Sign in to follow this  
raadamiir

When Did The Clan Courts Become Odayaasha Beelaha?

Recommended Posts

Odayaasha beelaha ****** oo kulan saacado qaatey ku yeeshay Maanta magaalada Muqdisho xilli ay burburtey xabadjoojitii ay isla gaareen iyaga iyo ciidamada Ethiopia ayaa waxa ay ka soo saareen Baaq ka kooban dhowr qodob, iyadoo dhinaca kale caasimadda Somalia ay maanta xasilooneyd.

 

Kulankaan ay isugu yimaadeen odayaasha iyo waxgaradka beelaha ****** ayaa waxaa saxaafadda la hadlay Gudoomiyaha Beesha ****** Cabdi Imaam Cumar oo bayaanka ka hor aqriyay suxufiyiinta, iyadoo baaqa uu u dhignaa sidaan:-.

 

Baaqa 3aad ee beelaha ******

 

Ka dib shirweynihii 3aad ee beesha ****** kana dhacay magaalada Muqdisho taariihdu markii ay aheyd 25/3/2007 ayaa waxaa ka soo baxay baaqyadaan soo socda:-

 

Waxaan cadeyneynaa anagoo ag odayaasha beesha ****** in aan dhaqan galinay heshiiskii xabadjoojinta ee dhex maray odayaasha beesha ****** iyo saraakiisha ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Muqdisho taariikhdu markii ay aheyd. 22/03/2007.

.

Waxaan u soo jeedineynaa beesha caalamka in ay taageeraan heshiiska xabadjoojinta gacanna ka geystaan ilaalintiisa isla markaana aysan marnaba iska indha tirin musiibada bani'aadnimo ee ka jirta caasimadda Somalia.

 

 

Odayaasha Beesha ****** waxa ay u soo jeedinayaan dadweynaha ku dhaqan magaalada Muqdisho in ay nagaadaan oo aysan u hogaansamin baaqa kuwa damiirlaawayaasha ah ka soo baxay.

 

 

Dowladda Ethiopia waa in ay dalkeena sida ugu dhaqsiyaha badan ugala baxdaa ciidankeeda sidii ay horeyba ugu ballanqaaday in ay la baxayaan ciidamadooda ka dib markii ay yimaadeen xoogag ka socda midowga Africa.

 

Waa in lagu celiyo malaeeshiyaadka laga keenay gobolada waqooyi (Puntland) deegaanadoodii ilaa iyo inta laga dhisayo ciidamo qaran oo lagu heshiiyo.

 

 

Waxa ay go'aansadeen odayaasha beesha ****** in maleeshiyaadkii laga soo marin haabaabiyay ee maxaabiis ahaanta loogu qabtay dagaalkii garadarada ahaa ee lagu soo qaaday shacabka reer Muqdisho taariikhdu markii ay aheyd 21/3/07 lagu wareejiyo beelaha ay ka soo jeedaan.

 

 

Beesha ****** waxa ay diyaar u tahay ka dib markii ay hirgasho xabadjoojinta in ay ka qeyb qaadato shirweynaha dib u heshiisiinta qaran oo lagu qabto meel dhex dhexaad ah.

 

 

waxaan mar kale u soo jeedineynaa xubnaha beesha ****** ee ka tirsan dowladda in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u horyimaadaan odayaasha beesha ****** si loogula xisaabtamo mas'uuliyadda ay qaadeen.

 

 

Ugu dambeyntii waxaan ugu baaqeynaa dadweynaha Somaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay si firfircoon uga qeyb qaataan difaaca dalka iyo diinta intaba.

 

 

Somalia: ****** issues statement after meeting

By: Shabelle news Dept.

Watch Images

Mogadishu 25, March.07 ( Sh.M.Network) The traditional elders of Somali’s powerful ****** tribe, who had several hours long meeting in the Somalia capital Mogadishu after the ceasefire broken, on Sunday issued a joint declaration statement over the current situation in the country – as Mogadishu remains clam for the second day.

 

After the meeting, Abdi Imam Omar, the chairman of ****** tribe read out the statement to the reporters as below:

 

The third ****** declaration.

 

After the third conference in Mogadishu on 25, March 2007, the ****** elders agreed on several articles of their statement:

 

We (the clans of ******) here be indicating that we have implemented the ceasefire agreement in which we signed with the Ethiopian military officials on 22, March 2007.

