Sign in to follow this  
General Duke

Garowe: Puntland parliment passes new laws including Oill

Recommended Posts

Garowe: Baarlamaanka Puntland oo Ansixiyay Dastuurka Puntland lugu dhaqayo & Heshiiskii Puntland & African Oil.

19. december 2009 

 

APL

 

Garowe(AllPuntland)- Baarlamaanka Puntland ayaa maanta isku raacay qaar ka mid ah qodobada dastuurka baarlamaanka dawladda Puntland ee Soomaaliya, iyadoo ay qodobadasi ahaayeen kuwa taabacsan Awoodaha dalka iyo sidii wax looga qaban lahaa horumarinta Puntland.

 

Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland C/rishiid Maxamed Xirsi ayaa sheegay in ay baarlamaankiisa maanta isku raaceen qodobo ka mid ah dastuurka udagsan Puntland, kuwaas oo ay maalmihii ugu dambeeyey ka lahaayeen dood xoog leh oo ku saabsan xaaladaha deegaanada Puntland.

 

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay Mudanayaashi si xor ugu codeeyeen qodobadan maanta la meelmariyay oo ay ku jiraan Sharciyada golaha deegaanka iyo mudada loo ogolaan karo Madaxweynuhu in uu ka maqnaado deegaanada Puntland.

 

Mudane ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa usheegay APL in ay go’aamadoodu ahaayeen kuwa helay codadka baarlamaanka Puntland badankooda, isla markaasna ay guud ahaan ansixiyeen Dastuurka lugu dhaqayo dawladda Puntland.

 

Baarlamaanka ayaa maanta sidoo kale isku raacay heshiiskii ay gashay Xukuumada Puntland ee ku saabsanaa in lugu dhaqaaqo talaabooyin Shidaalka looga soo saarayo deegaanada Puntland ee Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay fadhigan madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya.

 

Madaxweynaha oo ka hadlay madashan ayaa sheegay in ay lama huraan tahay in la wada shaqeeyo, isagoo mahad-celin balaaran ujeediyey Mudanayaasha baarlamaanka oo uu kusifeeyey kuwa doonaya horumarinta deegaanada Puntland.

 

Ansixinta Mudanayaasha baarlamaanka ee Heshiiskii African Oil iyo dawladda, iyo Dastuurka guud Puntland, waxa ayna Xukuumada Puntland maanta ay u ahayd maalin farxadeed madaama ay Xildhibaanadu meelmariyeen qodobo ay doonayeen hirgalintooda.

 

Mudanayaasha ayaa hada dhowraya in loo keeni Heesta & Astaanta Calanka ee dawladda Puntland, iyadoo laga doodi doono ka dibna cod loo qaadi doono, markii ay soo gudbiyaan xubnaha golaha Xukuumada ee Puntland.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baarlamaanka ayaa maanta sidoo kale isku raacay heshiiskii ay gashay Xukuumada Puntland ee ku saabsanaa in lugu dhaqaaqo talaabooyin Shidaalka looga soo saarayo deegaanada Puntland ee Soomaaliya, waxaana ka qeybgalay fadhigan madaxweynaha dawladda Puntland ee Soomaaliya.

 

The parliament also approved the agreement the government reached concerning the drilling of oil in Puntland and the President of Puntland was present in the deliberations.

 

This was expected and thank God no more political delays for this important endeavor for the economic wellbeing of the Somali people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Originally posted by Caddow Junior Charles:

Oil aa? saxiixa shiiq sharaf la`aantiisa cidna dhulka somaliyeed. ma qodi qorto. MR, Faroole waxuu u baahanyahay saxiiha shiiq sharef.

Lol. Heestaan baad I soo xasuusisey.

Ii Tali kuu Talin maayo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
captain   

Thank you General Duke for your reply

 

All the best to you and your people

 

This event looks to pave the way for Puntland to continue it's success in building a nation

 

Good fortune to all Puntlanders, these are exciting times for all

 

Captain

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland Parliament Approves PSAs

 

As announced by Range Resources on 14 December 2009, the Cabinet of the Puntland Government approved the amended agreements modifying the terms of the existing Production Sharing Agreements ("PSAs") made in respect of the Dharoor and Nugaal Valley Exploration Areas which was still subject to ratification by the Parliament of the Puntland State of Somalia ("the Parliament"). The Company is pleased to announce that the Parliament has formally approved and ratified these amended agreements paving the way for Africa Oil to now commence operations and drilling of the first exploration well in Puntland in over 16 years.

 

Ends

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by NASSIR:

quote:Originally posted by Caddow Junior Charles:

Oil aa? saxiixa shiiq sharaf la`aantiisa cidna dhulka somaliyeed. ma qodi qorto. MR, Faroole waxuu u baahanyahay saxiiha shiiq sharef.

Lol. Heestaan baad I soo xasuusisey.

