Sign in to follow this  
Gabbal

Sheikh Sharif, Sheikh Dahir Aweys, etc escaped towards Gedo region?

Recommended Posts

Gabbal   

According to rumours circulating, the highest members of the Courts administration have escaped towards Gedo region where they have dispersed into the countryside with the support and help of old Al Itihad friends.

 

 

Ciidamo Ethiopian iyo Somali ah oo ka gudbay Buur-dhuubo

 

 

Baardheere 10, Jan.07 ( Sh.M.Network) – Ciidamo ethiopian ah oo wata gaadiidka dagaalka ayaa waxa ay ka gudbeen deegaanka Buur-dhuubo ee gobolka Gedo, iyagoo ku sii jeeda sida wararka lagu helayo goobo xuduuda ku yaala oo la sheegay in ay ku sugan yihiin ciidamo ka haray maxkamadaha islaamka.

 

Ciidamo Ethiopian ah oo ay la socdaan tiro ciidamo Somali ah ayaa saakay waabarigii gaaray degmada Buur-dhuubo ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay kaga sii gudbeen deegaano ku yaala xadka.

 

Ciidamadan oo ku qalabeysan gawaarida dagaal oo ka badan 19 ayaa u jiheystay dhinaca degmada Garbaharreey, iyagoo ka soo dhaqaaqay degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay, waxaana xalay ay ku waa bariisteen tuulada Cali Cabdi oo 30 KM dhanka bari ka xigta degmada Buur-dhuubo.

 

Ciidamadan ayaa inta aysan soo galin deegaanka waxa ay qadka isgaarsiinta fooneeyaha kula xiriireen maamulka iyo odayaasha degamada Buur-dhoobo oo ay u sheegeen in aanu duulaan ku aheyn deegaanka, basle ay ku raadjoogaan ciidamadii maxkamadaha islaamka ee ku dhuumaaleysanaya xuduudaha.

 

Axmed Cumar Saalixi

 

Shabelle Media Network Gedo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

BAARDHEERE: Ciidammada Dowladda iyo kuwa Ethioipia oo beegsaday goobo ka tirsan gobolka Gedo oo ay ku sugan yihin xubno ka tirsan Maxkamadaha

Posted to the Web Jan 10, 08:39

 

Baardheere (PP) – Ciidammo xooggan oo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa la sheegay inay ka gudbeen Degmada Baardheere iyagoo ku sii jeeda qaybo ka tirsan Gobolka Gedo oo la sheegay inay ku sugan yihiin xubno ka tirsan Maxkamadaha Midoobay.

 

 

 

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Baardheere ayaa waxay sheegayaan in ciidammadaan oo xalay gudbay ay ku sii jeedaan xuduudda ay wada wadaagaan Soomaaliya, Kenya & Ethiopia oo la sheegay inay ku sugan yihiin xubno ka tirsan Maxkamadaha oo dhankaas u soo baxsaday.

 

 

 

Xubnahaan oo la sheegay inay yihiin kuwo sarsare oo ka tirsanaa Maxkamadaha ayaa waxay halkaas ku haystaan ciidammo aad u xoog badan oo ka soo raacay Gobollada Jubbooyinka markii ay u baxsanayeen dhanka Gobolka Gedo.

 

 

 

Ciidammadaan ayaa la sheegay inay wajahi doonaan xunahaas ka haray Maxkamadaha ee ku sugan Gobolka Gedo, iyadoo lagu wado inay dagaallo xoog badan ku dhex maraan goobaha ay ku sugan yihiin oo la sheegay inay ka mid tahay deegaanka Buurdhuubo.

 

 

 

Saraakiishii Maxkamadaha ayaa markii ay isaga baxayeen Gobolka Jubbooyinka waxay u kala firxadeen gobollada dalka qaarkood iyadoo kooxdaan u baxsatay dhanka Gobolka Gedo lagu sheegay inay ka mid yihiin Xasan Daahir Aweys iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed, balse warkaan ma ahan mid si dhab ah loo xaqiijin karo jiritaankiisa.

 

 

 

Maxamed Xuseen Jantiile

 

Wakiilka Puntlandpost – Mogadisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Baardheere:Ciidamo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan ka gudbay Buurdhuubo.

Arboco, January 10, 2007

 

APL

 

Baardheere(AllPuntland)- Ciidamo aad u fara badan oo isugu jira Itoobiyaan iyo Soomaali ayaa saaka gudbay degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo, kuwaasoo ka tallaabay buundada Buurdhuubo.

 

Ciidamadan oo watay 19 tikniko ah ayaa la shegay inay u dhaqaaqeen dhinaca degmada Garbahaarey, lamana sheegin halka rasmiga ah ee ay usocdaan.

