Sign in to follow this  
Siciid1986

Darawalkii xoghayaha udub oo askari qudha ka jaray

Recommended Posts

Wararka naga soo gaadhay gobolka Saraar gaar ahaana magaalada Caynaba ayaa

sheegay in goor-dhawayd darawlkii xoghayaha guud ee xisbiga UDUB uu dilay

askari kar tirsan guutada 12-aad ee ciidanka qaranka oo ku sugnaa Caynaba.

 

Ilo aad ugu dhuun daloola dilka loo gastay marxuumka dhintay ayaa sidaasi u xaqiijiyey WARYATV

dhar daqiiqadood ka hor.

 

Wararku waxay intaasi ku darayaan in askariga dhintay uu ahaa askarta ciidanka qaranka somaliland

gaar ahaan qaybta 12-aad ee aaga bari, hase ahaatee ilaa hada ma jiraan warar

dheerada oo ku saabsan sababaha dilka uu gastay darwalka xoghayaha UDUB.

 

Xisbiga UDUB ayaa dhawrkii maalmood ee ina soo dhaafiyey safar kala duwan ku maraayey gobolada

Bariga gaar ahaana gobolka Sool iyo Cayn oo ay hada joogaan.

 

Safaradaasi ayaa lagu sheegay in yihin olole qarsoon oo uu xisbiga UDUB bilaabay, hase ahaatee ilaa

hada koomishanka doorashooyinka ayaan arrintaasi ka hadal.

 

 

Wixii war ah ee ka soo kardha sababta keentay dilkan foosha xun kala soco shabkada wararka ee Waryatv

 

http://www.waryatv.com/read/article/4020

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this