:D
sxb, pundland horumar looma diidano.pundland waa dhul somaliyeed hadeey horumar sameeyso waxeey lamid tahay soomaaliya oo horumar sameeysay. waxaa oon ladiidan yahay. in xoolo Qaran dof malba iska iibsado. xoolo qarana dowlad gobaleed shuqol kuma lahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Adeer dont talk rubish, the state has every right to develop its regions using its resources. Go tell Sharif not to sell the sea to Kenya, now that is treason. Wht Puntland is doing is progress.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Adeer dont talk rubish, the state has every right to develop its regions using its resources. Go tell Sharif not to sell the sea to Kenya, now that is treason. Wht Puntland is doing is progress.

Adeer, i think we should first figger it out the meanings behind those words(xoolo qaran) before we go on whit our discussion.

 

 

xoolo qaran (khuseeya waddanka oo dhan)

qaran(dowlad,arimaha khuseeya wadanka)

 

gobal(arima khuseeya gobalka waxaa kamid eh. nadaafada,iskoolada,etc.

 

marka gobalka pundland in eey wadan lahisheeso waa qalad.

 

teedekale it is serious accusation you are making. if you have a prove that sharmark`s government sold xoolo qaran please bring your prove.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Well Puntland is a state, and not a Gobol, its made up of 7 Gobols, thus go and try again.

 

Also the Federal Charter that your Sharif Hotel swore on, recognises and protects the states righs, and untill we get an effective central government, Puntland will do all it can to develop that important part of Somalia.

 

Dont hate adeer, we have already moved on, concentrate in defending Villa Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

13168.jpg

Hayada Batroolka & Macdanta Puntland oo dhawaan bilaabeysa Howlihii Baaritaanada

 

Hayada Dowlada Puntland ugu qaabilsan Baaritaanka iyo Soo saarista kheyraadka dabiiciga ee Puntland ayaa dhawaan waxay bilaabeysa Howlaha hirgelin iyo dardargelinta Baaritaanada laga sameynaayo Deegaanadii horey loo sahmiyay ee ku yaalay Dooxada Garoowe iyo Doxada Nugaal Sida uu warbaahinta SBC u sheegay Agaasimaha Guud ee Hayadaasi Ciise Maxamuud Dhoolawaa.

 

Ciise Dhoolawaa oo wareysi khaas ah siiyay Warbaahinta Caalamiga ah ee SBC International ayuu kaga warbixiyay Ansixintii Baarlamaanka ay ansixiyeen Wax ka badelkii lagu sameyay heshiiskii lagula jiray shirkadahan ee ay la gashay Dowladii hore ee Puntland, waxaana uu sheegay in cod Akhalabiyad leh ay ku ansixiyeen xubnaha Golaha wakiilada ee Puntland.

 

Agaasimaha Hayada Batroolka iyo Macdanta ee Puntland ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyay Howlqabadka ay dhawaan sameyneyso Hayadiisa oo ku aadan sidii loo soo saari lahaa kheyraadka in muddo ah hadal hayntiisa ay ka taagneyd Deegaanada Maamulka Puntland kaasi oo ahaa Batrool iyo madcan kale oo ay shirkadahan heshiiska lala galay ka soo saari doonan Dhulka Puntland ,waxaana uu xusay in hadii howlahani ay si rasmi ah u biloowdaan ay dhamaan shacabka reer Puntland ay u noqondoonto horumar iyadoo laga heli doono shaqooyin iyo Dhaqaale sida uu sheegay Agaasime Ciise Dhoolawaa.

 

Heshiiska wax ka badelka lagu sameeyey ee Shirkadaha Baarista sameynaya lala galay waxaa ka mid ah ilaalada dadka ajanabig ee ka shaqeynaya dhulka baarista ay keeni doonto Dowlada Puntland halka markii hore ay si iskood ah u qoran jireen Ciidamo u gaar ah iyaga waxana u Ciise Dhoola waxaa uu sheegay inay taasi masuuliyadeeda qaadaneyso Dowlada Islamarkaasinaa ay rajeynayaan amaanka ay kala shaqeyaan shacabka Dhulka baaristaan lagu sameynayo.

 

Hirgelinta iyo soo saarka kheyraadka dhexceegagan Dhulka Puntland ayaa ah mid looga fadhiyo hayada Batroolka ee Puntland iyo Shirkadaha ee heshiiska la gashay.

 

 

SBC International News Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

[QB] ^^^Well Puntland is a state, and not a Gobol, its made up of 7 Gobols, thus go and try again.

sxb, a state and gobol is the same think.

gobal=state

state=gobal

 

that is why pundland is called. dowlad gobaleed.

 

Also the Federal Charter that your Sharif Hotel swore on, recognises and protects the states righs,

Of course a government should recognises and protect the rigth of states of somalia ama dowlad gobaleedyada somalia.

 

the other statement you made is false therefore,

 

1.only central government has the powers include the authority to govern international affairs,national wealth/such in this case oil ect.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this