Sign in to follow this  
Che -Guevara

Targeting Baydhabo

Recommended Posts

Weerar lagu qadey magalada Baydhabo

8 Jul 8, 2008 - 6:28:15 PM

 

 

 

Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada Baydhabo ayaa ku dhintey gantaallo xalay lagu weeraray degmadas oo xarun u ah Baarlamanka DF halka dhaawacu yahay Lix, iyadoo weraradas ay sheegteen Kooxda hubeysan ee Al-shabaab.

 

Saqdii dhexe ee xalay ayaa lagu garaacay Baydhabo madaafiic, iyadoo lala beegsaday garoonka diyaaradaha iyo madaxtooyada, iyadoo rasaas aan badnayn laga maqlay gudaha iyo daafaha magaalada.

 

Afhayenka Al-shabaab Sheekh Mukhtar Rooboow [Abu-Masur] oo saxafadda la hadlay ayaa sheegay inay dagaalkaas iyagu ka dambeyeen, ayna weerarro ku qaadeen saldhigga ciidamada Ethiopia iyo kuwa Dowladda.

 

"Dagaalka aan ku qaadnay Baydhabo wuxuu fure u yahay dagaallo badan oo aan la damacsannahay degmadaas oo ah saldhiggii ugu dambeeyay ee DF iyo ciidamada Ethiopia" ayuu yiri Sheekh Abu-Mansur oo saxaafadda ugu qabtay shir jaraa'id hawada saakay.

 

Askariga ku dhintey iyo kuwa dhaawacmey ayaa wuxuu gantaal hoobiye ah ugu tagey teendho ay ku jireen.

 

 

Weerarkaan ayaa noqonaya kii ugu horreyay ee ay mucaradku ku qaadaan Baydhabo.

 

Howlwadennada Isbitaalka Baydhabo ayaa waxay shegeen in dhawacyadu ciidamadan ka tirsan ilaalada madaxtooyadu ay yihiin kuwo fudud oo aan darnayn ayna daweyn ku hayan. mana jirto cid ka tirsan DF oo ka hadashay weerarkaas.

 

Dhanka kale, xalay kooxo hubeysan ayaa waxay bam ku turen guriga talyaha sirdonka DF ee Baydhabo Max'ed C/raxman waxaana la dhawacmay xaaskiisa oo ay isku goob ku sugnaayeen.

 

Werarkan bam ayaanay jirin weli cid sheegatay, waxana sidoo kale booliiska Baydhabo ay ku fureen rasaas gaari kuwa dadweynaha ah, iyadoo ay ku dhimatay halkaas gabar yar ayna ku dhaawacmeen afar ruux oo uu ku jiray wadihii gaarigaas.

 

Baydhabo ayaa xalay xalay waxay ahayd meel aad u kacsan, iyadoo maanta ay tahay mid aad u daggan, waxaana weeraradaan ay kusoo beegmayaan xilli ay socdaan shirarka baarlamaanka Somalia.

 

Garowe Online, Baydhabo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Islamist rebels attack Somali government HQ

Tue Jul 8, 2008 10:12 AM BST

 

BAIDOA, Somalia (Reuters) - Heavily armed Islamist rebels have attacked the presidential palace and key installations in the Somali government's Baidoa headquarters, killing at least four soldiers, officials said on Tuesday.

 

Witnesses said mortar bombs fired by the insurgents late on Monday also hit the airport and a large refurbished warehouse that serves as the parliament of the Western-backed interim administration.

 

"Several mortar shells landed on us, killing three troops," Ibrahim Ali Isak, a guard at Baidoa's high-walled presidential palace, said by telephone.

 

 

Seven of his colleagues were injured and taken to hospital, where medical sources said one of them died.

 

The attack was carried out by militants of the al-Shabaab, which the United States has listed as a terrorist organisation.

 

A spokesman for the rebels, Sheikh Mukhtar Robow, told Reuters their target was the presidential guards and Ethiopian forces supporting the interim government.

 

Somali Prime Minister Nur Hassan Hussein told reporters in Addis Ababa on Monday that the international community must deploy U.N. peacekeepers in his country without delay, or risk worsening insecurity across the Horn of Africa. Continued...

 

© Reuters 2008. All Rights Reserved.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ethios and their lackeys seem to be losing control if they can't even defend the nerve center of their operations in Somalia.

 

web page

 

Many more shall come Paragon though war in another urban center will be devastating for all. People are already fleeing Beledweyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites

ABU MANSUR: “Baidao is the last defence of the enemy therefore we call upon all mujahideen to come to Baidao”.

