Sign in to follow this  
Kamaavi

Gobolka Gedo oo laga Mamnuucay Beerista , Cunista iyo Ganacsiga Tubaakada

Recommended Posts

Kamaavi   

Dadka beerta dalaga tuubaakada ee gobolka gedo Gaar ahaan Degmada baardheere oo can ku ah Beerista tubaakada ayaa mudo bil ah la siiyey in ay soo Afjaraan beeristeeda ganacsigeeda iyo Cunisteeda intaba .

 

Waaliga Wilaayada Xarakada Shabaabul mujaahidiin ee Gobolka gedo Sheekh Bishaar Aadan Xasan ayaa Amarkaan ka soo Saarey xarunta gobolka ee gedo asagoo sheegay in ay xiligaas wiixi ka danbeya talaabo laga qadi doono.

 

Amarkaan ayaa waxaa logu sheegay Dadka ku lugta leh beerista Ganacsiga iyo Cunista tobakada lagu arko ay xiligaan soo food saartey howl maalmeedkoodfa isla markasna waxaa jira in Degmada baardhere ay tahey Degmada ugu barista badan Dalka soomaliya Gudahiisa dhinaca tubaakada.

 

Dadka ayaa lagu amrey in Dalagyo kale ku bedelaan barista Tubakada madama ay ka mid tahey maandooriyaha sida ay hadalka u dhigeen Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee gobolka gedo waxan jira in xiligaan la siiyey uu ku yaraado

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this