Sign in to follow this  
Siciid1986

Faysal Cali Waraabe Oo Weeraray Sheekh Shariif

Recommended Posts

“Wadaadka Yar Ee Shariif Haddii Uu Somaliland Nabadgelin Waayo Carabkaanu Ka Jari Doonaa” Faysal Cali Waraabe

 

 

Mar uu ka hadlayay siyaasada sheikh shariif ee baryanba uu wado siyaasad xumo ka dhan ah Somaliland, islamarkaana hadii an imika laga hortagin ay halis inagu tahay, tilmaamayna in xukuumadani aanay dalka difaaci karayn taasna lagaga bixi karo doorashada ooh ore loo qabto hogaanna loo dooran, waxanu yidhi “wadaadyar oo reer koonfireed ah ayaa la inooga taag la’yahay oo meel walba la taagan Somaliland ma jirto iyo dadkaba dhibtu way ku wada dhacday, xagee ayay iyaga kaga dhacday inaga dawladii calanka huwanayd baa ina xasuuqday , iyaguna iyagaa is laayay oo badda isku guray, ma dadkeenii diyaaradaha lagu duqeeyay iyo waxa uu is barbar dhigayaa kuwo iyagu dagaalamaya oo kursiga kala jiidanaya, hadaba waxaan idiin sheegayaa dawladani dalba ma difaaci karayso ee walaalayaal inagu aynu midowno oo dalkeena aynu ilaashan, carabka ayaanu ka jaraynaa sheikh shariif iyo kooxdiisa hadii ay ina nabadgelin waayaan, doorashada waa in la qabtaa oo codkiina ku ciil baxdaan” “waa la ina khiyaameeyay oo waxa la inala sugayay inta koonfuri hagaagayso markaa hadaynaan hogaan wanaagsan oo inaga samata saara waa in la hela, xaafada axmed dhagax way biyo laadahay halka madaxweynahana xilli walba uu biyo helo, cisbitaalka waxa ka taagan waad arkaysaan.

 

http://www.haatuf.net/2009files/14711.html

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this