 

Ciidamadan waxay maalintii shalay ahayd kasoo ambabexeen bexeen Deegaanka Qasar dheere waxaana warar lagu kalsoon yahay ay sheegayaan inay u socdaan xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya , halkaasi oo lagu sheegay kooxihii maxkamaha ee talada la waydariyay.

 

Saraakiisha wadata ciidamadan ayaa sheegay inaysan u soconin inay cid dhibaato u gaystaan , hase ahaatee ay daba joogaan raadadkii maxkamadaha .

 

Lama garanayo sababtan xilliga keentay in ciidamo hor leh ay u socdaalaan xudduudda Kenya iyo Soomaaliya, ayadoo la soo afjaray hoggaankii maxkamadaha.

 

Dawladda federaalka aya horay u sheegtay in lasoo afjaray dagaalkii waynaa ee lagula jiray maxkamadaha, waxaase wali muuqanaya in dagaallo ay ka soconayaan cirifka koonfureed ee Soomaaliya.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Ciidammada Dowladda iyo kuwa Ethioipia oo beegsaday goobo ka tirsan gobolka Gedo oo ay ku sugan yihin xubno ka tirsan Maxkamadaha

 

 

 

Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 10/01/07

 

Ciidammo xooggan oo ku hubeysan hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa la sheegay inay ka gudbeen Degmada Baardheere iyagoo ku sii jeeda qaybo ka tirsan Gobolka Gedo oo la sheegay inay ku sugan yihiin xubno ka tirsan Maxkamadaha Midoobay.

 

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo gaar ahaan Degmada Baardheere ayaa waxay sheegayaan in ciidammadaan oo xalay gudbay ay ku sii jeedaan xuduudda ay wada wadaagaan Soomaaliya, Kenya & Ethiopia oo la sheegay inay ku sugan yihiin xubno ka tirsan Maxkamadaha oo dhankaas u soo baxsaday.

 

Xubnahaan oo la sheegay inay yihiin kuwo sarsare oo ka tirsanaa Maxkamadaha ayaa waxay halkaas ku haystaan ciidammo aad u xoog badan oo ka soo raacay Gobollada Jubbooyinka markii ay u baxsanayeen dhanka Gobolka Gedo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Temujin:

I hope it is not true.

If it will provide a safe hiding place for the good sheikhs, why not? Indhacade as well as the clan opportunities have already deserted. What would make anyone want to see Sheikh Sharif and/or Sheikh Dahir Aweys under Ethiopian or gaalo captivity?

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

What would make anyone want to see Sheikh Sharif and/or Sheikh Dahir Aweys under Ethiopian or gaalo captivity?

Is that a trick question?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Let them run from one place to another like a mad goat ,,,,,,,,,,,,,,, remember the same they run when they talking about Osama ?? ,,,, heis there ,, he was seen there ,,, bla bla bla ,,,

 

and tomorrow they will say they were in Bosaso or even Djibouti ,,,,, just watch

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

^Hindsight is a wonderful thing. You guys will be regretting these words when the full horors of the Ethiopian occupation come to fruition. Whether our beloved Sheekh Shariif and Sheekh Cawyeys survive or not, the struggle will continue. All praise is due to Allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^The people of Gedo should protect these good wadaado inshallah.

 

All they did was to call people for Islam and rule them with the book of Allah. This is a test from Allah and inshallah they will be victories.

 

Ilaahay kabad badaadi gaalada iyo munaafiqiintaba .

 

Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

jaceylbaro what would make u cheer for Gaalo and critisize ur muslim coutrymen brothers.

They stabalized Mogadishu and other regions for the past 6 months and we should give them credit for that as I am sure Allah will praise them.

They are being chased for the sake of us the society by united kufaar, intaa niyada iyo afka ka caawin laheyd, aa cayneysaa. Sxb ilaah ka cabso, we will all die walahi and God will be the only to ask help. Not gaalo or qabiil or whatever you base ur support on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Northerner Al Burcaawi:

quote: What would make anyone want to see Sheikh Sharif and/or Sheikh Dahir Aweys under Ethiopian or gaalo captivity?

Is that a trick question?
And your objective is?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

People of Gedo can't give themselves asylum let alone alleged terrorists running for their lives. Worst yet if Hiiraale brings over Mossad Special Operations Unit to hunt them down, neither Gedo nor Somalia has what it takes to protect anyone.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am sure some of them seem so sincere, so in that case may Allah protect anyone of them who were so sincere with their call to Islam. And Anyone of them (muslims) who died on both sides may allah forgive them and rest them in peace for they were somalis, brothers and above all muslims.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this