Sign in to follow this  
miles-militis

Sool to select its Squad for the Regional Footbal Tournament

Recommended Posts

Xulka Gobolka Sool Uga Qayb Gali Doona Ciyaaraha Gobolada Ee Dhawaan laga Qaban Doono Garoowe Oo Hadda Lasii Xulayo.

 

Laascaaanood(RadioLascaanod)11-03-04,Khamiis:-Waxaa Bar yahanba ka Socday Magaalada Laascaanood Qaban Qaabo Loogu Diyaar garoobaya, ciyaaraha Koobka Gobolada ee dhaawaan ka furmi doona maamul goboleedka Putland, koobkaas oo ay ka qay gali doonaan xulal ka kala socda koonfurta soomaliya iyo kuwo ka socda Puntland.

 

Isku'aadka kooxaha

 

Taariikhda M/Kooxda

 

15-03-04 Hantelcom Vs Halac

 

16====- Booliska Vs Star

 

17====- Golkhaatumo Vs Baaskidka

 

18-=== Bisha Cas Vs SYL

 

19=== - Radiolascanod Vs Togsol

 

Link

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Rahima, I can see you are soccer fanatic.

 

It is the last thing they got in Somalia to relieve stress. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

Rahima, I can see you are soccer fanatic.

I wouldn't say fanatic, but who doesn't like to watch a good soccer match :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Kooxda RadioLascaanod oo 3:0 Ugu Awood Sheegatay Kooxda Halac

 

Tartan Lagu xulayo Xulka Gobolka Sool Uga Qayb Gali Doona Ciyaaraha Gobollada ee Puntland Dhawaan ka Dhici Doona Oo Ka Bilaabmay Magaalada Laascaanood.

 

koox1.jpg

Kooxda RadioLascaanod

 

koox2.jpg

Kooxda Halac

 

Waxaa baryahanba ka socday garoonka kubadda cagta ee Cabdi Bile Cabdi ee magaalada Laascaanood tartan looga goleeyahay in lagu xulo , xul uu gobolka Sool yeesho, kaas oo uu gobolku kaga qayb gali doono tartan ay gobollada Soomaaliya qaarka mid ahi isugu iman doonaan magaalo madaxda Maamul goboleedka Puntland, oo la qaban doono bisha soo socota.

 

Waxa kale oo loo dhigay tobanka naadi ee ugu horeeya gobolka koob loogu magac daray (Darwiish) isaguna lagu guddoonsiindoono kooxda ku guulaysata.

 

Ciyaartii maalintii isniinta magaalada Laascaanood dhacday ayaa dhex martay Kooxda ku ciyaarta magaca RadioLascaanod.com oo shalay galab sadex iyo waxba ku muquunisay Kooxda Halac.

 

Ciyaartan oo ahayd mid ay ka soo qayb galaeen dadweyne aad u tiro badan, kuwaas oo ka kala yimi daafaha magaalada Laascaaanood, waxaana isagun halkaasi ku sugnaa guddoomiyaha Isboortiga ee gobolka Sool ,Ahna tababaraha xulka Gobolka Cabdi Siciid Abokor, oo isagu ku guda jira sidii uu u xulilahaa ,xulka magaca gobolka kaga qayb galidoona ciyaaraha dhawaan ka dhici doona Puntland.

 

Full Article....

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

Great pics Brother sheik Ahmed Yassin , keep on posting em .

 

Peace in las anod bring happness , if you see people playing football it means people are happy . icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
guraad   

Northerner , Topic is about sool players not burco , creat your own topic and post pics of burco players .

 

And its free and open furom so stop telling people what to post and what not . only admins can tell us what to post and not you . :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^^another one of hot political BS debates i see, just with the twist of football this time,,,,,carry on,,,,hope u achieve whatever u intended, which is gettin abit predictable actually,,,,,

 

ps u know rear Burco will win anyway ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

guraad you stated

‘its free and open furom so stop telling people what to post and what not’

If it’s a free forum why do have a problem with Norf posting pix of burco players?, contradiction or what. As you so rightly stated only admins have the control so don’t let a pix of footballers rub you the wrong way

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

Northern,

I did not think of posting it in the Sports section. I just added to a topic that was already started. Who did Burco face last year to win the cup?

 

 

Gurad,

Dont worry about someone posting a pic.

 

P.S. I think Northern is just scared for his Burco team to face Lascanod team :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Guraad, ya gotta chill man. The dude is only posting a photo because he is a sports fanatic na'mean. Chill out bro.

 

Yeah, Notherner, who did they beat? Oodweyne? Ceel-Afweyn?

 

Hey guys I was reading some article about the state competition back home in the 80's.

 

Slogans against Reeer Bari: Ma Boosaadaad ka timi, ma soo badi baad is tiri

 

Slogans against Reer Wagooyi: Jaaw Hargeysaay Jaaw, Jaad ma haynee Jaaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

^ :D:D @ M_Deep's slogans.

Speaking of slogans you should have heard the slogans against Kismayo aka Jubada Hoose team by Waqooyi Galbeed fans:

Ku feedhe maqas ku feedhe, fargeeto timo fargeeto... and this is done in a chorus with a nice melody to it.

Oh boy! Sanweyntu qaadi meyso, sabaax la saari maayo... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

lol@Baashi damn that was harsh on you guys.

 

Ku feedhe kulahaa. lol Some crazy lot were sitting at the stadium I say.

 

Guys, since this thread is about Football in Sool region, I heard Sool one time became the cinderalla of Somali football when they beat out many big name teams and came to the semi-finals or finals or something. My uncle still talks about them good old days.

 

still laughing at the "ku feedhe" slogan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this