 

We suggest the international community to support the truce and help keep it emplaced and also not turn blind eye to the humanitarian disaster in the capital.

 

The ****** elders called on the Somali population living in the capital to remain in their homes and not comply with the warning by the puppets within the government in which they said to abandon some villages in the city.

 

The Ethiopian government should immediately pull its troops out of our country as it had already pledged to quit Somalia after the arrival of the African Union peacekeepers.

 

The Puntland militia should be brought back to their settlements in northeast Somalia until to find national government.

 

The elders of ****** decided to release the misled militiamen that caught in the Mogadishu clashes three days ago and hand them to their clans.

 

****** is ready to attend the all-inclusive national reconciliation conference after the implementation of the ceasefire.

 

We again appeal the ****** people within the interim government to come before the elders to them into accountability for the responsibility they area holding for the ******.

 

Finally, we call on the Somali people wherever they are to vividly attend defending the religion and the country against the enemy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

These guys want to waste time, the dowlad should move on with it's plans and if Odayaasha beelaha or their sons get in the way they should be dealth with forcefully and removed from the city and sent away to the prisons.

 

They think they still rule Mogdishu they need a reality check big time.

 

President Abduallhi Yusuf needs to show these Odayaal who the Boss is.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Notice, the question you posed and the article you pasted have nothing to do with each other. The article says clan elders signed a deal with Ethiopians. I didn't see anything about the Union of Islamic courts. It also appears Zenawi and the Abysnians are much more politically astute than you and your nomad Abdullahi Yusuf. You see they are stopping the barbaric mentality like yours, which says let Abdullahi Yusuf and clan milita bulldoze and erase South Muqdisho to the ground. Because they probably understand the political ramifications this will have, today and tommorow!

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

This has nothing to do with the Islamic courts union, simply clans are fighting back and are wanting to cleanse their areas of residance from invaders.

 

Simple as that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by raadamiir:

These guys want to waste time, the dowlad should move on with it's plans and if Odayaasha beelaha or their sons get in the way they should be dealth with forcefully and removed from the city and sent away to the prisons.

 

They think they still rule Mogdishu they need a reality check big time.

 

President Abduallhi Yusuf needs to show these Odayaal who the Boss is.

President of North Gaalkacyo, warlord Yeey should show us what he got, or ************!

 

Maxaad u calaacaleysaa, hadaad wax tari kartid maad ciidan u noqotid odayga naf-lacaariga ah ee tiisa la yaaban, mise intaan ayaad ka dhiganeysaa naf! eheheheh, wallee iney idinka cadahay waa loo jeedaa, laakiin waa balan ineysan waxba idiin kala socon inta ay gabar gabadheed inaga nooshahay, IA.

 

[ March 26, 2007, 01:14 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

This has nothing to do with the Islamic courts union, simply clans are fighting back and are wanting to cleanse their areas of residance from invaders.

 

Simple as that.

. is what you avocating now. Islam, or rightfull owners of capital city of Somalia. excluding Abdullahi's clan from the list.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

When i dont see GD double pasting here then know something is wrong. I think the game is changing the ethiopians are changing tactics which calls for the divorce of minwayntii Caasho Yusuf and the demise of the clan Gvernment. Qorshihii lawatay waa fashilamy bal aynusugno minyarada lasoo xerayn

Share this post


Link to post
Share on other sites

When Did The Clan Courts Become Odayaasha Beelaha?

Well, don't u know inaynu dhinac walba u ridno hadaynu soomaali nahay :D:D

 

 

They odayaal of today can be the Sheikhs of tomorrow ,,

 

The Sheikhs of yesterday can be the Clan cheifs of today ,,,,

 

The politician of today can be the warlord or tomorrow ,,,,,

 

The warlord of yesterday can be the Businessman of today ,,,,,

 

 

and go on ,,,,,,,,,,,,,,,,, :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

My answear to this is simply: When the TFG turned to Beel government. Then what you term as Clan courts which Realy is Islamic Courts also became Odeyaasha Beelaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nabadse: "When i dont see GD double pasting here then know something is wrong. I think the game is changing the ethiopians are changing tactics which calls for the divorce of minwayntii Caasho Yusuf and the demise of the clan Gvernment. Qorshihii lawatay waa fashilamy bal aynusugno minyarada lasoo xerayn"

 

Interesting prediction. I'm longing to see the outcome and your future reply to it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this