Sign in to follow this  
MoonLight1

BEWARNED: Never call them foriegn fighters.

Recommended Posts

Madaxa Siyaasada Alshabaab oo Umada Soomaaliyed uga digay in Ajnabiyiin ku tilmaamaan Muslimiin u soo gurmaday

 

Madaxa Siyaasada iyo Arrimaha Gobolada Sheekh Xuseen Cali Fiidow ayaa uga digay Umada Soomaaliyed inay Ajanabiyiin ku tilmaamaan waxa uu ugu yeeray Muslimiin u soo gurmaday Soomaaliya, xilligii ay dhibaatada heysatay isla markaana ay dalka ku sugnaayeen Ciidamadii Cadawga Ethiopia sida uu hadalka u dhigay.

 

Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo Warbaahinta Muqdisho qadka Taleefanka ugu qabtay Shir Jaraa'id ayaa si kulul u weeraray Hey'adda Culimada Soomaaliyed, isagoona ku tilmaamay in aanay dhex dhexaad aheyn, isla markaana looga arrimiyo Madaxtooyada.

 

"Markii umadda Soomaaliyeed iyo dalka ay ku soo duuleen ciidamada Ethiopia iyo kooxihi ashahaado la dirirka ah ee Umadda ay islaamka u qeylo dhaansatay ee dadkii u soo gurmaday oo guryahooda iyo reerahooda uga soo tagay ee naftooda u huray ee qaar ay ku shahiideen halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen in maanta la yiraah Ajinabi waaye waa arin qaldan, waxaana shacabka uga digeyanaa in aan la qaldin"ayuu yiri Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo si adag u difaacay jiritaanka in Kooxo Ajaaniib ah ay ka bar bar dagaalamaan.

 

 

Waxaa uu sheegay in aysan marnaba aqbali doonin in la hagar daameeyo Mujaahidiinta, isagoona sheegay in la doonayo in la maji xaabiyo Mujaahidiinta halganka wada sida uu yiri.

 

Sheekha ayaa sheegay in go'aanada ay soo saareen Culumaa'udiinka uu yahay mid aan loo dhameyn, isagoona ku eedeeyay qaar ka mid ah Culumaa'udiinka Musaalaxada inay ku xiran yihiin Madaxtooyada

 

"Sidaan ogtihiin Dagaalka waxaa wada galay Mujaahidiinta iyo Ciidamadii Koobiga ahaa ee hore iyo Koobiga cusub iyo Ciidamada AMISOM oo dhibaato ba’an u geystay shacabka Muqdisho"ayuu mar kale yiri Sheekh Xuseen Cali Fiidow oo intaas ku sii daray in duqeyn ay Ciidamada AMISOM u geysteen Magaalada Muqdisho ay ka darneyd tii ay sameyn jireen Ciidamadii Ethiopianka.

 

Si kastaba ha ahaatee hadalka Mas'uulkan ka tirsan Alshabaab ayaa ku soo aadaya xilli Dowladda Federaalka ay si cad u sheegtay in Dagaalyahano Ajaaniib ay ka bar bar dagaalamayaan Alshabaab, iyadoona Mas'uulka Alshababa ugu qaabilsan Gobolka Banaadir uu sheegay in Madow iyo Cadaan ay isku mid yihiin Muslimiinta dhiigooda uu yahay mid qura.

 

Jawhar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Duke,

 

Shaykh Shangoole would strip you naked and throw you in the sea for the sharks to feast on, just like Sayyid Maxamed Cabdullahi Xasan did to your d.h.a.b.h.o.d.h.i.l. if ancestors.

 

Word of advice in case you meet up with Shaykh-ul-Shabaab Shangoole: "Ina-adeerow, Tol aa nahay ee iga qaleey nooh" kuma soconayso filinkaas. Adiga uu kaa bilaabaa to make a darsin out of you. Better to be a snake-oil salesman and convince him you were a Gobonimo supporter all along :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

SHONGOLE WAS A WELL ADMIRED GUY IN WAABERI's ciyaal xaafada, I don't know what happened to him. I listened to one of his peeches few days ago where he says everyone is a kafir, and he complains that when they catch a "traitor" and they want to kill him, he said some people will interfien and say he is a macalin, dugsi quraan buu dhiga...

 

It really shocked me. pure extream.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kashafa: lool. Are you still angry

Lool. The fake Mujahid from Guriceel is pissed. Adeer Fuad Shangoole & Siyad Mohamed are both my kinsmen, and you are the kinsmen of Goobanle and Indcade..

:D

 

Kashafa you already lost everything adeer, stop listening to Jayz and go help rebuild Guriceel , oops you dont even control it now its udner the Xeeraale clan of Sufi fame :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che: Yup a bit far back but from the same house, we are. Actually your clan would be our great grandfathers.

 

Its you who has issues old man I dont.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Its good we only share little blood, I don’t like Neville Chamberlains myself, they appease others when they can stand with their people. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kashafa   

Duke, Kash-$-Moni doesn't get mad..... he gets Moni :D . I just like messin' with your clannist head. Like how you made 3 edits to your post within 5 minutes :D . Relax, abti. Plus, I got you to accept Shaylkh Shangoole as a Mujaahid hero instead of a crazy-anarcho-terror ist, so we're making progress, hamdulilah. Pretty soon you'll forgot you were a dhaboqhoodi and actually sing the praises of Abu Mansoor and Abu Bakar Al-Zaylaci as Somali Halyeeys :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. Kashafa you are a man child and I have to take it easy with you. Dont worry son, get the Money and make sure you spend it on Guriceel. All this Jihadi fantasy and wet dreams in front of your PC wont do.

 

Becasue you know like IndaCade, xasan Dahir you are all bravado. You will run away like they do when it gets hot. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this