waa maqan yihiin kolaan kaabsool ku seexiyona kkkkkk waan casayne

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oo miyaaanad ogayn in Hargeysa lafteeda meel walba looga yimaado oo xataa hadaan joogo fadhiga la iigu imanayo ,,,,,,, :D

 

Weliba reer Burco markay halkan yimaadaan magacay iska bedelaan ,,,,,,,,,,, Faadumo waa Axlaam ,,, Caashi waa Intisaar ,,,,, Sahri waa indhodeeq ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mid baa igu tidhi "Warsan" baa i yidhaa ,,, waxaaban ogaaday in Faadumo la yidhaa ,,

 

Mid kala tidhi "karima" mise waaba caasha ,,,, :D

 

 

Waar waxa iga soo maray baanad ogayn ,,,,

 

 

Reer borama magacyada ma bedelaan laakiin "status" ka uun bay qariyaan if u know what i mean ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jacayl ahahaha dee waa Sir haween waxaasiye maxaad u wadwadaa naga daa dee --lol Burco oo Saladhkii baratay iyo tamaandhadii walee wa la idiin yaabaa jcl

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this