 

Hiiraan Online

Tuesday, July 08, 2008

 

 

Mogadishu, Somalia (HOL) - In a press conference through a telephone, the spokesman for Al-Shabab Movement Sheik Muktar Rabow Abu Mansur claimed that Al-Shabab Movement was behind mortar attacks on five different locations in the city of Baidao.

 

Abu Mansur said the attacks inflicted damages on the enemy and Transitional Federal Government (TFG) troops. “Baidoa is the last defence of the enemy troops therefore I call upon all Mujahideen forces to come to Baidao” said Abu Mansur.

 

The spokesman added that Ethiopian and TFG troops are hiding the casualties they suffered as a result of last night’s attack and are also refusing the public to see the areas that were targeted in last night’s attacks.

 

Abu Mansur added that Al-Shabab forces are stationed on the four corners of the city’s outskirts and that they will continue their attacks on both Ethiopian and TFG troops. We are telling those who serve Ethiopians to seek shelter where Ethiopians are because Baidao will be in the hands of the Mujaheen”, said Abu Mansur who added that Baidao was the only city that was not attacked but now is under attacks.

 

On the other hand, Abu Mansur talked about the killing of Osman Ali Ahmed, head of UNDP in Mogadishu two nights ago saying that “we condemn those behind his killing and we have a feeling that those behind his killing had special interest in his death or had projects which he (the deceased) refused to approve” said Abu Mansur who added that they have nothing to do with the killings of those serving residents in Mogadishu.

 

© 2008 Hiiraan Online Inc.

Share this post


Link to post
Share on other sites
money   

I am just hearing this that some MPs in Baidao are disoriented and ran to the Ethiopian bases outside the city. Muse Sudi, gacmadheere, black, Salad Jelle have asked protection of the Ethios.

 

The ADC whoarehouse is burning

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

The Mujaahid made clear that they had nothing to do with the killing of the head of UNDP.

 

Che,

 

great news saaxib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Sh,Muqtaar Roobow Abu-mansuur Oo Sheegay Inay Magaalada Baydhabo Qaybo Muhiim ah Ka Qabsadeen

Warkii 08-Jul-2008 iyo Qormadii: Yaasiin Faytin

 

Xoogaga Ururka Al- shabaab ayaa Shaaca Ka qaaday Inay dagaal Xoogan oo duqayn ah ay U gaysteen habeenkii xalay ahaa Magaalada xarunta u ah Gobolka bay ee baydhabo iyadoo ay Intaas Ku dareen inay Guulo wax Ku ool ah kasoo hooyeen wa siday hadalka U dhigeene .

 

Afhayeenka Ururka Al -shabaab Sh, Mukhtaar Roobow Abu-mansuur oo saxaafada kala hadalayey Dhinaca telefoonaadka ayaa Xaqiijiyey Inay Habeenkii xalay ahaa Duqeeyeen magaalada baydhabo islamrkaana Qabsadeen Qaar ka Tirsan magaalada baydhabo islamrkaana ka Eryadeen Ciidamada Dowlada KMG ah .

 

Sidoo kale Roobow abu-Mansuur ayaa intaasi Siii raaciyey inay duqeeyeen goobo ay ka mid yihiin garoonka diyaaradaha ee magaalada Beydhabo xarunta maddax tooyada oo fariisinka u ah dowlada KMG iyo Saldhigyo ay ku sugan yihiin Ciidamada Ethiopia oo ku yaala badhtamaha Magalada Baydhabo iyo Meelo kale Oo Muhiim ah .

 

Dhinaca Kale Afhayeenka Ururka Al shabaab ayaa Gaashaanka Ku dhufatay hadalka Sheegaya xabad Joojinta islamrkaana Shaaca Ka qaaday Inaysan Ciidamada Ethiopia marnaba wax xabad Joojin ah La gelayn ilaa iyo inta ay wadanka soomaaliya Ka baxayaan iyo Inta ay kooxda dowlada sheenaysaa ay ka tanaasusho magaca dowlada soomaaliya .

 

Iskusoo Wada Duuboo Magaalada baydhabo oo kamid ah magaalooyinka fara ku Tiriska ah Ee ay Dowlada KMG ah gacanta Ku hayso ayaa Iminka U Muuqda Mid ay Gil Gilayaan dagaalo Hor Leh oo u dhexeeya Ciidamada isku Jirka ah Ee dowlada KMG ah Iyo Ethiopia oo isku dhinac ah iyo weliba Xoogaga Diidan Joogitaanka Ciidamada shisheeye iyo siyaasada dowlada

 

Al shabab successfully liberates parts of Baydhabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this