Sign in to follow this  
General Duke

Puntland, Mudug: Visit to local areas by admin $ China, Saudi business groups Pics

Recommended Posts

Wefti uu hoggaaminayo wasiirka Maaliyada oo Booqday degaamada Gobolka Mudug.

 

Monday, 08-Sep 2008

 

Gaalkacyo,Puntland:Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Puntland Dr Maxamed Cali Yuusuf{Gaagaab} ayaa waxay socdaal howleed kutageen Degmooyinka Jariiban iyo Goldogob.

 

waftiga oo ay kamid ahaayeen Danjiraha Dowladda Fadaaralka kumeel gaarkaa ah ee Soomaaliya u jooga dalka Shiinaha.danjire Maxamed Axmed Cawil.

Wasiir kuxigeenka Amaanka Puntland Faarax Cabdi Doorshe,Guddoomiyaha Gobolka Mudug,Ganacsato iyo xubno kasocda Wadamada Shiinaha iyo Sacuudiga.

 

waftigaan ayaa waxaa deegaamadii ay booqdeen ku soo dhaweeye Madaxda Degaamadii ay booqdeen. waxayna socdaal kooda kabilaabeen Tuulooyinka

Balibusle, seemade, Jariiban iyo Tuulada xeebta kutaal ee Garacad,

iyagoo booqday Garoonka Diyaaradaha ee Garacad iyo guryahii loodhisay dadkii kuwaxyeeloobay Sunaamidii.2004.

 

 

waxay sidoo kale tageen Degmada Galdogob waxayna siimareen tuulada Bayra,Bursaalax, Riigomane iyo qasaxle oo si weyn loogu soo dhaweeyey.waftigaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^What was beautiful of those pictures?

 

The gift exchanged on the top picture reminds me of the colonial time,when the white man first came to the dark continent and brung beads to exchange for diamonds..Lol

 

Markaa chinesku muxuu kenee and what is he getting in exchange?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

^^^^^^^^Fish and plenty of free fish....Delegates kulahaa they are owners of fishing trawlers that steal the fish of the coast of poor nations like Somalia.....

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Don't worry saaxiib, my boyz will hijack they a$$, regardless of all the bribe money they pay those corrupt officials.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this