Sign in to follow this  
Liibaan

Golahii Khusuusiga SSC Oo Maanta La Dhaariyey

Recommended Posts

Liibaan   

sscguul8.jpg

 

dhaarin.jpg

 

Golahii Khusuusiga SSC Oo Maanta La Dhaariyey

 

Buura Wadal,(Lasanod Online)- Xaflad lagu qabtay magaalada Buurawadal ayaa waxa lagu dhaariyey xubnihii golaha Khusuusiga loo doortay, xafladan oo ay goob joog ka ahaayeen..

 

Buura Wadal,(Lasanod Online)- Xaflad lagu qabtay magaalada Buurawadal ayaa waxa lagu dhaariyey xubnihii golaha Khusuusiga loo doortay, xafladan oo ay goob joog ka ahaayeen..

 

Madax dhaqameed iyo wufuud ka kala timi deegaanka SSC ayaa waxaa halkaa khudbado ka soo jeediyey madax dhaqameedka SSC.

 

Madax dhaqanku waxay sheegeen in ay lagama maarmaan tahay in la kala saaro Shacabka Puntland Iyo Xukuumadda Puntland, waxayna dhamaantood ku nuux nuuxsadeen in ay Puntland dhidibada u tagaeen ayna marnaba ogolaanayn in la kala diro shacabka Puntland.

 

Waxayna intaasi ku dareen madax dhaqameedka halkaasi ka hadlay in ay doonayaan in waxyaalo badan oo qalcoosamay wax laga qabto, golahana ahayn mid lagu waxyeelaynyo shacabka Puntland , hadalkaas oo uu hore u sheegay Garaad Saleebaan Garaad maxmed ayaa madax dhaqameedkuna ku tagaeereen.

 

Sidoo kale madax dhaqameedku waxay u mahad celiyeen shacabka Buuhoodle ee isugu soo baxay dibad baxa taageerayna shirka Buurawadal.

 

Dhinaca kale maamulada Hargeysa iyo Garoowe ayaa aad isu hortaagay saxaafadda SSC kasoo jeedaa in ay goobta shirku ka socdo tagaan, Iyadoo xabsiga loo taxaabay wariyayaal kusii jeeday Buura wadal oo uu ka mid yahay Wariyahii Shabakadda LASANOD C/qani Ismaciil Goox, hase yeeshee kuma ay guulaysan. waxaana goobta shirku ka socday gaadhay saxaafad badan oo madax banaan.

 

Wariye: Fadumo M. Hassan

 

Xafiiska Wararka Lasanod Online. Garoowe, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Liiska Magacyada Xubnaha Golaha Khusuusiga SSC

 

Lasanod Online. Saturday, March 13, 2010

 

Buura Wadal,(Lasanod Online)-Shabakadda LASANOD waxay halkan idiinku soo gudbinaysaa liiska magacyada xubnaha golaha khusuusiga SSC ee lagu dhaariyey tuulada Buura Wadal.

 

Golaha khusuusiga oo ay ansixiyeen isimada SSC laguna soo xulay qaab beeleed ayaa lagu dhaariyey xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday Buura Wadal.

 

1. Faarax Maxamed Xaaji Seed

2. Khadar Saleebaan Sancad

3. C/rizaaq Xasan Ismaaciil

4. Kubra Kayse Jaamac

5. Caasha Cismaan Ismaaciil

6. Cabdi Jaamac Axmed

7. Salebaan Aaden Cilmi

8. Mukhtaar Xirsi Jaamac

9. Cismaan Faarax Caliyey

10. Xariir Awcali Barre

11. Xasan C/qani Shiikh Aadan

12. Cabdillahi Saleeban X. Axmed

13. Maxamed Ismaaciil Odawaa

14. Maxamed Cawil Ducaale

15. Cismaan Xaaji Cali

16. Maxamed Jaamac Warsame

17. Maxamed Ibraahim Ciise

18. Maxamud Warsame Cabdi

19. Dr. Maxamed Muuse Saciid

20. Maxamuud Caydiid Dirir

21. Maxamed Weyl

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

While the qasuusi and jnm call for blood and war look what we doing.

