Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND

Recommended Posts

redsea oo wayoo Somaliland sootii liqday ciidanki sadexaad quwada ugu xooga weyneyd africa sootii liqday eeh la waayee.

waba wadaado tikno saaraan oo takfiir ku saliyaya oo nabigii ba ilaway.

. laakin imika anagu waxaanu ka hadleyne somaliya . Somaliland wa wadan kalle Shabaabki shaqo kuma laha Shabaabku wadankisa buu ka xoreynaya xabashiga . Maxa dal kalle Sida Somaliland ama jabuutii oo geynaya taasi waba faduul.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

lol@wadado tikniko saaran. Abti sidaad usheegtayba maaha hub iyo tiradada ama tamartaadu inay wax tarayso. Hadii hub iyo tiro ay ahaan lahay SNM waa la tir tiri lahaa. Laakin waa ujeedada aad udagaalamaysid. Ragaan ujeedada ay udagalamayaan ayaa ah mid bir ah oo lamari karin. Dagaalkuna waa niyida.

 

labaad: su'aashaydu waa hypthetical. In case of emergency ayaan ka hadlayey. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

ha waa run uu jeedada loo dagaalamayo wa muhiim laakin dee maa is weydiiney waxay shabaabku oo dagalamayaan. wa inay xabashi dalka ka saraan laakin markay xabashi dalka ka saraan ummada somaliyeed ama dadka reer somaliya gaar ahaan reer konfureedka. wamxay future plans koodu wamxay mustaqbalka ay doonayan inay somaliya ku xukumaan noo mey sheegin. waxanu ka maqalna uun

 

inallah ashtara minal mumunina an fuzahum wa an wala hum bi analahumul jannah yuqatiluna fii sabililah . Ayada xata no mey minceeyn fikirka ka danbeeya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

haaa niyo shaha baan shubay maanta waxaan is laha magaalada galkacyo aya ku ciidii lahayeen nimanki shabaabku. laakin waanu la suggi hadabay noqoto happy new yearka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Xaaji_xundjuf:

ha waa run uu jeedada loo dagaalamayo wa muhiim laakin dee maa is weydiiney waxay shabaabku oo dagalamayaan. wa inay xabashi dalka ka saraan laakin markay xabashi dalka ka saraan ummada somaliyeed ama dadka reer somaliya gaar ahaan reer konfureedka. wamxay future plans koodu wamxay mustaqbalka ay doonayan inay somaliya ku xukumaan noo mey sheegin. waxanu ka maqalna uun

 

inallah ashtara minal mumunina an fuzahum wa an wala hum bi analahumul jannah yuqatiluna fii sabililah . Ayada xata no mey minceeyn fikirka ka danbeeya.

Quraankiinga saasad ushabaysaa! Masha Allah.

 

In ay dhulkii 'somaliya' la isku odhan jiray oo dhan ay policy gooda gaadhsiiyaan weeye hadafkoodu. Kuwana xoog ayaa lagu gaadhsin i.e gobolada ethiopianku iyo kuwa lashaqeeyaan haystaan. Intii nabad ay ka jirto sida Puntland iyo Somaliland, waxay aaminsan yihiin wanaag iyo systematic change lagu sameeyo. Oo instead of dhuuni in Rayaale waxaa loo doonaya Sh. Mustafe x. Ismail ama rag isaga la mid ah oo cadaalad iyo kala danbayn wax ka yaqaana.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by RedSea:

In ay dhulkii 'somaliya' la isku odhan jiray oo dhan ay policy gooda gaadhsiiyaan weeye hadafkoodu. Kuwana xoog ayaa lagu gaadhsin i.e gobolada ethiopianku iyo kuwa lashaqeeyaan haystaan. Intii nabad ay ka jirto sida Puntland iyo Somaliland, waxay aaminsan yihiin wanaag iyo systematic change lagu sameeyo. Oo instead of dhuuni in Rayaale waxaa loo doonaya Sh. Mustafe x. Ismail ama rag isaga la mid ah oo cadaalad iyo kala danbayn wax ka yaqaana.

"systematic change" lagu sameeyo Somaliland iiga waran Saaxib. In yar oo sharaxaad bal inaga sii, Abuu Readseaoow! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Ayoub,

 

Micnaha dagaal la'aan ayaan ka wadaa 'system' change. or what the western termed as 'wining the hearts and minds of the locals'.

 

Somaliland ama Puntland maanta xoog hadii lagu dayo waxaa laga yaabaa dhiig badan in uu daato. Siiba Somaliland. Rer Somaliland waxay mar kasta diyaar uyihiin in hal meel ku wada dhintaan oo ay difaacaan qarankaas ay dhisteen. Taas waa problem wayn oo calqalad ku ah hadafka ay wataan alshabaab.

 

Ta labaad rer Somaliland waxii xagaa(koonfur) ka yimaadaba waxay xasuusinaysaa dawladii hore ee facist ka ahayd. Markaa waa la hubaa in ay reject gareeyaan oo gacan bir ah kala hor imanayaan iyagoon ufiirsan waxba.

 

Markaa Alshabaab waa in ay isku dayaan ayey noqonaysaa in rer Somaliland ka dhaadhiciyaan, si dimplomasi ah, in ay hada dawlada meesha ka jirtaa oo ah dowlad liberal ah in ayna ufiicnayn mustaqbalka umada somaliyeed ee diinta Islamka ku dhaqanta. waxay noqonaysaa diinta aad loogu wacyi galiyo oo dadka la tuso cadaalad darada iyo corruption ah wadaan rag aan cadaalad iyo sinaan mid u tudhayn sida Rayaale kaahin, Cawil oo xoolaha dadka jecel in ay af udhigtaan.

 

Runta haday noqoto rer somaliland way ogyihiin maanta somaliland in aanay meelna usocon. Dadka xukumaana in ay wada yihiin nahaabiin waxma tarayaal ah. Nin ama laba nin oo daacad u ah dadka waa laga helayaa laakin awood badan ma leh. Rer somaliland iyagu mar walba wanaaga, horumarka iyo sinanta ayey jecel yihin. Laakin tan maanta ka taagaan Ilaahay ha naga soo gaadho ayuunbaa leenahay. Sharaf daro, dhaqan dooris ayey wadankii ku abuureen.

 

 

ps.

 

 

Puntland iyadu somalia ayey awalba ka mid ahayd, markaa mar hadii ay Alshabaab koonfur qabsadaan Ethiopiankuna lasaaro, xamar ayuunbaa laga maamulayaa oo hoos imanayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Is that a wishful thinking on your part? Fight in the south by the Al-shabaab is ok in your books, and any peace efforts is out of the door. But when it comes to SL and Al-shabaab, they should sit down together and make some sort of transition of power(of course peacefully)..em what a logic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waryaadhaheen nimankani haday is leeyin somaliland iyo jabuuti iyo kilinka shanaad iyo nfd ku dulaan , waba haliis markaa eeh marka wa inanu iyaka ko koobno meeshooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Gheele,

 

Apples and oranges. You chose to be illogical thus you won't get further discussion out of this.

 

You just need to understand where there requires a fight, there will be a fight. The south is occupied by foreign forces who are killing, supressing the population. The Ethiopians have already choked the peace talks in Khartoum in '06, they invaded somalia, therefore force is only means to get them out now. Who is there to sit down with may I ask? sheeko caantaynta meel lafadhiiso.

 

So plz let me discuss with these other lads if you dont' mind.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this