Sign in to follow this  
General Duke

Pathetic government part 2....

Recommended Posts

BAYDHABO: Xubnaha Golaha Wasiirrada oo goor dhaweyd lagu dhaariyay Xarunta Golahaas uu ku leeyahay Baydhabo

 

Posted to the Web Aug 22, 17:46

 

 

Baydhabo (PP) – Wasiirrada, Wasiir u dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada Dolwdda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd lagu dhaariyay xarunta Golaha Wasiirrada ee Magaalada Baydhabo.

 

Xafladda dhaarinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Axmed, iyadoo ay sidoo kale ka soo qaybgaleen xubno ka tirsan Baarlamaanka iyo dadweyne kale, waxaana xubnaha la dhaariyay ay kala ahaayeen:

 

Magacyada Wasiirrada cusub iyo jagooyinka loo magacaabay:

 

1. Wasiirka Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda, Xasan Abshir Faarax

2. Wasiirka A/Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga, Ismaaciil Buubaa

3. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xuseen Maxamed Ceydiid

4. Wasiirka Garsoorka, Sh. Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

5. Wasaarada Beeraha, C/qaadir Nuur Carraale

6. Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Fedaraalka, C/llaahi Sh. Ismaaciil

7. Wasiirka Maaliyada, Xasan Maxamed Nuur (Shaar-guduud)

8. Wasiirka Qorsheynta iyo Tirikoobka, Xuseen Ceelaabe Faahiye

9. Wasiirka Horumarinta iyo A/Qoyska, Fowsiyo Maxamed Sheekh

10. Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Saalim C. Ibroow

11. Wasiirka Amniga Qaranka, C/llaahi Cabdi Garruun

12. Wasiirka Gaashaandhigga, Barre Aadan Shire (Hiiraale)

13. Wasiirka Betroolka iyo Tamarta, C/llaahi Yuusuf Maxamed

14. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta, Gacmo-dheere

15. Wasiirka Dekada iyo Gaadiidka Badda, Cali Ismaaciil Cabdi Giir

16. Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Maxamed I. Xaabsade

17. Wasiirka Ganacsiga, C/llaahi Axmed Afrax

18. Wasiirka Macdanta iyo Biyaha, Maxamud Salaad Nuur

19. Wasiirka Waxbarashada, C/raxmaan Cabdi Waare

20. Wasiirka Awqaafta iyo A/Diinta, Sh. Xasan Ismaaciil Bile

21. Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha, Saalax Cali Faarax

22. Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta, Cabdi Maxamed Tarax

23. Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare, Xuseen Maxamud Sh Xuseen

24. Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga, Mowlid Macaane Maxamed

25. Wasiirka Deegaanka, Maxamed Maxamud Xeyd

26. Wasiirka Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta, Saciid Xasan Shire

27. Wasiirka Caafimaadka, C/casiis Sheekh Yuusuf

28. Wasiirka Dib u Heshiisiinta iyo Jaaliyadaha, Maxamud C/llaahi (Sifir)

29. Wasiirka Warshadaha, Maxamed C/llaahi Kaamil

30. Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta, Cali Maxamed Maxamud Xayd

31. Wasiirka Warfaafinta, Cali Axmed Jaamac Jingili

 

Magacyada Xubnaha loo magacabaay Wasiir u dowlayaasha:

 

1. iiru Dawlaha Arrimaha Gudaha, Maxmud Sayid Aadan

2. Wasiiru Dawlaha Maaliyada, C/kariim Axmed Cali

3. Wasiiru Dawlaha Kaluumaysiga, Cabdalla Boos Axmed

4. Wasiiru Dawlaha Warfaafinta, Khadiijo Maxamed Diiriye

5. Wasiiru Dawlaha Qorsheynta iyo Tirikoobka, Sheekh Aadan Mad-deer

 

Magacyada Wasiir ku xigeennada Dowladda Federaalka:

 

1. Wasiir ku xigeenka arimaha dibadda, Xasan Axmed Jamac

2. Wasiir ku xigeenak arrimaha diinta iyo awqaafta, Cali Sh, Maxamed Nuur.

3. Wasiir ku xigeenka bartoolka iyo Tamarta, Ibraahim Xuseen Cali Saalax.

4. Wasiir ku xigeenka beeraha, Xuseen Cismaan Xuseen.

5. wasiir ku xigeenka boostada iyo isgaarsiinta, C/raxmaan cismaan daahir.

