Sign in to follow this  
wind.talker

Sheik Hebel v. Sheik Hebel in Mogadishu

Recommended Posts

What's wrong with these 'sheiks'? When will they learn that 'the pen is mightier than the sword'? I suppose HADDAD will respond with something to the effect of which 'shiek' is more religiously right.

 

Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo dhexmaray Xerta Shiikh Maxamed Faarax iyo Tan Shiikh Aadan Dheere

 

Arbaco, April 20, 2005(HOL)@17:00GMT: Xalay waaberigii ayay ahayd markii ay dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iskala horyimaadeen xerta Shiikh Maxamed Faarax iyo tan Shiikh Aadan Dheere, kuwaasi oo uu dagaalkooda la xiriiray gacan ku heynta Xero Dariiqo oo ku taala Degmada Wardhiigleey ee magaalada Muqdisho.

 

Dagaalkan oo aaney cidna wax ku noqon sida ay xaqiijinayaan dad ku nool nawaaxiga Xerada gacan ku heynteeda lagu dagaalamayo ayaa la isugu adeegsaday qoryaha darandooriga u dhaco iyo Bambo gacmeedyo, iyadoo ay dagaalka ka qeybqaateen xerta labada Shiikh oo mid kastaahi dooneyso in ay gacanta ku dhigto Xeradaas.

 

Muranka u dhaxeeya xerta labadan Shiikh ayaa soo taxnaa tan iyo sanadkii 1997-kii sida uu sheegay C/risaaq Shiikh Maxamed Faarax oo caddeeyay in ay isku dayeen in arrinta wada hadal lagu dhameeyo iyadoo loo wajahay qaab dariiqo, Soomaalinimo iyo qaab Islaannimo, hayeeshee sida uu hadalka u dhigay ay diideen Reer Shiikh Aadan Dheere oo sheegtay in ay Xerada iyagu leeyihiin.

 

C/risaaq waxaa uu intaas ku daray in Xeradaas markeedii hore uu lahaa Aabihiis Sh, Maxamed Faarax, balse uu Sh. Aadan Dheere wakiil uga dhigtay, taasi micnaheeduna aysan ahayn in Xerada la siiyay.

 

Xeradan ayaa waxaa ku nool ku dhawaad boqol qoys oo raacsan Dariiqada Shiikh Aadan Dheere, kuwaasi oo ay haatan la soo darseen xaalado wel wel leh kadib markii dhowr jeer weerar lagu soo qaaday Xerada ay degan yihiin.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

Wind,

 

In Somalia, Shaykh is used not only for the sincere and pious, but also the sufi old man who believes that Sh. Cabdulqadir Jaylaani is his saviour, the old man ee xadreeya over qaad all night long and not to mention who believes that tribe is God (the forerunners in qabiil fighting). We lived near xerta Sh. Adan on my recent trip and i guarantee you that these men are the furthest things from wadaado and certainly do not deserve to be called Shaykh in the religious sense, for they are old men (other meaning).

 

The problem with Somalis is that they lump the good and the bad, the sincere and the hypocrites all into one basket. Why? Because of that infamous title.

 

Lesson to be had, let’s not allow titles deceive us. Some of the worst have wrongfully being given this otherwise esteemed title smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this