Sign in to follow this  
RedSea

Abdullahi baa dhaama.

Recommended Posts

RedSea   

Oday somaali ah ayaa waxa uu fiirsanayey warka. Kolkaas ayaa waxaa warkii kasoo galay Barack Obama asagoo kahadlaya 'abortionka'.

 

Odaygii xooga Af ingriiska muu aqoon, sidaas awgeed muufahmin wuxu Obama kuhadlay.

 

Dad meeshii fadhiya ayuu wuxu weydiiyey:

 

Odaygii: Waar yadhaheen Obama maxuu yidhi?

Dadkii: Adeer wuxuu kahadley wax layidha 'abortion'

 

Odaygii: Abortion muxuu yahay.

 

dadkii: Waa marka ay dumarku ilmo aysan rabin ay uurkiisa qaadan kabacdina ay iska soo tuuraan.

 

Odaygii: Oo muxuu ka yidhi taas?

 

Dadkii: wuu taagersanyahay. Oo wuxuu yidhi qofka dumarka ah markay uur aysan rabin qaado xaq ay uleedahay in ay iska soo tuurto.

 

Odaygii intuu kacay ayuu yidhi iga wala kan Obama ah Abdullahi Yusuf ayaa dhaama. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Redka maalmahan majarihii baa kalumay. Waa badcase oo doolarka jecel. Waxan u malaynayaa Mnpls iyo kaftankii Somalida buu ku wareeray, Solna way ugasii dartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this