5. Wasiir ku xigeenka caafimaadka, Ciise Wehliye Maalin

7. Wasiir ku xigeenka dalxiiska iyo duurjoogta, Maxamed Cali Daheeye.

8. Wasiir ku xigeenka Amniga qaranka, Bashiir Maxamed Aadan.

9. Wasiir ku xigeenka dastuurka iyo A/federaalka, C/kaafi Macalin Xasan.

10. Wasiir ku xigeenka dhalin yarada iyo isboortiga, Axmed Ciise Cawaale.

11. Wasiir ku xigeenka dib u dhiska iyo dib u dajinta, Khadar Biixi Caalin.

12. Wasiir ku xigeenka gaashaan dhiga, Salaad Cali Jeelle.

13. Wasiir ku xigeenka gaadiidka cirka iyo dhulka, C/laahi Axmed Cabdulle.

14. Wasiir ku xigeenka ganacsiga, C/fitaax Ibraahim Raashid

15. Wasiir ku xigeenka garsoorka, Xassan Buraale Maxamed.

16. Wasiir ku xigeenka hawaha guud iyo guryaynta, Xasan Cumar Maxamed

17. Wasiir ku xigeenka hidaha iyo tacliinta sare, Deeqa Jaamac Jibriil.

18. Wasiir ku xigeenka horumarinta haweenka, Caasah C/laahi Ciise.

19. Wasiir ku xigenka xanaanada xoolaha, Cumar Aadan Xassan.

20. Wasiir ku xigeenka macdanta iyo biyaha, Axmed Maxamed Cabdi.

21. Wasiir ku xigeenka waxbarashada, Mukhtaar Maxamed Yuusuf.

22. Wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga, Maxamed Xasan Ibraahim.

23. Wasiir ku xigenka Maaliyadda, Mire Xaaji Faarax.

24. Wasiir ku xigeenka Shaqada, C/qaadir Sh, Maxamed Nuur.

25. Wasiir ku xigeenka warfaafinta, Faarax Cali Maxamuud.

26. Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha, Fahma Axmed Nuur.

27. Wasiir ku xigeenka Dekedaha, Maxamed Sh, isxaaq (Abaadir)

28. Wasiir ku xigeenka dib u heshiisiinta, Ibraahim Maxamed Isxaaq.

29. Wasiir ku xigeenka Deegaanka, Maxamed Cismaan Bulbul.

30. Wasiir ku xigeenka Warshadaha, Axmed Maxamed Loxos.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Muqdisho

E-mail; puntlandpostmog@hotmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

6.JPG

 

The gangstas lacagtii masaakiinta Soomaalida loogu tala galay jaad iyo tumasho ku dhameeye. Can you believe they receive $1,800 [uS] per month for practically doing absolutely nothing! Imagine lacagtaas waxee Soomaali people u tari lahayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^So they make 2600 before taxes?.

 

Well, let us say they spend 100 dollars for living expenses (Baidoa cost of living) and 100 dollars for "helping qaraabo", the rest of this money is going straight to their savings accounts in qurbaha. 1600 dollars in savings every month is not bad.

 

MMA, these goons are living good.

 

[edit] Shyyt, I forgot the stolen money from each ministry. Doesn't each "wasaarad" have its own budget and allocated money for "waxqabad"? My god, the above mentioned salary is nothing to them. They have bigger things to take care of. :D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even 200$ is a considerable amount for hunger tricken Somalia where children are dying by thousands due to lack of drinkable water, let alone 2000$ (even East Europeans or Asians officials are highly unlikely to make such money!).

 

As a matter of fact, ministers in Somaliland used to earn at best 100$ during the 90's if my memory is good whereas officials in Baidoa do recognize that they are mainly interested in getting their share of the cake, wether privately or implicitely when they denounce in the media their pseudo government as a Tigre trojan horse.

 

Is it really the right signal to send when corruption and mismanagement largely contributed to the current genocidal situation by alienating Somalis?

 

Is this criminal warlord maffia supposed to bring unity as well as justice while protecting our sovereignity or our already disastrously damaged environment?

 

More fundamentally, how are they going to resist further temptations if they are not commited at the onset on a voluntary basis like the courts whose staff members struggle for their daily subsistence while directly sharing their people's plight?

Share this post


Link to post
Share on other sites

The ministers that quite just returned like

ismaciil and abshir thats funny maybe they should

have half the count of ministers and half less

MALES with alot of females and that would be

a change this time

Share this post


Link to post
Share on other sites

They get paid too much, they travel too much, whats next? what you guys want is not a government but another something-land! Most of you here make that much yet don't think the highst officials of a country should not get that much. what sort of country do you guys want. Think up people, not down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this