 

 

Somaliland to give poor families in sool 80 tons of food free

 

Somaliland opens local medical centre in Ceegaag town

 

 

Somaliland Road Agency SRA complete maintenance of roads in Sool

 

 

its all about choice, war, bloodshed and destruction vs developement, democracy and better standard of lives.

 

i believe the local have made their choice. :D

 

these people need to present better alternative other than the tribal garbage and h-arti nonesense if they want to pull people to their side of the political fence.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Somaliland people are poorest people in somalia and always been. I have been Hargeysa, people are begging you in everywhere, it does not matter if they know you or not. In Hargeysa inlation and unemployment are high. most people live for shaxaad. Somaliland have nothing to offer for the people of SSC.

 

Those UN agency based on Hargeysa has nothing to do with somaliland.

 

Tell us where somaliland get the wealthy?

They do not have farmers and livestock.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Duufaan:

Somaliland people are poorest people in somalia and always been. I have been Hargeysa, people are begging you in everywhere, it does not matter if they know you or not. In Hargeysa inlation and unemployment are high. most people live for shaxaad. Somaliland have nothing to offer for the people of SSC.

Don't u know those beggars come from Somalia and Oromiya ?? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Qudhac:

While the qasuusi and jnm call for blood and war look what we doing.

 

 

 

 

 

 

 

its all about choice, war, bloodshed and destruction vs developement, democracy and better standard of lives.

 

i believe the local have made their choice.
:D

 

these people need to present better alternative other than the tribal garbage and h-arti nonesense if they want to pull people to their side of the political fence.

Qudhac all the all three developments you posted are either non-started work which is impossible, local work done by people and SL claims which is very shameful or non-exsiting project...

If Somaliland repairs roads, it would do so with the broken roads that desperately need for repair in Hargeysa, its own base. Now come on are you telling us SL repairs roads in Sool when infact it can’t maintain the ones in Hargays...That is very laughable piece... Please do favor for yourself and check the facts before posting them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Dibad bax lagu soo dhoweynayo Go,aanada shirka Buurowadal

 

Dibad bax Lagu Taageerayo Go,aamadii Isimada SSC oo ka dhacay Muqdisho‏ qaar ka mid ah dadweynihii ka soo qayb galay dhegeyso..

 

Banaanbax Lagu taageerayo Go,aamadii ay Isimada Sool ,sanaag Iyo Cayn kasoo saareen Deegaanka Buuro wadal ayaa ka dhacay magaalada caasimada ah kaas oo ay kasoo qayb galeen waxgarad ,aqoonyahano ,Arday ,Haween Iyo caruur

Read

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

a-khadar

 

you clutching on straws, somaliland has shown the local people whats it is about and they have no problem with it.. while all you have to offer is empty threats and tribal rubbish that has become of you.

 

 

these so called garaads have been callin for civil war in sool for years now and it has fallen on death ears because reer sool will not burn their town to satisfy the egos of those living abroad.

 

Brand New police station open :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

^ See Qudhac this is you again finger pointing to poeple who mind their own matters and accusing of they are calling for civil war and death when you'e supporting day in day out the invasion to a peaceful city and displacing its people.. Stop being hypcrate flew. My above post was proving you wrong that SL does nothing of development and presented my case in a simple and logical reasoning which is if it (Shankaroon) can do developments in Sool, wouldn’t it logic to take care its base of first which we all know it needs more development?

If you are man with his right mind, stop supporting the occupation of a city that isn't yours without equally accusing its people saying no to successionists and occupation to their city.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

i got better than pics!!!!

 

i got the video for the official opening of the police station and laanta socdaalka L/A.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this